Muuqaal: Wasiir Somaliland oo Markii la Waydiiyey Heshiiskii Khaatumo iyo Cali Khaliif ka Xanaaqay Waraysigii (Video)

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, Maxamed X. Aadan Cilmi ayaa ka Xanaaqay Waraysi uu bixinayey Kadib markii wax laga waydiiyey Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa siwayn uga Cadhooday Markii dhowr mar lagu soo celiyey, Qorshaha Somaliland ee ku aadan Codsigii Dr. Cali Khaliif ee ku aadanaa in la Furo-Dastuurka Somaliland.

Ilo-Xog ogaal ah ayaa Xaqiijinaya inaan Somaliland Diyaar u ahayn Dhaqan Gelinta Heshiiskii Khaatumo, Kaasi oo hada u muuqda inuu yahay mid kusoo Aruuray Casuumad loo sameeyo Masuuliyiinta Khaatumo ee Hargeisa Booqda.

Waraysiga waxaa la yeeshay Wariye Khaalid Foodhaadhi oo kamid Saxafiyiinta ka Howl-gala magaalada Hargeisa. DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Caamir says:

    Dhaqan xumidaas

  2. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    Waan ku salaamay.

    Waxaan arkay Pageka hoose oo aad tusaale ugu qaadatay nin xanuunsanaya oo la yidhaa Xuseen Bulxa.

    Ninkaasi wuxuu dafiray inuu Samaroon ahaa,60kii Rasal Wasaare ku xigeenka wadanka Somaliya.Md Cabdi Xasan Buuni,wuxuu dafiray,ninkii saaray calanka Somaliya ee ka saaray magaalada Fuckingstreet,26,1960,Md Xaaji Ibraahim Nuur.Kaasi oo ahaa ama kamid ahaa ragii soo saxeeyay in Somaliland ku biirto koonfurta Somaliya e ku saxeexay wadankan Engriiska.

    I feel sorry inaad dadka noocaasi ah.

    Dalmida

    • sOmalilander says:

      Inaan maalin fucking street ka kugu dhex wasaa bay ahayd oon ku iloowsiiyo wixii kaasoo maray.

      Kamaydho wixii kasoo maray!!

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Caamir says:

    Dhaqan xumidaas waxey ka turjumesaa
    1- Siyaasada Jeegaanta oo beenta iyo aqlaaqxumida ku dhisan
    2_Gar dheer iyo Qamiis oo noqday Qaraabasho iyo wax magaratafa lagu indho sarcaadiyo la iskuna dhaco oo la isku dilo
    Sidaad ayey isku biirsadeen Qamiis iyo gardheer Jeegaanimo
    Waa qiyaaliga ka Jiri Soomaalia gaar ahaan gobolada waqooyiga oo et xooga ku heystaan beeshaada dhexe gaar ahaan Jeegaanta
    Ishavsrøye Allah mat show waa la xoreynayaa Gudubiirsay Dhulooos warsangeli ciise gabooye iwm
    Viva Soomaaliweyn
    Nooloow.Farmaajo

  4. Galbeedi says:

    Bisbilaahi raxmani raxiim

    Ninkan gadhka weyni runtii waa nin qalbiga kabuka tastuurkana ilaah buu kadhigtay waa nin aad u cadhaydan cilmaani faqol cilmaani

  5. warda says:

    Beentu lug qudhay leedahay dee hhhhh

  6. sOmalilander says:

    Remember when Waka Flocka Flame was rapping instead of shitpost!!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Waxaan reer Kalshaale weydiiyay; Abidkii ma maqasheen nin askari ah oo ogolaaday in xukun lala wadaago? haddayba jawaabtu MAYA tahay maxaa Muuse Biixi lagu haysta waa ASKARI xukun hayste?. *Haddise la rabo in Muuse la dhigo awood làaan WAXAA ku filan Waddani & Khaatumo midooba beelaha kalana doonta. WBT

  8. sOmalilander says:

    Adeer khaatumo waxay noqotay boorsadii faysal cali waraabe iyo xisbiga UCID…Waddanigan aad ku dawkhdayna maba jecla kastuumo state kkkkkkkkkkkkkk.

    Ahmed Oromo Maylasocotaa!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Garqaad says:

    Mr bahal
    Waan kaa qaaday mudane.

    Gartaas waan qaatay sxb.

  10. Ahmed Somali says:

    ASC.
    sOmalilander al Qurayshi, waan ognahay in beesha Isaaq kuwa maanta xukunka u hayya ay yihiin Dayday & Caruur marka waxaa WELI naga maqan sidii loola macaamili lahaa ummad noocaasa. WBT

  11. Ahmed Somali says:

    ASC.
    sOmalilander AL-Qurayshi, markay talo kugu caddaato yacni Dawlad beesha Isaaq AGNA/BAABAH waan ku soo raadin si aan kuu baxnaansho. WBT

  12. sOmalilander says:

    Obnoxious!

    😎😎




MUUQAAL: Colaad kasoo Cusboonatay Ceel-afwayn & Waxgaradka Habarjeclo oo si kulul uga hadlay Dilkii (Daawo)
- May 23, 2019
Ceelafwayn ( Kalshaale ) Colaad ayaa mar kale dib uga soo Cusboonaatay deegaanka ...
DAAWO: Nin Doonayey Inuu isku Qarxiyo Culimada Ahlusunnah Oo Nolosha si yaab leh loogu Qabtay
- May 23, 2019
Guriceel ( kalshaale ) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud  Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo ...
Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay Dagaal Cusub iyo iyo Dhoolatus Cusub
- May 23, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha maamulka jubbaland ...
Hargeisa : Wiilkii Calanka lagu xidhay oo Maxkamad lasoo taagay Maanta
- May 23, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Wiil dhallinyaro ahaa oo lagu xidhay ka dib markii ...
Wargays kasoo baxa Kenya oo Dood Cajiib ka keenay Xiisada Somalia iyo Kenya iyo Uhuru oo Cigaal loo Xidhay
- May 23, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Wargeys kasoo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Saaka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!