Daawo: C.rashiid Ducaale Qambi oo Shil ku galay Duleedka Hargeisa iyo Sida wax u dhaceen

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Ducaalle Qambi ayaa ka Badbaaday Shil Naxdin badan oo Gaadhigiisu uu kula galay deegaanka Balli-mataan ee Koofurta magaalada Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa sheegay in Gaadhigu aad u Burburay, Wuxuuna xusay in isaga iyo Saddex Qof oo la socday ay ka badbaadeen Shilkan, Wuxuuna xusay in Gaadhigu Burburay oo dhowr-jeer is Rogay.

Waxaana xusid mudan in maalintii shalay magaalada Hargeisa uu ka dhacay Shil Gaadhi oo gaystay Khasaare kala duwan oo isugu Jira dhimasho iyo Dhaawac.


<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Idoor liqe says:

    Ina Ducaale Qambi . Islaan habaryoonis baa dhashay oo Jinow la odhan jiray . Buuhoodle maxaan agteeda maray anoo yar .




MUUQAAL: Nin 10-Sano Xanuunsan oo Xafiday Qur’aanka Kariimka ah, Kana Waramay Waayihii Noloshiisa Hore !
- Mar 21, 2019
Burco ( Kalshaale ) Maxamed Cabdilaahi Saalax Wuxuu kamid ahaa Ganacsatada magaalada ...
Jen. Yuusuf Indha Cadde “Ciidamada waxey ka gadoodeen hadalkii R/Wasaare Kheyre”
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale )  Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay mushaar la’aanta dhowr ...
Ciidamada Xooga dalka ” Geesiyaal mudan in la garab istaago” (Warbixin)
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxaa la aasaasay 12-kii Bishii ...
Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Ciidanmada DFS iyo Kuwa Al-shabaab
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay ...
Kenya oo Qaaday Tallaabooyin ay ku dhabar-jebinayso DF-Soomaaliya
- Mar 21, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ...