MUUQAAL: Cali Xaraare oo ka hadlay Dhaqan Xumada Dad Caan ah, oo Soomaalid Nolosha ku Aastay

Hargeisa ( Kalshaale ) Waa Arin Cajiib ah oo Bulshada Inteeda badan ay la yaabtay, in Waayadan dambe la arkay dad Soomaaliyeed, oo Ciwaano Been Abuur ah samaystay, Islamarkaana soo gudbinaya Tacsida dad Soomaaliyeed oo Caan ah, Kuwaasi oo Nool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadka Been Abuurka Horay loogu sameeyay waxaa kamid ah Xasan aadan Samatar, sidoo kale Wariye C.salaam Hereri, Cali Xaraare Laftiisa, iyo Shaqsiyaad kale oo Bulshada magac ku leh, waxaana Arintaasi ku Kadsooma Qaar badan oo Bulshada kamid ah.

Cali Xaraare ayaa siwayn uga digay Dhaqan Xumadan, Isagoo ku sifeeyay Halkii ugu Hoosaysay ee Xaasidnimo laga gaadho inay tahay.


<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Nin 10-Sano Xanuunsan oo Xafiday Qur’aanka Kariimka ah, Kana Waramay Waayihii Noloshiisa Hore !
- Mar 21, 2019
Burco ( Kalshaale ) Maxamed Cabdilaahi Saalax Wuxuu kamid ahaa Ganacsatada magaalada ...
Jen. Yuusuf Indha Cadde “Ciidamada waxey ka gadoodeen hadalkii R/Wasaare Kheyre”
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale )  Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay mushaar la’aanta dhowr ...
Ciidamada Xooga dalka ” Geesiyaal mudan in la garab istaago” (Warbixin)
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxaa la aasaasay 12-kii Bishii ...
Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Ciidanmada DFS iyo Kuwa Al-shabaab
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay ...
Kenya oo Qaaday Tallaabooyin ay ku dhabar-jebinayso DF-Soomaaliya
- Mar 21, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ...