DAAWO VIDEO: Wasiiro iyo Xildhibaano Puntland oo gaadhay Gobolka Sanaag iyo Xiisada Colaadeed ee Somaliland

Garoowe ( kalshaale ) Wafdi ka socda oo maalintii shalay Gaadhay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa kulamo kala duwan la Qaatay Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaano Iyo Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa Sidoo kale Kulamo ku Qabtay Magaalada Badhan iyo Deegaano ku xeeran.

Kulamada ayaa looga hadlay Xaalada Amniga iyo Xiisada Colaadeed ee kasoo Cusboonaatay Bariga Gobolka Sanaag oo Ciidamo ka tirsan Somaliland ay dhowaan Fadhiisimo Cusub ka samaysteen.

Puntland ayaa sheegtay inay Difaaci doonto Dhulkeeda, waxaana Gobolka sanaag laga dareemayaa Saan-saan Colaadeed iyo Abaabul Ciidan oo Labada dhinac ay wadaan.


<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Nin 10-Sano Xanuunsan oo Xafiday Qur’aanka Kariimka ah, Kana Waramay Waayihii Noloshiisa Hore !
- Mar 21, 2019
Burco ( Kalshaale ) Maxamed Cabdilaahi Saalax Wuxuu kamid ahaa Ganacsatada magaalada ...
Jen. Yuusuf Indha Cadde “Ciidamada waxey ka gadoodeen hadalkii R/Wasaare Kheyre”
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale )  Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay mushaar la’aanta dhowr ...
Ciidamada Xooga dalka ” Geesiyaal mudan in la garab istaago” (Warbixin)
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxaa la aasaasay 12-kii Bishii ...
Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Ciidanmada DFS iyo Kuwa Al-shabaab
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay ...
Kenya oo Qaaday Tallaabooyin ay ku dhabar-jebinayso DF-Soomaaliya
- Mar 21, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ...