MUUQAAL: Shir Looga hadlay Amniga dalka iyo Dhacdooyinkii Muqdisho ee shalay

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa  maanta lagu Qabtay  Shir Looga hadlay Amniga magaalada Muqdisho iyo  Dhacdooyinkii maalintii shalay ka dhacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ku simaha Ra’isulwasaaraha Dalka Mudane Mahdi Mohamed Guled Qadar ayaa shir Guddoomiyey Kulankan looga Hadlay amniga guud ee Dalka oo ay ugu horeeyaan Dhacdooyinkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho .

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa ka Warbixiyey Kulanka iyo Arimaha looga hadlay, Wuxuuna sidoo kale xusay inay ka digayaan in Dad dano gaar ah wata ay ka Faa’iidaystaan, Kuna dhuuntaan marka ay dhacdooyin dhacaan, Wuxuuna xusay in dadkii Boobka iyo dhibaatada shalay gaystay markii Bajaajleydu Aragtooda muujinayeen dhowaan sharciga la horkeeni doono, Wuxuuna xusay inay wax badan ka Qaban doonaan Arimaha Amniga islamarkaana ay Shirar kale la yeelan doonaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    XERADA XALANE & BALIDOOGLE WAA MEESHA LAGA HAGO AMNI DARADA DALKA WAANA DALADA AY HOOS TAGAAN ISIS,ALSHABAB IWM.
    AMERICA MOVE BALIDOGLE.
    XALANE CLOSED.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+AMISOM+CIA+UNSOM+MI6=ONE.QANDARAASLAYAAL U JHESHIIYEY DAADINTA DHIIGA SHACABKA SOMALIYED IYADOO AY U SII SAHLAYSO KUWA TUUL U AH MARAYKAN,OO SHEEGTA MADAXDA SOMALIYED.
    MA AQBALI KARNO INTUU MARAYKAN FAMNGAREEYO ISIS,ALSHABAB IWM HADANA INUU DHAHO SOMALIYAAN CAAWIYAA,NO NO,NO,
    WAXAANU U BAAHANAHAY HOGAAMIYE SOMALIYED OO AAN TUUL U NOQON MARAYKAN.
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGET.EVERY WHERE WE ARE TARGET.

  2. Jabhad says:

    April 15, 2019 at 8:44 am
    NINKA. TUHUNSAN TALAABADA AAN. QADAYNO
    Hor HOOY TIMIRI laf baa ku jirta
    https://youtu.be/_wV-QHRhRtQ

  3. Kacaanboy21 says:

    Imaradka. Ashabaab. Somaliland. Daacis. Siyasiyiinta mucadka ee dawlada kuwa xanaqasan ayaa nabada somaliya hortaagan. Dawlada farmaajo iyo khayre hogamoyaan. Waa mida igu waxqabdka badan. Waxaan filayaa inta emarad. Wadanka marba meel kasoo galayaan. Dhibka waa badan ayaa. Waxay u xanaqasan yihiin jabuuti laga soo eryay. Somaliland dhaqaalaha imaradka siiyo puntland kuladagasho. Ashabaab. Dawlada way cirib tiri kartaa laakin waxa kashaqeeya. Siyasiyiinta muqdsho dawlada u
    Mucarada. Oo hadii wax dhacan yirahda shacabka yaa ladilay. Kuwa xildhiban wasiiro somaliland kasoo jeeda oo raba inaan muqdsho amaan noqon. Su hargaysa y ufaaniyaan. Bal ifiirso dhibatada sool iyo sanaag kuhayaan somaliland. Kama hadlaan kuwa federalka u matala. Kuwa hargaysa jooga waxay yirahdaan. Siyasin ta glmudug waa inaan qaataan muqdsho abagba snm. Dagaalkii dawladii kacaankii waan idin cawinay. Waxa isku .inta ay Hadafkooda gaadhay aan. Puntland waxa lawayay Geesi xuduuda puntland soo xidha. Tusaale warsangali waxa iyerdhay. Hargaysa. Oo shilimaad lacagtii imaradka. Doonten si puntland khalkhal loo galiya amaanka sool.




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page