MUUQAAL: Ciidankii ugu badnaa oo loo diyaariyay Sugida Amniga Muqdisho iyo Khayre oo Tababar usoo xidhay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Tababar u soo xidhay illaa 1,400 askari Boolis ah oo isugu jiray rag iyo dumar, Waxaana 3,000 oo Askari loogu tala galay qorshaha sugida amniga Caasimadda Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamadan ayaa laga soo xulay degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana muddo afar bilood la barayay sharciyadda Booliska iyo la dhaqanka Bulshada, waxayna  soo bandhigeen dhoolatus iyo gaardis.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska ayaa kula dardaarmay Ciidamada inay waajibaadkooda u gutaan si daacad ah, kana qeyb qaataan howlaha sugida amniga Caasimadda Muqdisho.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Dabshid says:

    Ma kuwii horey naloogu sheegeybaa mise kuwo cusub.

    Nin soo hoydaa wax hoyn rabee mahey harsataan hubsaa.

  2. Mr BaHaL says:

    Somaliyeey waad salaamtihiin.

    Raashin dhacay iyo Dawo dhacday oo ka soo galay dhulka bilaa dawlada ah ee isku sheega Somaliland oo Kililka
    Somalida xoog u soo galay.Dawladda degaanka oo rabta in xaduudka sidiidii hore lagu celiyo si loo ilaaliyo caafimadka dadka degaanka Somalida.

    Fuckingstteet baa yaabay.

    Muqdisho isba dhiibayso e madaxa ayay biyaha ka ceshanaysaa.

    Isku daygu guulbuu keenaa.Maalin ayaa la gaadhidoonaa in la helo Ciidan sax ah.Hore ayaa loo soconayaa e dib loo noqon maayo.

    Dalmida




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...