MUUQAAL: Lafta-gareen oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Fuliyey Diin-soor

Baydhabo ( Kalshaale ) Wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayey Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa soo gaadhay Degmada DIINSOOR ee Gobolka Baay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwayne Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftageern ) ayaa Xadhiga ka jaray Garoonka Diyaaradaha magaalada Diinsoor, Garoon lagu Ciyaaro Kubadda, Waddo laga dhisay magaalada iyo Xarunta Haweenka.

Wafdiga ayaa lagu soo dhoweeyay Ciyaar-dhaqmeed uu deegaanku Caan ku yahay, Calanka Soomaaliya iyo Kan Koonfur Galbeed.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg deg: Dabley Hubaysan oo Boosaso ku dilay Askari ka tirsan ciidanka P.land
- May 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Rag hubaysan ayaa xiligii lagu jiray Salaadii cishe, rasaas ...
WARAYSI: Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey C.raxmaan Cirro “Caalamkii ayuu ku diray S.land”
- May 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xubno ka tirsan Xisbiga UCID iyo Kulmiye ayaa gaadhay ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Damalla-xagare -Sanaag
- May 21, 2019
Badhan ( Kalshaale ) Dagaalkii u dhexeeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee ka ...
Deg deg: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda SANAAG
- May 21, 2019
Garoowe ( Kalshaale ) Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Somaliland iyo ciidamado ...
LA YAAB : Ilhaan Cumar oo Taageertay dadka isku Jinsiga ah ee isu Galmooda
- May 21, 2019
Laascaanod  ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad laga soo doorto gobolka Minnesota ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!