MUUQAAL: Cabdi Good oo sheegay in Sirdoonka dalka Jabuuti ugu Hanjabay in Hargeisa lagu dhex dilo +[Cadaymo]

Hargeisa ( Kalshaale ) Cabdi Good Abees oo dhowan Barnaamij  Uga hadlay Xiisada u dhaxaysa Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Dawladda Jabuuti, oo maanta Warbaahinta kula hadlay hargeisa ayaa sheegay in Dil loogu soo Hanjabay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu dhaliil u miisay Madaxwaynaha Jabuuti, Waxaana Codka uu soo Bandhigay lagu sheegay  in Sirdoonka Jabuuti ay ku dili karaan gudaha Hargeisa, Iyagoo adeegsanaya Isaaq iyo Samaroon, Sida uu Hadalka u dhigay.

Cabdi Good ayaa mar kale ku celiyey eedayntii madaxwaynaha Jabuuti, Wuxuuna xusay inaysan jirin cid wax ka Qaadi karta.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. mohamed abdi jama says:

    Ciidamada africom ee maraykanka ah ee saldhigoodu yahay jabouti waxaanu ka codsanaynaa inay naga daayaan argagixisada ay ku hayaan shacabkayaga iyocaruurtayada iyo ciidayada iyo waliba calankayaga
    Waxaan woshington ka codsanaynaa inay ixtiraamto xeerka xaalamiga ah ee u yaala aduunka ? Maaha jam somkand meel wiilasha yaryar ee u dhashay U S A ay u yimaadaan inay tababar ku qaataan argagixisnimada shacabkayaga taabaalaysan ee abaaraha iyo aqoonsi la’aantu hayso waxaan genaral tomsan oo ah madaxa ciidanka africom ka codsanaynaa inaad naga dayqaanargaxisnimada xaalamiga ood u gardarootaan ruushka chaina north coriya iwm dal yar baanu nahay naga daaya kibirka fadlangen tomas africom

  2. mohamed abdi jama says:

    Waxaanu gen tpmas warqad aanu ku cabanayno u diri doonaa qaramada midoobay oo u xil saaran cabashooyin quwadaha waaweyni ku hayaan caalamka maanta? Gen tomas u xaq dhawr shacabkayaga u dhashay jam somland sida kuwaaga aad u xaq dhawrto gen tomas ha iloobin caruurtayada aad ku haysaan tororiseme ka ee cabsida iyo hubka aad ku ridaysaan gen tomas waa runtaa waanu madawnahay laakiin aadamaanu nahay sidiina fadlan noo ixtiraam sida aad u ixtiraamto shacabkaaga jooga U S A jam somkans waa nabad naga daaya waxaad dhaawacaysaan shaqsiyadayada iyo jiritaankayaga aadanimo gen tomas faldlan naga daa oo raali gelin na sii ha nagu xaqirin midabkayaga madaw een ku faraxsanahay sisaad ugu faraxqan tahay kaaga cad

  3. Sarsaayes says:

    War Rabbigaa bari jaahilnimo cuqdad baad isku darsataye

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Cabdiyow, markaad Fanka ka faalloo jirtay FIICNAYDA!!!. . *Adeer waan ka gaabsaday inaan ka Faalloodo, muraayo jabki kugu dhacay marku C.C. Geelle XAMAR tegay oo waxaa ii caddaatay heerkaad Somalinimada ka joogto. *Haddana waxaan ku leeyahay CIDINA kaama xigto XAMARE orod oo tag oo fankaagii & Isboortigii hoosta ka gal. *Adeer isla weynidaa!!! dilkaagu muxuu C.C.Geelle u soo kordhin? kuwaaba mushaar ku qaata caydiise. *IGA DUUB U EKAA. WBT.

  5. Wagad wyrah says:

    Waa ninkii Qaawanaa ee yidhi
    (((WAR SOW NALA FURTEE )))
    Jabouti wakhti cid walba iskagama lumiso
    Please wax walba Ma la iska soo qorayaa naga
    Baandheeya fadlan

  6. ciise binu axmed says:

    abdi good horta miyuu daroogaysanyahay ,waa yaabe ,,muxuu maalinkasta reerka u caayaa ,labada gelin mid isu kaayo qaawi waa maxay ,oo weliba qaawanaanta subixii naga daa way xanuun badantahaye kulahaa ,waar naagaha waa lakala guursadaa maxaa naagta ismaciil cumar iyo reerka isaaq iska galay ,naag nin qabo ayaad reer dhan iyo somaliland dusha ka saaraysaa pooolshiiiiiiitttt




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!