DAAWO VIDEO: Maxaa kala Qabsaday R/wasaare Khayre iyo Dhalinyaradda Kismaayo oo Su’aalo iyo Dhaliilo Hor dhigay

Kismaayo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Calli Khaire ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waraysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbadda Hoose.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyaradda ayaa Su’aalo adag waydiiyey Raysal wasaare Khayre kuwaasi oo ku saabsan Xaalada dalka iyo Dhaliilaha Xukuumadda uu Hogaamiyo,  Wuxuuna Si Waafi ah uga Jawaabay dhammaan Su’aalaha isagoo sheegay inuu ku Faraxsan yahay  in Soomaaliya ay gaadhay Xili wax la iska waydiinayo Xaalada dalka iyo Dhaliilaha ku gedaaman.

Wuxuuna sidoo kale siwayn uga hadlay Qorshaha Xukuumadda Soomaaliyeed uu Hogaamiyo, Wuxuuna ka hadlay dhinacyada Waxbarashada, Amniga iyo Sida loogu baahan yahay inaynu la Tartano dalalka caalamka.

Wuxuu ka hadlay Ciidamada Soomaaliya iyo Dhismaha ku socda, wuxuuna sheegay inay Muddo ku dhow laba Sanno ku Qaadatay in la ogaado Tirada saxda ah ee Ciidamada, Iyadoona la diiwaan gelinayo, Wuxuuna xusay in Hogaanka Ciidamada ay hada kusoo Biireen Dhalinyarro, isagoo xusay inuu Isagu ka Qaaday Imtixaamka.

Khayre ayaa sidoo kale Ka hadlay Qorshaha lagu dejiyey Nidaamka Maaliyadda Dalka, Shuruudaha adag ee loo maray in Soomaaliya Daynta laga Cafiyo, Wuxuuna sheegay in la marayo Dariiq dheer oo xanuun badan si Guusha loo gaadho.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Kacaanboy21 says:

    Ingiriska oo yiri. Hargaysa waxaa laga xukumaa. Muqfsho. Waa inay joojiyaan indy kusoo duulaan gobalka sool iyo sanaag ee puntland somaliya. Oo hargaysa iyo burco joogaan. Degaankooda .dawlad maha. Mana aqonsan in. Tariikhda xumada. Kudhacday. Mamulgoboleed. Hargaysa.

  2. Dabshid says:

    Kheyre waa nin u martiyey Kaaraha Kuukuuyo iyo adeegahooda Axmed cadde (dhuxul shide)

    muxuu ka keeni.

    waxba maxaa yeelay xoog kuma saarikaro kaaraha kuukuuyo, wuxuu la midyahey nin tuug aan tukan iimam uga dhigey masaajid.

    Kacdoon cusb ayey kismaayo garoob u baahantahey.

  3. NUURKANEDERLAND says:

    PULLSHIT.
    WAR HADAL BUU HAYAA!!.
    ISAGA,FARMAAJO,ALSHABAB,ISIS,AMISOM HAL MEEL BAA DHAQAALAHA LAGA SIIYAA,WAXAANA DHAQAALAHA SIIYA KUWA ISIS,ALSHABAB QARAXYADA KUSOO AMRA.
    FURA INDHAHA:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ex-name(ELLIOTE SHIMON)HE WAS MOSSAD AGENT,GO FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH TERRORIST,IS NOT MUSLIMS.
    ALSHABAB+CIA+SIS-MI6=ONE.
    THEY ARE DEALERS & ANTI MUSLIMS AGENDA.
    MUSLIMS IS NOT TERRORIST.




Deg deg: Dabley Hubaysan oo Boosaso ku dilay Askari ka tirsan ciidanka P.land
- May 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Rag hubaysan ayaa xiligii lagu jiray Salaadii cishe, rasaas ...
WARAYSI: Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey C.raxmaan Cirro “Caalamkii ayuu ku diray S.land”
- May 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xubno ka tirsan Xisbiga UCID iyo Kulmiye ayaa gaadhay ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Damalla-xagare -Sanaag
- May 21, 2019
Badhan ( Kalshaale ) Dagaalkii u dhexeeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee ka ...
Deg deg: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda SANAAG
- May 21, 2019
Garoowe ( Kalshaale ) Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Somaliland iyo ciidamado ...
LA YAAB : Ilhaan Cumar oo Taageertay dadka isku Jinsiga ah ee isu Galmooda
- May 21, 2019
Laascaanod  ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad laga soo doorto gobolka Minnesota ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!