MUUQAAL: Somaliland oo si kulul uga Hadashay Wasiiro ka Tirsanaa oo ka degay Muqdisho iyo Waxa dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay wasiiradii ka tirsanaa Xukuumadii Somalilad,  oo  ka dagay Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in wasiiradaas ay ugu dambeyn dowladooda kasoo codsan doonaan in la cafiyo isla markaasna ay deegaankooda dib ugu soo noqonayaan, Wuxuuna xusay inay shaqo tag yihiin isla markaasna ay Muqdisho u tageen sidii ay lacag usoo heli lahaayeen.

Wuxuu wasiirka sheegay inay Wasiiradaas u fiicneyd inay tagaan Kismaayo iyo meelaha kale oo uu sheegay inaysan qaraxyada ka dhicin,  wuxuu ku tilmaamay kuwa naftooda halis geliyey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO HADALKA SL

Magacyada xubnaha ka socda Somaliland ee soo gaadhay Magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah  Xasan Daahir Dhimbil oo horay u ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Khadar Axmed Diire Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Caddaaladda iyo Axmed Keyse Guray oo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland soo noqday.

Qofka kale oo isna la xaqiijiyay in uu wasiirradii Siilaanyo ka mid ahaa hayeeshee aan magaciisa la xaqiijin ayaa ka mid ah,waxaa kale oo ku wehliya xubno u badan dhallinyaro oo u soo wareegay Muqdisho.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (17)

  1. Dabshid says:

    Waagii reer Qurac isku wareysteen Kenya ayaan Abwaan Sanqoole ka maqli jirney ” NINKASTO wuu imaan CAKAARO””

    Hadda Ninkasto wuu imaan Muqdisho

  2. Dabshid says:

    Yaa ii jilciyo, muxuu dhahey

    – Waad ogtahiin maxey DHAHEEN

    Mise

    – Waad ogtihiin waxey SAMEEYEEN

    Waxaan u maleyn in la arko asagoo Xamar ilko ka sameysanhayo.

  3. Dabshid says:

    Qanyare ayaa siduu noo lahaa lacagtii NA iyo Maanafesto ayaa la soo qaban, (maxaad ku ogeyd Habar-gidir Gacan fudeyd) Murusade oo saqiir iyo kabiir ka maqneyn ayaa subaxdii dambe yimid Madaxtooyaddii Dowladdii Cali Mahdi hogaamin hayey

    Markaas ayaa la dhahey ku soo dhawow Na.

    * Jiko Abgaal waa jago banaan, ninkii soo jabaa Jiifsahaa

  4. Kalahage says:

    Muuse laftiisa ayaa u baahan mijo baxsi.wuu ku caajisay dhex wareega hargeysa.

  5. Laalays says:

    Dabshid/aka mr Bahal

    Meeshan kalshaale.ca miyaad ku dhex nooshay?

    Hadh iyo habeen, sanado, ciic daa uun baad ka haysaa???

    Hadaad meeshan, sanad, bil, laba bil ka maqnaato, oo aad maalin soo eegto; boga aad furtaba waxaa ku jira Comment Dabshid/mr bahal!kkk

    Waar wuxu miyaanay nolol kale haysan?kkk

    Oday meesha haku asaasiqin, waxaan aad qorayso badankooda walaahi inaan cidi fahmin! Xikmad-na maleh!

    Waa iga talo!kkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Kalahage
    Waa runta muuse laftisa ubaahan manja baxsi
    Nasiibkisa kuso beegay marki laxidhiay lowladihi
    Jaarka e bishi laba jeer laso boqanjoray albaabada
    Waxa soxidhay madaxwaynaha jamhuuriyada barakaysan
    Mudane farmaajo guuuul Dawlada Nabad iyo Nolol WBT

  7. Laalays says:

    Kalahage

    Mujaahid Muuse Biixi wuxuu xukumaa dhul dherer Lawyacado – Tukaraq 1044 km. Lawyacado- Badhan waa 1187 km. Balaca dhawr jeer buu intaa ka badan yahay.

    Markaa see Jimicsi ugu baahan yahay?

    @mise jimicsiga waxaad ula jeedaa kan aad Gabdhaha walaalahaa kaga iibiso askarta angudhuudhiga ah ee Xalane ku nool.

    Xaasha, waana naga xaaraan gabdhahaas!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Laalays says:

    Khaakhtufa hoohaa hanoolaato!

    Adiga falastiini xero iigu jira baad la mid tahay, waxaad doonto qor! kkk

    Qaxootiga hadaan kaa dhigay, cabudhin kuugu dari maayo!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Laalayso naaso dheer
    Baryahan sibaad u waalatay e ma odaygiba kaa harbay
    Waadigan xagxaganaya raga barxada kalsheele
    Fekerkoda ka dhiibta e abaayo siilka iskuqabo
    Yaan lagu karbaashine nacasyahay naasaha dheeri kkkkkkkkk

  10. Kalahage says:

    Laalays

    Walaaleheen itoobiya goorma ayeynu soo booqan?

    Takale waxaan ogaaday in wixii maamulka soomaaliland taageeri jiray ahaayeen dadkii taageeri jiray ururka waadani.

    Sababtoo ah ku xigeenka muuse ayaa dhoofey saa wax garoonka ka qaada ayuu waayey.

    Taas lama sii yaabin oo waxaan islahaa waa cilad farsamo.

    Maalintii denbana waxaa dhoofey wasiirka arrimaha dibadda saa ka sii daran cali khaliif baa loogu cay.

    Awal hore qof maamulkaa ka socda markuu dhoofo garoomada ayaa la sii seexan jiray.

    Marka jeegaan waxba dhaqaajin weydee nimankii wadani ha la doono.

  11. Kalahage says:

    Khaatumo h.

    Sxb waan ku salaamay waa hore:

    Goorma ayeynu maamulkii khaatumo boodhka ka jafeynaa?

    Takale maamulkii somaliland goosasho ka quusayee maad ku deydaan xeer woqooyi inta aad soo kala dhuuman lahaydeen idinka oo kala socda.

  12. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Kalahage
    Waan kaqaaday salaanta midlamidaan hawada kuso marinaya
    Sxb awelba majirin wax layiraahdo goosasho
    Waa jabhad cadhotay tiina albaabada lagaso xidhay
    Hasugi waayin maalin dhow biixi laftisa o kadega
    Muqdisho kkkkkk
    Majirto wax layiraahdo konfur iyo woqooyi nin waliba
    Dowlada somaaliya dhinaco kaso gaadho haka qabsado
    Dalku waa mid awelba qolyahaasi waxay rabeen sed bursi
    Kiina lawaa howbiqin mad madba loso hobanaya kkkk
    Walatolay markaasay oloshay kkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Caamir says:

    Kala cararaay ha israacdo
    Axmed Siilaanyo oo muqdisho
    Muuse Biixi asigoon farmaajo la hadlin ma seexdo
    Feysal cali waraabow adigaa afkiisa ka sheegay inuu maaalin walba la xariiro xamar Shacabka G.Waqooyi iyo siyaasiyiinta wey is fahmeen in aysan jirin wax gooni ISU taag ah oo et meesha taal biliqo iyo boob CAD tacab aduunyo oo aaqiro beel
    Gala bakaarha Gala xamar
    Qaldaamiintii wey Isoo saxeen
    Welcom Muqsho

  14. ciise binu axmed says:

    waar horta xamar intee dad qaadi kartaa haddii lagu shamuumo hhhhhhhhh

  15. Kalahage says:

    Ciise

    Xamar mug weyn hadii xitaa la soo raro ciisaha degan shiniile wey qaadi kartaa.

    Ciisoow rax dheh.

    Lamalaha dadku ha soo guuraan ee waxaa la leeyahay caasimadooda ha aaminaan.

    Burburkii itoobiya waxaa laga faaiiday in soomaalidu ogaato in aan la isu dhaamin.

    Waayadan ma maqlin walaalaheen itoobiya iyo wiilka itoobiyaanka ah ayaa iga xiga wiilka xamar ku dhashay.

  16. Jabhad says:

    Horaa loo yiri xoolo iyo xukun hadaad rabto xamar

    Deg markaa dadka somaliyed inay xamar u hajiran

    Wax cusub maaha qarniyaal baa loo socday waana

    Lagu sii socon siisow iyo sabaax suuqa xamara laga

    Tabcaa

  17. abdiman says:

    Jabhad’

    Sxb xamar reer wsqooyi ayaa nolosha baray
    .iska jareer baad ahayd guryahana xaarka loda kadhist a

    Siisaw iyo sabaaaxna maad aqoon gaadhi fiyaad baad ka yaqaan ay

    Sxb yaa bilaa mu dish? Baadh taariikh da

    Maalin kaan kaa tegayna wwaadigaa indhaa isku qabsaday

    Turkish iyo madaw iyo international community kolba kugu ci yara ayaan




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...