MUUQAAL: Hargeisa oo laga tukaday Roob dooni Iyo Muuse Biixi oo Khudbad ka jeediyey

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa ayaa maanta waxaa laga Tukaday Salaad Roob doon ah, Waxaana hadalo ka jeediyey Culimada iyo Qaar kamid ah Masuuliyiinta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaynu isugu nimid in Alle aynu Barino, oo aynu is wada Saamaxno, Waana Bishii Shacbaan ee Acmaasha la Qaado, Aynu iscafino  “.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Bulshada ugu baaqay inay Alle Baryaan oo Ducada ay Ficil ku daraan.

“Abaaraha soo Noqnoqday hadii Aan Ducada Ficil lagu darin waxbaa dhiman, Baryo Bini Aadam baryon mayno, Alle wuxuu yidhi I Barya aan idin caawiyee,  Xoooga iyo Xoolaheena waa inagoo isku gayna, oo ku dhaqaaqnay Sidee abaarta uga bixi karnaa, Alle inama odhan Hay’ado iyo Qolyo aydaan isku diin ahayn Barya” Ayuu yidhi Madaxwayne Biixi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Kacaanboy21 says:

    Baryada allaah waa fican tahay. Ee kabaxa dhulka dhulbahante. Iyi warsangali ciidanka ka kaxaysta. Oo guryihiina kunoqda ilaah baan baryi. Harti waan kslajari. Dagaal iyocidan dul jooga degaan aysan degan. Askar laga keenay gabileey iyo hargaysa. Sool tukaraq sanaag hada. Umalayn maayo. Inay xaq tahay. Qof dhig muslim doonaya inuu dad iyo xuduud beena. Gaalada ushegataa. Isla saxan. Kusoo duulay beelaha haritga kalaqaybin. Iyo xukun aan sharci islam iyo mid gaala toona. Racayn. Yiri. Tikreega iyo gaalada. Dhulka dhulbahante iyo warsangali anaga leh puntland neceb caaya dariska. Bal iswabasiiya. Jegaanta yo warkooda. Mara ilaahay la baryo mara lascaano iyo garoowe dhexdooda isbaaro dhigtay. Subxaanalaah.

  2. mohamed abdi jama says:

    Jam somland iyo shacabkeedaba quluubta iyo wadnahaanu idinkala tukanay waana aanu idiin soo ducaynaynaa in ilaah si deg dega inshallaah samaawaadka iyo ardigaba inaga afuriyo ama inoo barakeeyo oo midna waa samadee roob khayr qaba oon dabaylo iyo duufaano wax dumiya lahayn inoo soo daayo ama ina siiyo ardigana waa dhulkee naq iyo midhaba ilaah inaga siiyo khayr qaba oo ina gaadha dhamaanteen sad iyo duunyaba aamiin aamiin aamiin dadkeenuna ha osu naxariirsto si samada laynooga naxariirsto? Rabadaan baa soo dhaw u jabiya bulsgadeena raashinka ama dhuuniga la cuno iyo timirta iyo sharaabka iyo waliba khudradda ! Ha doonina faaiido laba jibaaran ee ilaahay ka baqa oo ka xishooda kuwa dharka kabaha iibiyoow idinna ilaahay ka baqa oo isu tudha maalin taajirku ma fiicnee u tudha hooyada agoonta haysata ee ubadka yar yari garanayn hooyadiin ha dhibina aabihiin dhimaye goob joog vaan u ahaa bacadlaha hargeisa hooyo ooyaysa oo lix caruura wadata oo agoona oo dharkii iida doonayey ????

  3. C/Raxmaan says:

    Alxamdulillah . Sidaan maqlay alle swt wuu akhbalay baryadii addoomadiisa . Wuu ka hooray Hargeysa .

  4. NUURKANEDERLAND says:

    WAA SAX,BARI ILLAAHAY WAAD KA HELI DOONTAAN WAXAAD WEYDIISATAANE,
    LKN CADAALADDA MUUSE SHAANI WAA LAGA QAYLINAYAA!!!.




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page