Ilhaan Cumar oo Jawaab kulul oo la yaab leh Siisay Madaxwayne Trump

Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongaraysaka dalka Maraykanka ayaa Jawaab adag ka bixisay Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwayne Trump oo ugu baaqay inay iska Casisho Xilkaasi.

Ilhaan ayaa  Trump  waxay ku eedeeysay in uu ka ganacsado nacaybka Muslimiinta, Madowga, Qaxootiga iyo Yuhuudda.

Qoraal ay ku soo qirtay barteeda Twitter-ka ayaa sidaan u qornaa “Waligaaba waxaad ka ganacsataa nacaybka oo ay ku jiraan Muslimijnta, Yuhuudda, dadka asalka ah, Muhaajiriinta iyo dadka Madaw”.

Iyadoo iska hadlaysana waxay tidhi  “Waxaan ka faaiiday cashar dadkii ku dhibsaday hadalkayga, goorma ayaa adigu sidaa sameenaysaa”.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Hiilqaran says:

    Ilhaan cumar waa geesiyad firfircoon lakiin tayar waregaya ayeey dhexda uga jirtaa daraam waadoqon xilka boobkuhelay marka anigu ilhaan waxaan kula talin lahaa tartiibso qoralada aad qoreysana kafiirso wbt

  2. NUURKANEDERLAND says:

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    ISRAELI CRIMINAL STEET.
    ———————.
    WAXAAN IDIIN SHEEGI IN YUHUUDU TAHAY DAMBIILAYAAL,DUNIDUNA WAA OGTAHAY,QOFKA RUNTA USHEEGANA DAGAAL SHAANSHIYEED BAY KUQAADAAN OO UMA BAREERAAN,WAXAY YUHUUDU KUDHIBTAA DADKA RUNTA USHEEGA SISTEMKA DHEXDIISA IYADOO SISTEEMKA KUFULINAYA TOODA,WAXAA KALOO AY KUDHIBAAN DADKA SAXAAFADA,DHAQAALAHA,BLACK MAIL-ka,IWM,WAXAY KALOO DADKA KUDHIBAAN UBADKA,(UL AHAAN U ISTICMAALA)WAANA GUN,GUNA WAXAY TAQAAN DAGAAL SHAANSHIYEED,OK,MARKAA GABADHU WAA INAY TAXADARTAA,WAXAAN TAAS ULEEYAHAY WAXAAN U AHAY WAAYO ARAG,
    WAXAAN QAADAY OLOLE AAN DADKA HOLAND UGU SHEEGAYO IN ISIS AYSAN ISLAAM AHAYN EE AY TAHAY ISIS=ISRAELI GROUP.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE IN ISRAELI.
    OK,XAQIQ WAANA KUGUULEYSTEY OLOLAHAAS,ANIGU DAN BAAN LAHAA WAANA FASHILINTA KOOXDAAS (ISIS ISRAELI GROUP) ODAYNA WAAN AHAY XILDAWLANA MAHAYO OOMEESHAAN RABAAN MARI KARAA SI XORA OO UJOOJIN MAAYO,LKN ILHAAN WAA DUMAR WALIBA XILHAYSA WAA INAY INDHAHA FURTAA.YUHUUDNA WAA GUN WADA BOOGO AH OO MARKA BOOGAHOODA LA TILMAAMO ISKU DAYA CANJARAFAYN,NIDAAMADA DAWLO EE EU & USA NIDAAM KASTA HOOSTAY KAGA NABAN YIHIIN,LKN ILHAAN NIDAAMKA WAXKAGAMA QAADIKARAAN OO IYADAABA KUJIRTA OO SIDAYDII UMA SOO DIRI KARAAN POLIS CABAAR UGOOLAAFTAMA.LKN CANJARAFAYN HAYSKA JIRTO.LAHADALKA WARBAAHINTANA HARAYSO.
    ISRAELI CRIMINAL STEET.
    FIIRSO TUSALAHAN:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON) HE IS ISRAELIAN.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH IS ABSENT 11/9/2001).!!!!.
    GAZA & PALASTIN GENOCIDE.
    SHACABKA YURUB & USA WAA OGYIHIIN IN YUHUUDU TAHAY CRIMINAL TAHAY KUWA LAAYA UBAD & HAWEEN PALASTINIAN AH OO AAN WAXBA GALABSAN.
    NETANYAHU HE IS CRIMINAL.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...