Laascaanood: Shirkadda Telesom oo Soo Bandhigtay Adeegga ILA SOCO oo siwayn Loo Jeclaystay [Daawo Video]

Ankara ( Kalshaale ) Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM oo kamid ah Shirkaddaha ugu Waawayn ee dalka ka howlgala, Islamarkaana Bixisa Adeegyo kala duwan ayaa soo kordhisay Barnaamij cusub oo loogu magac daray ILA SOCO.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xarunta Shirkadda Telesom ee Laascaanood ayaa soo bandhigtay Adeeggan oo lagu Ogaan karo Inaad la socon kartid, Xawaaraha uu ku socda Gaadhigaaga, Goobta uu marayo, Shidaalka uu isticmaalayo iyo Guud ahaan Warbixinta ku Gadaaman Gaadhigaaga.

Adeegan ayaa inta badan lagu xidhayaa Gaadiidka Safarka u baxaya, Iyadoo Mulkiilaha gaadhigu uu Fadhigiisa kula socon karo xaalada Gaadhiisa, Iyadoona hadii la isku dayo in la dhaco gaadhiga Halkiisa uu ku damin karo.

Adeegan Casriga ah ayaa sidoo kale ah mid yarayn kara Shilalka maadama Qofka Darawalka ah Xawaaraha uu gaadhiga kuwado Toos loola socdo, Taasi oo ka Qayb noqonaysa Badbaadinta dadka ku Safraya Gaadiidka.

Kalshaale Warar sugan iyo Suugaan
Email : Kalshaale.com@gmail.com

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!