Daawo: Askari Nin darawal ah ku dilay Muqdisho iyo Banaanbax ka dhashay..

Muqdisho ( Kalshaale ) Isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho Ciidamada Booliska ah ee ku sugan ayaa waxay saaka Dileen darawal Bajaaj la ah, waxaana wararku sheegayaan in muran uu soo kala dhax galay Askariga wax dilay iyo Darawalka la dilay.

Dilalka loo geysto darawalada Moota bajaajta ayaa muqdisho si caadi ah uga dhaca, iyadoona aysan jirin cid wax ka qabatay falalkaan soo laa laabtay.

Dibadbaxayaal ka caraysan toogashada uu Askarigu gaystay Darawal Mooto Bajaaj iyo qof la socday ayaa ka soconaya Isgoyska Howlwadaag ee Muqdisho.

Isgoyska ayaa gabi ahaanba xidhmay, waxayna Dibad baxayaashu gubayaan Taayiro.

Dhawaan ayay aheed markii Wiil Dhalinyara ah oo sidaan oo kale lagu dilay xamar jajab uu ka dhashay Banaanbax, ka dibna uu ka hadlay Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan cumar Cismaan Yariisoow.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. Garqaad says:

    Alla how naxariisto.

    Alshabaab ayaa dil joogta ah ula taagan.

    Askartii badbaadin lahayd ayaa dil joogta ah ula taagan.

    Kuwa ka badbaaday wexey u dhimanayaa gaajo ileen suuqa kama soo adeega karaan.

    War shacabkaan loo tashadayoow maxaad sugeysaan.

  2. Wadaniboy says:

    Galmudug waydiiya. Waxa wax dilaya waa dawlada dadka lanacsiiyo. Mucaradka they don’t care nobady.

  3. khaatumo haanoolaatoo says:

    ilaahay how naxariisto ehelkisana samir hakasiiyo

  4. gaafaw says:

    hawiye madoobe ilaahay caqliga hau sooceliyp

  5. Garqaad says:

    Gafaaw.
    Kkkkk

    Igaar caroole axmed.

    Hawiye madoobe hadaad arki jirtay Hadda waxaa jiro hawiye cadde miyaadan ogeyn annaga iyo cadcadkii inaan isku milanay.

  6. sOmalilander says:

    Wiil & abtigiis baa ladilay oo maydkoogu lays garab wadhay…dadka reer Mogadishu kaca oo mudaharaad waaweeyn sameeyaa iyo kacdoono oo jiidhaa VILLA SOMALIA iyo xeryaha AMISOM.

    Raxiimulaah wiilka iyo abtigiis.

    Wixii dhiig lahoow kaca…Dhamidiinba Wada Kaca!

    Wbt! 😥😥

  7. gaafaw says:

    @ garqaad
    kkkkkkkkkkkk mukulaal madaw baa yaabtey hadana korka ii saaran,xawadle cade iyo geel jecel yaa kacad ,cabsiye xasanley aha ayaan ahay

  8. gaafaw says:

    somalilander
    alshabaab waa dir waliba isaaq iyo biyamaal hawiye waa inuu wixii diir ah cagta mariyaa

  9. Garqaad says:

    Gafaaw.

    Markii la bixinaayay magaca hawiye madoobe. Dadku miyeysan arki jirin Reer bariga.

    weli bosaaso ma tagtay. Weligeey dadkaas. Dadka ka gagaaban oo ka mad madoow maan arag.

    Qardho ka biloow waad aamineysaa in ay yihiin dhashii sansinbaar. Kkkkkkkj

  10. gaafaw says:

    garqaaq
    kkkkk nacam meesha waxa kunool hadhaagii dadkii ladhoofinjirey kuwii xanuun sanjirey iyo yaryaraa ,ayaa kutarmey ,galan ayaa quustey

  11. Garqaad says:

    Banaanbaxyada muqdisho ka socdo oo sii xoogeystay. Saacadaha soo socdo waxaa laga yabaa in uu gaaro villa somaliya.

    Dowladda isku sheegta naxli iyo nabsi waa guryaha loogu galaa.

    Ilaaheyoow dadkeygu towfiqaan iskana dulqaadan cadowga xaasidka ah ee aargoosiga wado…

    Reer muqdisho waa ka dhamaaday dulqaadkii.

    Kasoo baxa guryaha gala xurumaha dowladda. Xarumaha amisom. Xarunta xalane.

    Farmaajo 4 sano in uu dhameysto cebeey igu tahay.

  12. Garqaad says:

    Wuxu u soo baxay shaqadiisa balse Askarigi ilaalin lahaa ayaa dilay!!!

    ilaa goorma ayaa la beegsanayaa kuwa dalkooda ka shaqeysta ee aan niyad jabin?

    Dadkeygoow kac.

  13. Ahmed Najaad says:

    Somalilander
    Kkkkkkk
    Maxaa tiri dad baa la dilay ee ha la kaco oo villa somalia. Danti yaqaan baa tahay oo halkaas jaanis baa idiin ka muuqday.
    Safiirkii maraykanka ee somalia iyo somaliland bal noogu waran kkkkk

  14. khaatumo haanoolaatoo says:

    calaacal wax mataro e cadowga halayska celiyo Alshabaab mulateriga iyo bilayskaba

    way kujiraan xitaa waxay kujiraan baarlamaanka ganacsataday kujiraan

    waxa aargosadka ah waa cadowga Alshabaab o gabalkodu siidhacayo

    @@oday Garqaad beryahan danbe waan kayaabay e adiguna ma kusaasad kamid tahay
    qabyaalad guun ah baayaabtay haxanaaqin sxb inaasi waa kaftan maylasocotaa wiil Hiraab

  15. Zaki says:

    Ilaahay haw naxariisto.
    Reer Muqdisho meel dheer loogama iman ee iyagii uun baa is-dilaya.
    Ciidanka Muqdisho jooga oo Argagax ka qaaday Qaraxyada iyo Iyagoo Darawalada Ku dilaya wooxoogaaga yar ee ay Soo Xoogsadeen inay wax uga dhiibaan.
    GAR ILAAHAY BAY TAQAANAA.
    MISE FARMAAJAA LAYNAYA????
    KKKKKKK

    BAAHI IYO DHISHBILIIN XUMO.

    BAAD.COM

  16. Garqaad says:

    Khaatumo.
    Garaad hadalkaaga waxaan ka fahmay. Ha xanaaqin.

    Garaad xanaaq ma jiro waayoo anigu waxaan doono ayaan qoraa.

    Aniga iyo adigu waxaan ku kala bedelay. Aniga waxaa i damqiyo dhibaatada shacabka lagu haayo. Markaa ayaa hadlaa oon dowladda ku tufaa. Laakiin adiga waxaa ku dhibaayo in dowladda wax laga sheego laakiin kuma dhibeyso kama hadashid dhibaatada shacabka waana taas midaan ku kala bedelanahay.

    Ma wexey kula tahay dhibaatada taagan In shacabka lagu lagu eedo?

    Qofkii geesigaa ahaa ee dalkiisa ka sheqeysanaayay ayaa waxaa dilay ciidankii dowladda ma waxaan ku eednaa alshabaab?

    Garaad waxaad noqon rabtaa axmed somali oo kale waayoo isagu weligii kama hadlin dhibaato ku dhacday shacab somaliyeed. Meel kasto ha jogaane. Laakiin markii farmaajo lasoo hadal qaado wuxuu ku soo gelayaa isagoo indho la.aan ah. Hadana wuxuu ku dodaa in uu yahay qofka ugu Somalisan golaha. Somalinimadii waala kufsaday.

    Unukaa yaabnay

  17. khaatumo haanoolaatoo says:

    @Garqaad
    ilaahay kabaq walaahi maalin walba waan kahadla dhibta iyo xanquuqa haysata shacabka

    maalin walba waxan iraahda qoriga halaqaato o halayska dhiciyo cadowga

    sxb aniga farmaajo waxba igama gelin qabiilna ugu hiilinmaayo in ladhaliilo

    o lakarbaasho xaqba loguleyahay somaalidu waxay ku maahmaahda nin

    durbaan qaaday ilaaq dalbay kkkkk kelmedaas waxa isticmaala reer woqooyi

    garanmaayo in xagiina laga isticmaalo ninku marba hadu yiraahdo madaxbaan noqonaya

    waa ladhaliilaya waa lacayayaa wixi dhacaba masuliyadeeda isaga qaadaya lkn

    ogoow waa shakhsi masuuliyadu dowlad iyo shacaba way ka dheaysaa hadaan lays kaashan

    cadowga lagama adkaan karo anigu waxan aaminsanahay wax shacabka masaakinta ah xansuuqayaa

    inay yihiin cadow kuso duulay in gacmaha lays qabsado o dhinac logaso wada jeesto

    aytahay waajib saaran qof walba o somaaliya

    sxb kuligeen waynu rabnaa dowlad dowladana qof maleh qabiilna maleh waynaga

    dhexaysaa waynu ku khasbanahay inaynu dalka iyo dowladaba wada difaacano

    dowlad la’aani waa waxa halkaa inadhigtay o sodon sano dhiigeenu u daadanayo

    hadaynaan dowladeena lashaqayn sidaa uunbaynu kujiraynaa aakhirkana intaynu dhamaano

    baa dalkena lala wareegi kkkkkkk caruurtenuna helimayso dhul ay inaga dhaxasho
    WBT




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page