Muuqaal: Faysal Waraabe “Muuse Biixi Hadaad wax ka sheegto, Sacad Muuse oo dhan ayaa Qaylinaya” +Aadan Siiro

Hargeisa ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa si adag u dhaliilay Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida Somaliland, wuxuuna sharci darro ku tilmaamay Wakhtiga badan ee ay Kororsadeen, Wuxuuna sidoo kale xusay in Riyo been ah lagu Nool yahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Faysal ayaa ka hadlay dhibaatada Qabyaaladda ay ku Hayso Somaliland, Wuxuuna yidhi.

Somaliland hadii aysan Qabyaaladda iska dayn, Qofkasta meesha uu Joogo ayuu Xadayaa, Maayarka Hargeisa Qabiil ayaa lagu Daafacayaa, Sheekh aadan Siiro oo Weli kahadlaya miyaad Maqasheen Maayarka Hargeisa, waa Qabiil,

Muuse Biixi hadii aad wax ka sheegto Sacad Muuse oo dhan oo Qaylinaya, Balse Qofka xil haya waa in lala Xisaabtamo, Anigu Qabyaaladda waan iska tuuray oo Tolkay ima difaacaan”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Idoor liqe says:

    Walee reer aan ogahay ma guuro, reer aan ogahay qabiil iyo qabyaalad ma daayo .

    Hargiesa Jaadka leyskugu qaada reer hebel soo cay .
    2019 wali qabiil bay ku jiraan . Riwaayadii ictiraafku waa soo xidhmatay !!!!

  2. Idoor liqe says:

    Idoor liqe says:
    March 13, 2019 at 11:47 pm
    Deg deg
    Xildhibaano iyo Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta ee dowlada puntland ayaa gaadhay Badhan iyo dhahar , iyagoo ilaq bari Gaadhi doona Deegaanka Yube oo maleeshiyaad snm ah Joogaan.
    Source , madaxtooyada puntland ee Villa Somaliya .

    Maalin hore warkan idin sheegay wakaas .

  3. abdiman says:

    Kuwani tooda way is ku qaylinayaan e ta lays ku aqbalay ee aamusan ee lagu leeyay waar waa nin reer habela ayaa kakhatarsan

  4. Guulwade says:

    Kuwa hargaysa madaxda ka ah .Markay hadlaan. Waxay cayaan. Hawiyaha daroodka. Farmaajo kayre. Muqdsho .garoowe. waxan layaabay. Kuwa ay I khudbeeyaan. Waxay baran cayda. Dariska muslimka. Marka iyaga iyo kuway u khudbeeyaan waa iskumid. Kaaga darane. Afkay wada marooriyaan. Bidhimaha qaniinaan. Iyagoo tv hortaagan. Bal ifiirso qofwayn oobidhimaha qaniinaya. Waxaan u fahmay maxa darood iyo hawiye idinkabatan. Xataa ma ogo in farmaajo iyo khayre hawiye iyo darood yihiin. Oo isku gobala xaga nasabka waa wiil iyo abtigIi. Dhamaan haday. Dawlada hoose kahadlaya an. Waxay kusoo daraan. Fedraalka farmaajo khayre hawiye muqdsho garoowe. Majeerteen. 60 .waxan meesha oolin dadka madaxda Aduunka. Mawduucwalba. Si goniya baa looga hadla. Waxa layaabay madaxweynha jabuuti. Oo xataa way cayeen. Marna way utagaan. Muqfsho garoowe jabuuti waxay ka jecelyihiin magalooyika gaalada oo fasninyaan shirka dir. Jegaanta baa wada tay. Si ay orimada. Ula daxiib aan. Oo colood horleh bilabaan. .mingiste baa wax uqaban wayay iyo tikreega. Wali waxay kujiraan mirqaan. Wixii ay dadka yeelan. In lasheego ma ogola. Laakiin. Hawiyaha iyo darood waa nasab. Wixii lasoo maray way ilawaan diunta sas leh iyaga jegaanta diunta. Way la aradanyhiin waka sheekha cayay. Maxfaldhn. Oo kadhigay sheekh Ii sheekh qabiil. Ninkas sheekha wa nin maasajida ka khudbreya. Wuxuu kusoo daray siyasada ay iyaga hirboidaan. Xataa sheekh kale baa xidhan. Caare intuu arkay waxay wadaan buu kaso cararay dhulbahante lajooga. Waxay ula jogaan baayaba. Waayo ninka garxajis. Habaryoonis qancinwayay. Ms dhulbahante asxasn usamayn.

  5. Mr BaHaL says:

    16 Hogaamiye oo ka tirsan Kooxda Xaaraanta ah la yidhaa Alshaydaan ayaa soo galay Hargeisa.

    Yeelkeede,anuu ma kala jecli Alshabaab,Tuug iyo Kooxo qabyaalad ka dhigtay nolol e warkan waxaan maqlay shalay.

    Ilaa Maalintii uu soo galay Magaalada Fuckingstreet ama Hargeisa Ninka la yidhaa Robin ee ka dilaasha dhiiga Muslimiinta,Somaliland waa lagu soo maqnaa.

    In dawlad la noqdo waxaa horeeya in dad la noqdo.
    Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi u ah Ummad dhan oo nolol u baahan.

    Waa ceeb inteeda leeg.Waxay hayd kan oo kale in la siiyo disability living allowance oo uu meelahaa iska fadhiyo.
    Waar Somalida wax waynbaa ka qaldan.

    Dalmida

  6. Zaki says:

    Bahal hadalaya
    Kkk
    Kaftan
    Sxb Anaga Cidna naguma soo maqnee waxan Ku weydiiyay miyaad is-miidaamin waatii Cabaadkaaga iyo Cuqdada Aad Somaliland u Qabto laga yaabayee
    KKK
    Se Al-Shaydaanka aad Sheegtay miyaad la socotay illeen adaa Sheegayee!

    Al-Shaydaan walaa Cid kale oo Qaranka Wax yeeli kartaa ma jirto ee Buquuqdaa ha Ku jiraan.
    Alla Ninkani jeclaa Al-shabaab oo Somaliland wax yeesha.
    Al-Shabaab Waa Dad Xukun doon ah, Duminaya Dalkooda iyaga oo u adeegaya Dano Dibadeed,ayna ku kala Aarsadaan Kudlado Siyaasi ah oo iska Soo horjeeda,lagula dagaalamo hadba Cidii Xukunka U Qabata Somalia,waxana Camirta hadba inta Xukunka laga qadiyo.
    Ma waxaad Nooga dhigi Dad Cirka kasoo Dhacay.
    Yaab badanaa

    LABADAA DAWLADOOD EE XUKUNKA ISKU DILAAYA DADKIINA KU DHEX BAAB’EEN WAA INAY WADA XAAJOODAAN,SI DADKU U BAD-BAADAAN.
    INTAY SOMALILANDERKA DALKOODA KA YIMI JAGOOYINKA U DHIIBAYAAN,NIMANKAA TALADA WAX HA KA SIIYAAN SI DHIBKU UGA YARAADO.
    OO WAA UUN IDINKII OO LABA SHAADH SITEE YAAD KU XUUXIN EE AY KA QARSOON YIHIIN
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKK
    NIMANKAA SAAMI-QAYBSI XUKUN LA GALA WAA TALO.

  7. mohamed abdi jama says:

    Eng faysal cali waraabe nin ku odhan kara maxaad wax uga sheegtay ma jiri karo ? Annaa ku idhi eng faysalow xor baad u tahay ee waxaad doonto ku dheh? Faysaloow intaan muuse biixi ku idhaah nin ku yidhaahdaa waa yaryahay mana iska hadlayo weydii kalshaalle ? Waxaan ku dhaliilaa dhaliisha uu leeyahayumana guul wadeeyo mana jecli ninkii u guul wadeeta xor baad u tahay wax ka sheegiisa

  8. mohamed abdi jama says:

    Dawladda mr biixi ma diido canaanta iyo dhaliisha waxaa ka maraga ? Sheekh aadan siiro intuu xumaha iyo dhaliisha sawladan muuse biixi ka sheego ma jiraa qof ka sheegaa? Run ahaantii waa maya laakiin markaad u caayeysaan qabiil uu yahay iyo qabyaalad la yeeli maayo? Yey idinka urin qabyaaladi laakiin wadaniyadi ha idinka urto waxaad doontaana ku dhaha? Eng faysal hadalja aan ka dayno dalabta?

  9. mohamed abdi jama says:

    Sheekh aadan siiro waa nin ku dayasho mudan waa nin dhaliisha u sheega madaxweynihiisa oo hadana la beel ah ? Lagama helo qabiiladda kale sidan sheekh aadan runta ugu sheego mr biixi oo la qabiila adeer ilbaxnimada aanu dheernahay qabiiladda kale weeye !? U fiirso qabiilada kale kooda xu ee tuuga ah bey difaacaan anaguna tuugayaga iyo sheekhayagaba waanu dhaliilnaa al amdulilaa adeer

  10. mohamed abdi jama says:

    Haddii lagu qaboobayo cayda maayarka iyo run u sheegiisa anaa sameeya had iyo goor kii hadalkaygaa runtiisa doonayoow weydii kalshaale news ? Adeer nin xumi qabiil maaha nin jaahila oo xilkii loo doortay garan waayey maaha in qabiil lagu difaaco adeer qaranimada iyo dawladnimadaa inooga fiican qolonimada iyo qabtaaladda ? Intaan noolahay ee xiskaygu hagaagsan yahay qaranimo ku doorsan maayo qabiil? Kii dhaliilaya mr biixi kii dhaliilaya mr solteco waa u furan yahay ku dhaliil wixii runa ee ilaahay kugu ogyahay solteco qaranimada jam som land baan ka jeclahay ? Ind hadduu qaldan yahay ha ladhiilo bal aan eegno ninkii difaacee? Eng faysalna waxaan leeyahay buubaa dhaliisha u weyn dusha ka saar waa fidmo wade weyn mr faysalow




DAAWO: Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay Boorame (Video)
- Aug 24, 2019
Boorame [ Kalshaale ] Fannaanka Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay ...
DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!