GAROOWE: Siyaasi Fariin adag u diray Somaliland, Xiisada Sanaag, Muxuuse ka yidhi Wadahadalka DFS ? [Muuqaal]

Garoowe  ( Kalshaale ) Siyaasi Cismaan Batrool, Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo shir jiraa’id qabtay ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Sanaag, wuxuuna fariin u diray Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cismaan ayaa sheegay in Bulshada ku Nool Sool iyo Sanaag ay Aaminsan yihiin Midnimada Soomaaliya, Islamarkaana aysan Jirin Heshiis ay la gaadheen maamulka Somaliland, Sida uu hadalka u dhigay.

Bulshada ku dhaqan Goboladaasi Sool, Sanaag iyo Cayn kama mid aha  maamulka la baxay Somaliland ee Hargeisa iyo Burco” Ayuu yidhi  Cismaan Batrool.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Ciidamada Somaliland ee dhowaan gaadhay deegaanka YUBBE ee Gobolka Sanaag, Wuxuuna Madaxwayne Biixi ugu baaqay inuu Ciidankiisa kala baxo deegaanka,

Bulshada deegaanka ayuu sheegay inaysan Haysan wax kale, Balse ay Haysteen Nabad oo keliya, Wuxuuna Bulshada ugu baaqay inay is difaacaan.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayuu Fariin gaar ah u diray, Wuxuuna iswaydiiyey Wadhadalka ay la gelayso Somaliland iyo Cida ay tahay Somaliland. ? “Somaliland ma Habarjeclo iyo Habar-awalbaa,  Ma Beesh dhexaa, Mise waa dadkii Gobolada Waqooyi Degenaa” Ayuu yidhi  Siyaasi Cismaan Batrool.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Laalays says:

    kkk

    Adeer Farmaajo iskadaa inuu wax kaa celiyee kuma dhaco inuu gobolada Sool & Sanaag afkiisa kasoo baxaan.

    Markaa adigu wax iska celi & jooji cabaadka.

    Ceedhin & Biseyl waxa u dhaxeeyaa yacyacood.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Laalays says:

    Halkaan ka akhriso beentii Beyle & Khayre oo fashilantay. Dadka waxay ku maaweelinayeen beryahan in hay,ada IMF (International Monetary Fund) ay Soomaaliya ka cafiyayso dayntii lagu lahaa. Lifaaqa hoosta waxaa ku jira magacyada dalalka 2019 laga dhaafay daynta. Soomaaliyana kum jirto!

    https://www.imf.org/en/search#q=The%20Debt%20Reduction%20Facility%202019&sort=relevancy

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Guulwade says:

    Farmaajo haduu maamul gobeleedsiiyo khatumo .jegaanta way xanaaqI. Hadii puntland qabsato jegaanta way xabaaqI. Tasa keentay inay mraba nin laaluusha an. Oo uyeertaan jegaanta. Hotel dajiyay n. Iyo gabar yar oo.dhaylo ah .idoorka don ayaan inay harti burburiyaan. Laskin rag bay heleen. Laaluush iyo gabdho siiyaan.




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page