Xildhibaan C.raxmaan IBI “Bajaajleyda Muqdisho waa BUMBO Tuurayaal”

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee kalluumeysiga iyo kheraadka badda C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi), haatana kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Darawal mooto Bajaaj iyo abtigiisa kaasi oo ka dhacay Isgoyska Holwadaag ee Magaalada Muqdisho.

Ibbi oo ka hadlayay kulanka dooda amniga ee Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka xun yahay dilka loo geysto Darawalada bajaajta ee Muqdisho ka dhaca, laakiin darawalada mararka qaar ay bambooyin ku tuuraan goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

”Bajaajleyda aan u doodeyno Waa Bambo tuur oo waxaa la hayaa saddex Bajaaj oo Askarta Bombooyin ku tuuray”, ayuu yiri Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi).

Hadalka Xildhibaan Ibi ayaa dhaliyay qeylo dhaan iyo in lagu buuqo, isagoo markaas kadib si toos ah u weerarray xildhibaanadii ku qeyliyey kadib markii uu weerar afka ah ku qaaday darawaladda Mooto Bajaajka.

Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Banaanbax dhaliyay dhimashada ku dhawaad 10-ruux kadib markii askari ka tirsan Ciidamadda Boolisak Dowladda Soomaaliya uu dilay saakay Darawal Mooto Bajaaj iyo abtigiisa xili ay ku sugnaayeen isgoyska Holwadaag.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Garqaad says:

    IBBI ma ninbaa mase waa naag.

  2. Laalays says:

    Bal nacas kan eega. Kumanaan qof oo masaakiina ayuu denbi dusha ka saaray.

    Isagaa danbiile ah oo ku fashilmay shaqadii loo doortay.

  3. Garqaad says:

    Reer Muqdisho waa meeyd, Meeyd sidayaal iyo Meyd sugayaal waxay u dhaxeyaan gumaadka Alshabaab iyo Ciidanka dowladd isku sheega.

  4. Mustafe Daacad says:

    Xildhibanku runta ayuu shegay shababku wey adegsadan bajaajta.
    Lakin waxa khalad ah kuligood inuuku eedeyo.
    Shacabku hadeysan nabada kashaqeyn waligoid nabad helimayaan midaas ayaan been aheyn cida ugu badan eku dhamaneysa waa iyaga.
    Dabta aya waxaa ugu jidha iney cidamada garab istagan ola shaqeyaan hadii kale sidaas ayey udhimabayan malain walba.
    Fatmaajo iyo Kheyre hays casileen waayo meesha majogaan dad dawlafnimo oyo nabaf raba sida muuqata o qof walba o aqli leh garan karo wbt.

  5. Mustafe Daacad says:

    Laalays
    Wanku salamy. Halkaa hoose ayanku arkay adigoi ku mashxaradaya dad muslim ah dhintay ama ciidamo islayey adigooku fekaraya dawlafnimda somaliya hadey fashilanto inlagu aqoosan doono midaas o ah been cad o waligeed dhacayn.
    Bal imisa madaxweyne ayaa isbedalay inta dhibkan wuu jiray wax afka fa.ideena maleh.
    Dhiig muslim intaadku farxi laheyd iyo dhibkooda isweydii waxaku diiday inaad dawlad noqonweydid?
    Naftada usheeg cida dawladnimo kuudiday maha hawiye mana aha cis kale waa anigo keh inta badan dhulka aadku sheegto qaran dadka degana 100%somalinimo raba kuna weyntahy,marka xigana aminsan Puntlandernimo.
    Adeerada ayaa dhintay iyagooku fekaraya beenta aad wadid adna sidoo kale kkkkkkkkkkkkkkkk
    Inta puntland jidho o hal qof joogo kasamir in idoor dawlad noqdo horayna aniga cag kaga saaray hadana waa halkeedii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkk

  6. Mr BaHaL says:

    Xildhibaanku wuu saxan yahay.Qaylada dhacaysa ayaad ka garataa inay Bajaajleyda iyo Kooxo kale qaraxyada dhigaan dariiqyada.

    Waa in la kasbaashaa.

    Waa in dawlada Tuugta oo noocyo badan ku qadhaabta laga adkaadaa,hadii kale waxaa lagu jiridoonaan Dulinimo iyo dhulka oo lala wareego.

    Dalmida

  7. NUURKANEDERLAND says:

    Dr:Ibi NIN & HADALKII ISU EG,
    AWALBA INAN GUMEED BUU AHAA!!!.
    WAX KASOO QAAD MALAHA.

  8. Garqaad says:

    Anigu wax kale dhihi maayo. IBBI waa in la dilaa. Marba haduu baneeyay dhiiga bajaajleyda.

  9. Baaruud says:

    Waxan xasuustay xilli ay bolisku xaafadii aan deganaa ee kasapoplare meel u dhow dhirtii kutaal jarjaeen, markii aanu weydiinay sababta ay dhirta u jaryaana noogu jawaabeen tuugtaa ku dhuumata. Dhirtu dembi ma laha ee boliskaa shaqadiisii qabsan kari waayay oo tuugta wax ka qaban waayay. Wallee reer aan ogahay ma guuro




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page