DF Soomaaliya oo kasoo baxday Shuruudihii Laga rabay Dayn-Cafinta

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay inay ka soo baxdo dhamaan shuruudihii laga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya.

“Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya, kaliya waxa aan sugeynaa jawaabta ay ka bixiyaan deeq bixiyayaasha caalmka oo ku qancay habka aan wax u maamulnay, iyo hufnaanta Maaliyadda Dalka”ayuu yiri Wasiir Bayle

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya gaartay heerkii ugu sareeyay ee Kalsoonida Beesha Caalamka.

Dhanka kale Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shirarkii malmahan ka socday magaalada Washington ka sheegay in isbedelo la taaban karo laga gaaray dhinacyada horumarinta maamulka iyo maaliyadda,amniga iyo arrimo badan oo horumarinta dhaqaalaha dalka ku saabsan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Laalays says:

    Halkaan ka akhriso beentii Beyle & Khayre oo fashilantay.

    Dadka waxay ku maaweelinayeen beryahan in hay,ada IMF (International Monetary Fund) ay Soomaaliya ka cafiyayso dayntii lagu lahaa.

    Lifaaqa hoosta waxaa ku jira magacyada dalalka 2019 laga dhaafay daynta. Soomaaliyana kum jirto!

    https://www.imf.org/en/search#q=The%20Debt%20Reduction%20Facility%202019&sort=relevancy

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Laalays says:

    Masiibada jirta:

    Daytan dadka masaakiinta ee lacagtan magacooda lagu amaahday waxba kama gaadhaan oo la siiyo.

    Qawlaysta-yaal madax isku sheega ayaa rubuc loo tuuraa, inta kalena shirkadaha dayntan u suubisa Zoo_maal ayaa qaadata.

    Zoo_maal waa mashruuc Beyle ayaa markhaatigaa furay. Dhismo 8 dabaqa ayuu hada Hargaysa ka dhisanayaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Cagey says:

    Laaleys
    Ninkii tiisaba daryeela ayaa tu kale ku Dara e hundaraabkii ka ka waran

  4. NUURKANEDERLAND says:

    WAA BEEN AAN SAL & RAAD TOONA LAHAYN.
    SHURUUDAHA DEYN CAFINTA WAXAABA ASAL U AH:-
    IN DASTUUR DHAMAYSTIRAN JIRO.
    IN DALKA OO DHAN HAL MAAMUL KASHAQEEYO.
    WHY?S/LAND OO MAQANA WAX LA CAFIN KARO MABA JIRTO.
    OK,WAA UUN RUWAAYAD SIYAASADEED OO BEYLE JILAYO XAQIIQDUSE WAA SOMALIYA HADEER MABA BUUXIN KARTO SHURUUDAHA,OK,HAA HA DHAHO USAID BAANU SOO BARINAY HAA WAA MACQUUL.
    AMERICA HATE ISLAM COUNTERY!!!.
    INTA MARAYKAN KU TAAGAN YAHAY QARAN SOMALIYEDNA AAD BAY U ADAGTAHAY SOMALI INAY ISTAAGTO,SEDEX ARIMOOD BUUNA MARAYKAN NAGU HAYSTAA:-
    1= MAXAAD MUSLIM UTIHIIN!!!.
    2=GEOPOLITICAL,STRATEGY-ada JOGORAFI.
    3=BUUXA KHAYRAADKA DABIICIGA AH.
    WE KNOWS AMERICA…ARE YOU HATE MUSLIMS!!?
    GO FUCK YOUR SELF.WE ARE MUSLIMS 100%.
    HA ILAAWIN:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+MI6+CIA+UNSPOM+AMISOM=ONE.

  5. Jabhad says:

    DR BEYLE

    Wasirkii reer WAQOYI ee salka u dhigay dhaqaalihii

    Dalkeena alow ku daa oo kula jir

  6. Abdulkadir says:

    It’s true that the somali government fulfilled all the necessary conditions needed to wave the debt for somalia. The international community knows Somaliland as a part of somalia just like puntland and the other somali regional states.

  7. Jabhad says:

    NINKA. TUHUNSAN TALAABADA AAN. QADAYNO

    Hor HOOY TIMIRI laf baa ku jirta

    https://youtu.be/_wV-QHRhRtQ




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!