Muuqaal: Hogaamiyaha Cusub ee suudaan C.fataax Burhaan iyo Arimaha uu ka hadlay

Khartoum ( Kalshaale ) Dalka Suudaan waxaa ka dhacay Isabadalo kadib markii uu meesha ka baxay Madaxwayne Cumar Xasan Albashiir, Iyadoona Hogaamiyii Badalay oo Hal Maalin Xukunka hayey uu ku dhowaaqay inuu Iscasilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hogaamiyaha Cusub ee Tallada dalka Suudaan loo dhiibay Cabdifataax Al-burhaan gudoomiyaha golaha malatariga ku meelgaadhka ah ayaa ka akhriyey tilifayshanka qaranka Suudaan war-murtiyeedkii 3aad oo golahaas, waxaana ugu muhiimsanaa qodobadan:

1-Laalista qaanuunka xaaladdii degdegga ahayd iyo badndowgii.

2-Siidaynta dhammaan maxaabiistii loo xidhya banaanbaxyada ka dhanka ahaa taliskii Albashiir

3-Golaha malatariga oo gacanta ku hayn doona talada dalka Suudaan muddo 2 sanadood oo ku meel gaadh ah kaddibna ay ku wareejin doonaan xukuumad rayid ah.

4-Xabbad joojin guud ahaan dalka Suudaan oo dhan .

5-soo qabashada iyo maxkamadaynta kuwii ka dambeeyey laynta shacabka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page