MUUQAAL: Dalxiiskii RW. Khayre ee Goobaha dalxiiska Iyo Wuxuu kusoo Arkay Goobwayn

Kismaayo ( Kalshaale) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Booqasho ku tagay Deegaanka Goobwayn ee Duleedka magaalada Kismaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khayre iyo Wafdigiisa ayaa kormeer kusoo maray Qaybaha kala duwan ee Deegaankan Dalxiiska ku waanaagsan.

Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyey Bilicda iyo Horumarka, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in La maalgashado Dalka Si loo Soo Celiyo Quruxdii iyo Kobicii dhaqaallaha ee dalka.

Deegaanka Goobwayn ayaa kamid ah meelaha ugu Qurxoon dalka, Islamarkaana Cimilada wanaagsan Iyadoo ah Halka Biyaha Webigga Jubba Uga darsamaan Baddwaynta.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. gaafaw says:

    @ dabshid
    adi waxaa tahay sheekhaash ,hawiye ayaa kusiiyey waxoogaa siyaaro ah kadib daroodka habaar ayaa laguyidhi miyaa

  2. gaafaw says:

    dabshid
    kismaayo kawaran ,adi sheekhaash hawiye siyaaro siiyey ayaa tahay bal habaarka jooji

  3. Dabshid says:

    gaafaw

    war ma nooleyd waxaan islahaa iley luf luf axmaaro ayuu liinta kula cabahayaa MAGANAAYO.

    shiikhaasha ayagaa ka mudiir ah kismaayo garoob, waliba sharcigii uu dajiyey Mujaahid ceydiid ayaa lagu dhaqaa – halka nin oo shiikhaal waa in loo dilo 3 kablalax ah.

    – caano keene, dibile keene iyo doon keene ayaa kismaayo isku heysto.




Deg deg: Dabley Hubaysan oo Boosaso ku dilay Askari ka tirsan ciidanka P.land
- May 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Rag hubaysan ayaa xiligii lagu jiray Salaadii cishe, rasaas ...
WARAYSI: Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey C.raxmaan Cirro “Caalamkii ayuu ku diray S.land”
- May 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xubno ka tirsan Xisbiga UCID iyo Kulmiye ayaa gaadhay ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Damalla-xagare -Sanaag
- May 21, 2019
Badhan ( Kalshaale ) Dagaalkii u dhexeeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee ka ...
Deg deg: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda SANAAG
- May 21, 2019
Garoowe ( Kalshaale ) Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Somaliland iyo ciidamado ...
LA YAAB : Ilhaan Cumar oo Taageertay dadka isku Jinsiga ah ee isu Galmooda
- May 21, 2019
Laascaanod  ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad laga soo doorto gobolka Minnesota ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!