SANAAG: Banaanbax Lagu diidan yahay Somaliland oo ka socda Hadaftimo

Garoowe ( Kalshaale ) Xiisada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagnayd Bariga Gobolka Sanaag, Kadib markii ay Halkaasi gaadheen Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Fadhiisimo Cusub ka samaystay.

Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo Ciidamada Somaliland ayaa haatan waxa uu ka soconayaa degmada Hadaftimo ee gobolka Sanaag.

Dadka banaanbax dhigaya oo isugu jira Waxgarad, Dhalinyaro iyo Haweenka ayaa lagu soo waramayaa in ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee degmada Hadaaftimo iyagoona ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Somaliland.

Mid kamid ah dadka banaanbaxa dhigaya ayaa sheegay in banaanbaxa looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa ay ciidamada maamulka Somaliland uu kawado gobolka Sanaag, waxaana uu sheegay in taageerayaan dowladda Puntland.


<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Kacaanboy21 says:

    Allaah ha unaxariisto. Sheekh cabdiraxman ismaciil jabartI. DAROOD. WAA MAGALDII. tariikhiga ahayd ee ay ku aasnayeen. Darood iyo walaahiis waa tarikh xumo in askarta hargaysa yimadaan. Oo.labaaxan. odayga. Meeshaan tariikh xumo wayn. Baa jirta haday arinkaas dhacay waa waajib in puntland sool iyo sanaag shaqo kaqaba to. Waa duulaan qaawan. Waa meshii gaas yiri. Awoow yada ya. Waxaa raba ina la baxaan askarta jegaanta oo hargaysa geeyaan. Waayaab.

  2. Saynab says:

    Somalidiidku caqlibadanaa marna waxay leeyihiin dirbaanu nahay oo ormaa naladhalatay oo daaroodkaan ka shiraynaa oo dabargoyntoodaan u shireynaa marna way udowladaynayaan!!!!!!!!
    Waxani wax kabadane dadkan ma falanyihiin oo sidee caqligoodu ushaqeeyaa mise kuwan kalaa galan oo ay foorariyee caqligoodii angu waan yaabanay🙄🙄🙄🙄🙄

  3. Idoor liqe says:

    Saynab

    Maanta waxaan arkayey Gabadh reer puntland oo tidhi Ragii Dagaalamiwaaye ee dumarku ha dagaalameen. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Walahay waan naxay .

    Idoorku wax rabaan wax Karbaasha sidii Kalshaale .

  4. Saynab says:

    Iidoor waa idoor hadana dugyoo oromuu ugalay.
    Duul hudoo iyagu isdanar jariyo hartiguu udowladen.
    Duli lama hulabtee darema oo daya waxa idin dulyal
    Dakharda idinku dhiciy ama Landin lamagan yahay
    Dufaac adag ugala oo dareenkiinu hakaco.
    Daafaca dumarkiyo caruurah oo dadka kale lasima.
    Oo doorkuu hartigu lahaa dabacayuun hasiinini.

  5. Darood boy says:

    Ninka xukuma. Wuu sheegay.
    1.silayo dhuumasho ku tagay lasqoray.
    2 shaani yiri awoowyada. Darood Anaa xukumijiray.
    3 sool Anaa haysta. Tularq xoog. Wacay rabaan dhulbalaasi. Qabsadaan shacabka. Dhulka bada. Ka aarsadaan. Dhulbahante warsangali inta somali heshiin. Wadaad. Xildhibaan. Wasiirada way kasimanyihiin inay gabdhaha raga harti xoog ku qabsadaan. Tukaraq ayay fikirkas ka keeneen qaybiyoo xukun. Laakiin madaxda garoowe. Nabada bay sheegaan laakiin. Somalinimo nabad. Marabaan. 500 sano kahor bay damceen inay. Dhulka darood harti qabsadaan. Wali tii bay wadaan. Oo qabuuraha. Darood qabsadaan. Oo ay kujiraan odayashi iyo walaahiis darood. Ismaciil. Warsangali yeelI mayaan. In jegaanta isga dhigo dawlad iyagoo ingiriska lasocda. Bay qabanwayeen. Waa in lasugaa. Madaxda Maxamuud saleebaan. Jawaabta ay ka bixiyaan. Qaylada gabdha warsangali. Ee maanta hadaftimo. Tariikh cusub weeye. Waxay jegaanta rabaan sida ashaab inay tuute dadka ugubdn.

  6. Kacaanboy21 says:

    Warsangali waa toosay. Ceerigabo. Xaflado hooda loo diiday. Iyo qabrigii darood ciidan duleekeeneen. Puntland waa inay jawaab ka bixi so. Meesha garxajis uxuquuq kawayay. Dhulbahante warsangali udoonta waayaab. Allaah haunaxariisto sheekh ismaciil darood in maanta. Jegaanta ciidan keeto oo waardiyhii qabRiga baaananabax sameeyo. Maxamuud saleebaan. Jawaabta laga rabaa.

  7. gaafaw says:

    agaw waryaa reer harti war waad gumawdeen ,lakiin nin dhulkiisa gadaya lamakaro ,hadana waroos ayuu cudurkii galay

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    mudaharaad iyo calaacal loma baahna e qoriga qaata o wax iska celiya hadi kale
    xooloyohow xooluhu dheleen marya calas kaso duushay 1000km baa dhulkina idinku haysata
    gunyahay guntu dhashay horgalada calooshoda u shaqays tayaasha ah karbaasha WBT

  9. Kalsame says:

    Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado.

    Ismaaiciil Mire.

  10. Dabshid says:

    Banaanbaxu waa qodob kamid ah xoriyadda, marka waa in shacabka loo ogolaado iney muujiyaan shucuurtooda.

    Freedom expression iga dheh.

  11. NUURKANEDERLAND says:

    WAR REER SANAAGOOW ILAASHADA MACDANTIINA BUURAHA LAGA QODAYYO EE CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAASHA SL,PL,ISIS,ALSHABAB AY U GURAYAAN,RARAYAAN CARAB & CADAANBA.

  12. NUURKANEDERLAND says:

    SOMALIYA WAXAA KA SOCDA BILIIQO MACDANEED SIDOO CONGO OO KALE.
    SOMALIYA WAXAY NOQOTEY CONGO.
    HABAR WALIBA WAA AY USOO BILILIQO DOONATAY INAGIIN WAA LAYSKU KEEN MASHQUULIYEY!!
    WAEK UP.

  13. Gaashaan says:

    Walalayal shaydanka iska naara somali cadow isuma aha lkn waa la qaybiyey oo gaala qaybisay oo codow isaga fhigtay mif kadhow ban idiin sheegaya badii somaliyeed badhna kenya qaadatay oo aan waxba ka ogolayn badhna itoobiya ciidamo u samaysatay wayna qabsanaysa
    Bafba ma lahee maxay ciidan badeed u samaysanaysa.adinkan idiin dhiibay
    Wbhtawfiiq




MUUQAAL: Nin 10-Sano Xanuunsan oo Xafiday Qur’aanka Kariimka ah, Kana Waramay Waayihii Noloshiisa Hore !
- Mar 21, 2019
Burco ( Kalshaale ) Maxamed Cabdilaahi Saalax Wuxuu kamid ahaa Ganacsatada magaalada ...
Jen. Yuusuf Indha Cadde “Ciidamada waxey ka gadoodeen hadalkii R/Wasaare Kheyre”
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale )  Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay mushaar la’aanta dhowr ...
Ciidamada Xooga dalka ” Geesiyaal mudan in la garab istaago” (Warbixin)
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxaa la aasaasay 12-kii Bishii ...
Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Ciidanmada DFS iyo Kuwa Al-shabaab
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay ...
Kenya oo Qaaday Tallaabooyin ay ku dhabar-jebinayso DF-Soomaaliya
- Mar 21, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ...