DAAWO MUUQAAL: Cali Xaraare oo Falanqaynaya Wasiirada Cusub ee Puntland iyo Kacdoonka lagu diiday

Muqdisho ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa siwayn u Falanqeeyay Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland,  Wuxuuna sidoo kale Barnaamijka ku lafaguray  Kacdoono looga soo Horjeedo Xukuumadda Cusub oo ay wadaan Qaar kamid ah Beelihii wada dhistay Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhowaan ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland, Waxaana Hubaal ah inaan Bulshada Xilku deeqin ee waxqabadku deeqo,

Waxaana muuqata inaan dhibaatada isqab-qabsiga laga bixi doonin, ilaa looga Gudbo Xisbiyo loo dhan yahay , oo meel la iska dhigo Shaadhka Qabyaaladda ee 1998-dii lagu dhisay Puntland, hadana weli wax lagu Qaybsanayo.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Land of Punt says:

    Waa fiican tahay in dadka waxqy tabanayaan ka hadlaan oo mudaharadaan.
    Aduunka intaan joogay qof Tiinle ah ma arag, maantana waxaa ii cadaatay in Tulo Kaladhac, weligey maqal keligood degaan.
    Meesha 100 belood dega haddii laba jeer ilaa 30 jego wax ka heleen laba duufsiin, fikirkayga.
    Jago qabiilkaaga wax ku tarimayso ee waxa horumar, caafimad waxbarasho iyo horumar dhaqaale loo qabto ayaa deeqa.
    Dad aqli xumaa, daanyeerkaan Minosota ka towtowleh, fuck off halugu yiraado.

  2. Land of Punt says:

    Sheekadaan waxaan ka bartay in qabiilka Tiinle oo maqlay hadda ka hor laakiin meel degaan aqoon, in Warsangeli la degaan oo dhulkii British Somaliland degaan.
    In Dhulbahante iyo Warsangeli keliya degin oo qabiil saddexaad oo Harti ah jiro..kkkkkkkk
    Tollow Somaliland jago ma ka hayaan…
    Hartigii badnaa ayeyba wax fiican siin ee ma Tiinle ayey waxsiin..kkkkkkk,
    war lafaha yaryar haloo sad buriyo.
    Wbt✌️

  3. Land of Punt says:

    Reer Puntland waa dadka ugu fiican madaxweyne loo noqdo, waa dowlad adeec.
    17 wasiir oo 100 beelood loo qaybiyey haddii Tiinle keliya cabanayo ayaa tusaale idiinku filan.
    Dadka jago ma deeqdo ee horumar, amni iyo waxqabad ayaa deeqa.
    Dhista dhulkiina oo buuqa joojiya.

  4. Rooble says:

    Asc meeshii kalshaale.com waa xumaatay
    Ama aan idhaahdo wariye yaal xariifa ma hayso waxaan leeyay kalshaalaw baryahan dambe warkiinu ma fiicna ee saaxiibayaal ama aan idiinsoo gurmano dee ama keena wax aan ka doodno midkale cali xaraare iyo afartan habrood miyaydan ka ilbixin
    Bal hada u fiirsada wararka calamka ka socda sida

    Jabhada Alshabaab
    Jabhada olf iyo
    Jabhada caare
    Shidaalka somaliwayn
    doorashada golaadhexe iyo gudoomiyaha xusbiga kulmiye oo balo ka taagantay
    Midkale sadexdaa jabhadood waxaan
    U taageray waxa weeye shaqo aan yarayn ayay hayaan
    (1) alshabaab waxay difaacda cadawga ku soo duulay koonfur somali sida? Kiinya ithopia burundi iyo waxay cago ku qaatan
    Oo hadanay alshabaab jirin waa hore ayaa koonfur la qaadanlee ta labaad
    (2) jabhada olf iyaduna sidoo kale waxay haysaa shaqo fiican oo ah in aan cadawgu qaadan somali ithopia ta sadexaad
    (3) waa jabhada kornayl caare oo iyana haysa shaqo fiican oo ah in aan cadawgu qaadan somaliland iyo gobolada waqooyi

    Wbt soo soco igabadhane




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...