MUUQAAL: Somaliland oo si adag uga Jawaabtay Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Puntland

Laascaanod ( Kalshaale ) Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENi oo maanta sheegay in PL uu Dulqaadkii ka dhamaaday isagoo Somaliland ku eedeeyay Duulaan iyo Daan-daansi cusub inay ka wado Gobolka sanaag.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland ayaa sheegay inaysan jirin Ciidamo Somaliland leedahay oo galay Xuduudka Puntland, Balse wuxuu sheegay in Ciidanka Somaliland ay gaadheen dhul ka tirsan Somaliland oo Ciidamo horay uga Joogeen, Hadan ay Xoojin ku sameeyeen.

“Puntland waxaa deegaankeeda ku sugan, Maleeshiyaad Fidno waleyaal ah , Waxaana Xaqiiq ah in gobolka sanaag oo uu ahaa mid nabad ah, waxaana Fidno ugu horeeyay Jabhadda Caare ee Qardho Fadhiisinka laga sameeyay, Somaliland dhibaatada inay soo Afjarto waa Waajib” Ayuu yidhi Xawar Wasiirka Gaashaandhiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Puntland iyo Somaliland ayaa Sanado badan uu ka dhextaagnaa Muran ku saabsan Sheegashada Sanaag iyo Sool.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Land of Punt says:

    Booto iyo hanhabaad muddo socotay maalinbay run…
    Deni iyo taliyihiisii ciidan waa idku dhaceen.Hadana dadkii abaarta haysay dagaal ka dhexridi rabaan.
    Reer Waqooyi iyo reer Bari rajo aqli ka qabi jiray, I was wrong.
    Maryooley waa marooley.
    Waagii tooreyda wadanay oo geela kala dhacaynay ayaa la qaatay.
    Let us see, what Rag-tag militia and their Toyota battle wagon can do for damage.
    Bari iyo Waqooyi way ka darnasn aqli u jeedo.
    Waa doqomo la isku xuuxinayo si inta isdilaan Amisom loo keeno.
    Prove me wrong

    • cabdi jama says:

      mr.land of punt i personnally continous reader of Kalshaale i always very proud your comments you are wiseman and chief of all somalis because long vision and peace maker all others they do not know what the fight results is ////

  2. Land of Punt says:

    I mean
    Bari iyo Waqooyi way ka darnaan Koofur aqli u jeedo.

  3. Wiilwaal says:

    Dagaal xal maaha.

  4. Laalays says:

    Puntland waa inay dhulkeeda ka mamnuucdo jabhada ay dejiyeen Farmaajuna ku masruufo!

    Hadii kale xaq baanu u leenahay inaan Xitaa Qardho ugu tagno. Xalka dagaal lagaga hortegi karaa gacanta Puntland buu ku jiraa. Caare waa inaad isdhaafisaan ama Somaliland gacanta usoo gelisaa.

    Hadii kale anagaa halkuu joogo ugu iman.
    Hadafka Somaliland sida caanaha geela sow uma cada?

  5. cabdi jama says:

    mr.land of punt i personnally continous reader of Kalshaale i always very proud your comments you are wiseman and chief of all somalis because long vision and peace maker all others they do not know what the fight results is ////

  6. Idoor liqe says:

    Land of p
    Ninyahow midhaa aamuska ku fiican tahay , kkkkkkkkkkkk

    bal Hada maxaad noo sheegtay. Nin dhul iyo dad uusan la aheyn Ku soo duulay baad leedahay hala daayo

    If you want peace , prepare for war .

  7. Mr BaHaL says:

    Markii aan joogay Magaalada Fuckingstreet lol

    Waxaan arkay Ciyaal Oromo ah oo eryanaya dhalin yaro Somaliyeed oo ah Reer Fuckingstreet.Kaaga darane waxaan qiyaasay sida wax u jiraan.Ciyaalkan Oromada ahi aadbay iskugu kalsoonaayeen oo waxaa ka muuqday in aanay dadba u arag dadka ku nool dalkan ay ku noolyihiin.

    Kuwan kale ee Localka ah waxaa ka muuqday cabsi wayn oo ku kaliftay inay casadaan oo ka baqaan Oromada.

    Waxaa la ii sheegay in Oromada laga baqo meelkasta oo ay jaagaanba.

    Jigjiga

    Jigjiga waxaa laga baqaa Amxaarada oo marka ay doonaan laaya Somalida.

    Maryoolay iyada ayaa isku xoog wayn oo dadka kale way ka baqaan.

    Dalmida

  8. Wiilwaal says:

    Naftayda gadabuursi gacal mooday gabooyana waabay ii geyn!!!!!

  9. badraani says:

    Wiil,waal
    Anaa gumoobo gun guni dhashay ah oo
    garan waayee ilayn gadabuursi gob buu ahaa




Deg deg: Dabley Hubaysan oo Boosaso ku dilay Askari ka tirsan ciidanka P.land
- May 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Rag hubaysan ayaa xiligii lagu jiray Salaadii cishe, rasaas ...
WARAYSI: Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey C.raxmaan Cirro “Caalamkii ayuu ku diray S.land”
- May 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xubno ka tirsan Xisbiga UCID iyo Kulmiye ayaa gaadhay ...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Damalla-xagare -Sanaag
- May 21, 2019
Badhan ( Kalshaale ) Dagaalkii u dhexeeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee ka ...
Deg deg: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda SANAAG
- May 21, 2019
Garoowe ( Kalshaale ) Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Somaliland iyo ciidamado ...
LA YAAB : Ilhaan Cumar oo Taageertay dadka isku Jinsiga ah ee isu Galmooda
- May 21, 2019
Laascaanod  ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad laga soo doorto gobolka Minnesota ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!