Puntland: Muuqaal laga Soo Duubay GAADHIGA Hogaamiye ku Xigeenkii Daacish oo Duqayn lagu dilay [Daawo]

Garoowe ( Kalshaale ) Maamulka Puntland ayaa sheegay in duqayn lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalantay Qaybo kamid ah Dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in duqaynta oo maanta dhacday lagu dilay Cabdixakiim Dhoqobeed oo ah ku xigeenka Shiikh Cabdulqaadir Muumin oo ah hogaamiyaha kooxda Daacishta Somalia.

Qof kale oo aan weli la aqoonsan ayaa la sheegay inuu la dhintay ninkaasi, iyadoo duqeyntan ay ka dhacday tuulada xariiro ee Duleedka degmada Isku-shuban ee Gobalka Bari.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dayuurad dagaal ay gantaal la heshay gaari ay la socdeen raggan oo ku safrayey degaanka Xariiro meel ku dhow.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST-
    Khabiir Ku Taqasusey Arimaha Argagaxisada.
    ———————————……
    WHO REALY IS ISIS!!?.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE.
    WE KNOWS THAT.
    WAXAAN ARKAY VEDIO LAGA DUUBEY HELOCAPTERO MARAYKAN LEEYAHAY OO 2 XIRMO OO WAAWEYN OO HUBA U DAADINAYA ISIS-ta.true story!!.
    WAXAAN AQAAAN IN HOGAAMIYAHA ISIS ALBAGHDADI MAGACIISA SAXDA AH LA DHAHO(AKA ELLIOTE SHIMON) YAHAYNA ISRAELI.
    WAXAAN OGAHAY IN OSAMA BIN LADEN KU NOOL YAHAY (BAHAMAS)SIDA UU NOO XAQIIJIYEY EDWARD SNOWDEN.
    WAXAAN OGAHAY IN MARAYKAN,ISRAEL AY YIHIIN KUWA SAMEEYEY ISIS,BOKO,ALQACIDA,ALSHABAB,IWM,SI AY DIINTA ISLAAMKA UGU CEEBEEYAAN DUNIDA MUSLIMKANA UGU QABSADAAN,BURBURIYAAN,
    WAXAAN OGAHAY IN ARGAGAXISADA KOOWAAD EE DUNIDU YIHIIN USA & ISRAEL.WE HAVE DUCOMENTERY ABOUT THAT…
    MARAYKAN 90 SOMALI AH,CIIDAMADA QARANKA IIRAAN BUU KU DARAY LIISKA ARGAGAXISADA,KKKKKK,WAA WAX LAGU QOSLO WAXAYNA KU TUSAYSAA TAASI WAXA UU MARAYKAN ARGAGAXISO UYAQAAN SIDA (MUSLIMKA) YOU ARE MUSLIM YOU ARE TERRORISM SHEEKADA MARAYKAN WAA TAAS,
    AMERICA IS GLOBAL TERRORISM.
    FIIRI SURIA,SOMALIYA,LIBIYA,YEMEN,FALASTIN,CIRAAQ,SUDAN,AFGHAAN,IIRAANIWM,WUXUU MARAYKAN KA DHIGEY MID UU BURBURIYO MIDUU QABSADO & MIDUU HADEER U GOODINAYO SIDA IIRAAN,
    DAGAALKA MARAYKAN KU WADO DUNIDA MUSLIMKANA BUUSHKII YARAA BAA SHEEGAY OO DHAHAY CRUSADERS WAR,OK,DONALD TRUMP MABA QARSADO NACAYBKA MUSLIMKA ISAGUNA.AFBUUXAAN KU LEEYAHAY:AMERICA IS TERRORISM.
    ILAA ROLAND REGEN,BUSH & AABIHII,CLINTONG,OBAMA,NACASKA TRUMP MID AAN DAL MUSLIM WEERARIN KUMA JIRO MID DALKALE WEERARAYNA KUMA JIRO WHY NOT?ARE YOU HATE ISLAM!!?.GO FUCK YOUR SELF,
    MARAYKAN WAA KA SOMALIYA HOREY U BURBURIYEY HADEERNA KU TAAGAN SOMALIYANA U DIIDAY NABAD & NOLOL,
    FIIRSO GENERALKA AMERICANKA AH EE GEN:WESLY KLARCK OO DHAHAYA ANOO BENTIGONKA JOOGAA WAXAA ISOO GALAY RAMASFIIL OO IGU DHAHAY 5SANO GUDAHOOD WAA IN HILFAHA LOO LAABAA 7DAL OOKALA AH,SURIYA,SOMALIYA,SUDAN,LIIBIYA,LUBNAN,CIRAQ,FINISH ON IIRAAN.WAXAA INTEE LAGA DHEELAA AMERICA IS BIG TERRORISM.GO FUCK YOUR SELF.
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGET.
    EVERY WHERE WE ARE TARGET.
    OK,IYADOO AY TAASI JIRTO AFBUUXAAN KU LEEYAHAY:-(I AM ISLAMIST FUNDEMANTELIST)100% sure.

  2. NUURKANEDERLAND says:

    WHO REALY IS ISIS?
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ALBAGHDADI ex-Name(ELLIOTE SHIMON) HE WAS MOSSAD AGENT,IS NOT MUSLIMS 100% Sure.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!!!!
    WHY NOT?ISIS MADE IN ISRAELI.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT PLANS(PLAN 1980).
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO(ANTI MUSLIMS AGENDA.
    ISRAELI DID 9/11 & IN SIDE JOB.
    19 HIJACKERS STILL ALIVE & WEL.
    OSAMA BIN LADEN STILL ALIVE(BAHAMAS).
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS!!!!!!!!!.RECODING,TRUE STORY…
    MARAYKAN & ISRAEL THEY ARE TERRORISM.
    IS NOT MUSLIMS.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!