MUUQAAL: Odayaal iyo Waxgarad sheegtay inay Leeyihiin Dhulka Muuse Biixi ka dhisayo Madaxtooyadda

Muqdisho ( Kalshaale ) Odayaal iyo Waxgarad Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inay leeyihiin Goobta laga dhisayo madaxtooyada cusub ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay ku doodeen in ay haystaan waraaqihii caddeynaayay mulkiyadda dhulkaasi, Waxayna sheegeen inay leeyihiin Lahaanshaha Dhulkaasi.

“Ina Biixi waanu dooranay, Waanu u ciyaarnay Kama yeeli doono inuu Abaalkayaga ka dhigay inuu Nagu Fuliyo wax Sharci darro ah kama yeeli doono “.

“Beertani waa mid Taariikhi ah, 40-Sano ka hor  Taariikhdeedu jirtay maanu Filayn in laga dhex Qaadayo Maxamed Xasan oo lahaa.”

Madaxweynaha Somaliland ayay ugu baaqeen, in haddii uu doonayo madaxtooyo cusub uu ka dhisto beerihiisa uu ku leeyahay duleedka Hargeysa “Hadii uu doonayo meel uu ka dhisto Madaxtooyo  Beerta aabihii ha geeyo Muuse”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page