WARAYSI: Garaad C.laahi Cali Ciid oo si adag uga hadlay Dilka iyo Kufsiga Dumarka ee Puntland ka dilaacay

Garoowe  ( Kalshaale ) Garaad Cabdullahi Cali Ciid oo kamid isimada dhaqanka ee Puntland  ayaa si adag uga  hadlay Falalka kufsiga iyo Dilka wada socda  ee Mudooyinkii dambe kusoo Badanayey Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waa wax aan horay u Jirin,  oo dhaqan Soomaaliyeed iyo Mid Islaam ahayn,  In Gabadh yar 5-Nin Fuusho oo la dilayo,   Gabadh Nin wayn oo AIDS Qabaa kufsanaya gabadh 6-sano Jirta,  In Haweenay Xaamilo ah la Kufsaday lana dilay, Inkastoo kuwii falkan u gaystay la sheegay in la Qabtay waa wax aad loola yaabo Arintani.”

“Anigoo ku hadlaya Afka Isimada Arintan ka socota Dhuusamareeb ee Garoowe , Waa arin u baahan in wax laga qabto,  Waana in Tallaabo laga qaado oo la baadho meesha laga Maleegayo”

Ciidamada Aniga iyo Madaxda Puntland  ayuu ugu baaqay Garaadku inay Tallaabo adag Qaadaan, Islamarkaana Sharciga la Mariyaa dadka dhibkaasi gaystay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    WAA WAXAAN SOMALI DHAQAN ULAHAYNE IS WEYDIIYA
    XAGEE KASOO FUFAYAAN WAXAANI?
    MA DHOOFKII BAA KUFSI GALAY?
    MA HAY’ADO DANO KALEH BAA HOOS KA WADA?
    MA DADKII BAA BAHALOOBEY?
    ILEYN SOMALI LAGUMA AQOON DHAQANKAASE.
    HA ILAAWIN:
    ILA SOCO:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+MI6+CIA=ONE.




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page