MUUQAAL+SAWIRRO: Saraakiil iyo Ciidamo ka goostay Somaliland, oo ku Biiray Jabhadda Kornayl Caarre (Video)
Qardho ( Kalshaale ) Siciid Cawil Jamac ‘Korneyl Caarre’ hoggaamiya Jabhada Dulmi-diid, ee Fadhigiisu yahay duleedka magaalada Qardho ayaa Halkaasi ku soo dhoweeyay Saraakiil iyo Ciidamo kasoo goostay Somaliland.
Hogaanka Sare ee Jabhadda oo madasha ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan Ciidamada Cusub, Waxayna sidoo kale xuseen inay Heli doonaan Xaquuqdooda iyo Qalabka ay u baahan yihiin.
“Hargeisa kama Jirto Xoriyad, Xukuumadu waxay u muuqataa Keligii Talis, Waxaana la xidhayaa oo Tacadi lagu samaynayaa, Culimadii, Saxaafadii iyo Abwaanadii, Baarlamaankuna Sharciyad kuma fadhiyo” Ayuu yidhi Caare oo ka hadlayey Xaalada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO WAXA DHACAY
Dhinaca kale waxaa halkaasi ka hadlay Saraakiisha Hogaaminaysay Ciidamada kala duwan ee kasoo goostay Somaliland, Kuna soo biiray Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caarre.
Cidamadan hala meleyo oo gawetadoda ha looga
Raadiyo federalka xoga dalkaa dolar haystee
Danbiishada tolo
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Adeer Somaliya Somaliya lagaga duulayo ma arag kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ciidankan ma garoowe bay qabsan mise burco xagee qabsan doonaan waa cidankii. Garxajis muuqaal ciidan baa ka muuqda. Maamulka goboleedka somaliand. Intaas oo ciidana. Haday kasoo goosteen. Odayga talo waa kuxutahay. Ogaada. Maamulgobeleed kii 700 ciidana ama mucaarada yeesha waa hubaal inaan wax u shaqayn. Khaatumo cali Khaliif haduu heli lahaa ciidan gaaraya 1000 nin hadafkooda way gaari lahayeen ee wuxuu is yiri. Warqado iyo qoraal iyo hadal iyo xaflad wax kuxor ee Aduunka as joogno ciidan baa loga hsybaystaa. Cidii rabta inay guul gaarto ama si toosa lagu ula hadli cida aad wax katabanaysI’d meesha waa east Africa.
Sidaan miyaa u dambeysay Garxajis, Koofi dhuub iga dheh.
Koofi-dhuubnimo Ceyr ayaa wax ku waayey ee Ama Waxdoorta ama halugu doorto.
Khaatumo state. Hada jaanis bay haystaan. Janaralkan burco qabsado. Khatumo laascaano way isgarabsankaraan. Waayo labaan gobal maamulgobeleed lagadhigo waa guul burco iyo sool casimada burco lagadhigo.
Kuwani garoowe ayaanu udiraynaa dhawaan
Waxay cadayn utahay in somaliland dowlad tahay oo aan gudeheeda ciidan lagasamayn karin ilaa wadankale latago
Waxay tusaale uthay .maamulgobeleed a hargaysa ama jegaanta ama idoor waxa kastood uguyeedo dhulkaa kuyar meel lagu jabhsdeeyo malaha waa 200km hargaysa iyo burco iyo buuro ku wareegSan dhulka wayn ee puntland baa xero laga siiyay. Mar ay noqotaba burco way tagayasn. Meesha muda dheer joogi may aan. Waa temperry.
salaamu caleekum
Shaydaanka ha la iska naaro. Soomaali soomaali kale dilaysaa waa ahlo naar.
Yaan la is dilin ee ha la wado hadlo. GARXIJIS iyo ISAAQA kale waa walaalo. Ma aha walaalo in ay is dilaan ee waa in ay wada hadlaan oo dantooda raacdaan, oo isu tanaasulaan.
GARXIJIS walaalahooda ISAAQ meel ugu wacan heli maayaan. Ilaah baa wada dhaliyey. Ilaah baa isku tul ka dhigay.
CAARE jabhadaynta ha dhaafo. Wada hadal ha la galo walaalahooda ISAAQ.
WA BILAAHI TAWFIIQ
Wax walaalo ah majiro inta la and iyo laangaab dadku yahay birta waa on la isu asladaa .jegaanta laascaano daaya laga karo waa iyo 60 .farmaajo puntland caare. Tukaraq. Xuduud. Jegaanta. Somali diid. Tikreega jacayl. Amxaaro ka haraysay.loo tagay. Ingiriska jacayl. Waa on jegaanta laga saraa dhulka barakaysanaa ee sool iyo.sanaag. ganaral aare wuxuu kasoo cararay waxyar maha. Guulayso garxajis habar yoonis.
Kkkk. Waar barawani badhi cad yaa maanta u duceeyay kkkkk midkale muuse jaahil wuu tagayaaye dalka yaan la dumin wbt
yaab, war Iidoorka hala kala qabto inta isku baabi’in.
Ciidankaan marka doonaan dagaal gelikaraan oo ka bilaabin Ceerigabo nyo Ceel Afweyn.
Inta talada faraha ka bixin oo goori goortahay waa in lawada hadlaa oo ragaan waxa ka cabanayaan la xaliliyaa.
Mar rabno Somaliland qasan, dagaalkii qori ka hadalka waa dhamaaday, Caare intaas haloo sheego.
walaahi waa wiilal yaryar oo baahan, oo laga dhaadhiciyey xaqaaqii qabiil hebel ayaa qaatay.
Somalida markaan fiiriyey isma necba ee waxaa isku diraya waa gaajada, ilaahow oil u butaaci.
🤙
Land of punt sxb waxani video kaladuwan ayay isku geegeeyeen waxani Rer Maha waa Niman mashruuc kadhigtay waxaagaa qurbaha iyo fadraalka wax kahela way iska so noqon Kan hrjogaha ihina farmaajo iigeeya ayuu odhan
Aarka
Ma Puntland ayaa ka liidataan, hadda ka hor Galan oo ah reer Afgooye hooyadiis Mushunguli tahay asagana Cali Saleeban ayaa torayda galka kala baxay oo ku dhaartay in Puntland gubin…
kkkkkkkk
Adiga markuu la isku xiniinyo siibtay oo ogaaday in dan dagaal ugu jirin, nabad qaatay.
Maanta waxaa Deni u magacaabay wasiirka Amniga in Puntland nabad lagu ka macaasho ka masuul ah.
Waana hubaa in howshaas kasoo dhaalin….kkkkk
Marka Caare u yeera oo Iidoorkiina hoos u wada hadla. not big deal…. ☺️
Muuse Biixi waa old snm oo weli dagaal iyo kii ku adkaa aaminsan..taas waa qalad.
Nin dad baahan haysta is qaxiya xitaa waa ka yeelin.
Anaga Hartiga anagoo isku dilin kuwa Isaaqa raacsan iyo kuwa diidan oo runtii maato caano leh naga dhigay Hartiga,
waayo hadaan duulno Harti kale ku horfadhiya hadaad joogto eedii ku saaran tahay in fulay tahay oo Harti la adoonsado..
Markii Isaaqa isku afuufo madfac horgalii Isaaqa dhulka ka gatay oo ordaya noo imaan..
kkkkkk
kulli gudaha la dhigin hadaan la toogan.
Walaahi carro Dhulbahante ”kuma nabad galayaan. mobb attack, laakiin wixii dowladda Puntland soo gaara waa nabad gelin.
Isaaq waa in waxa ka hadlay fahmaan….
Isaaq idilaya oo is gowracaya makula tahay in Harti ku dhexjirin?
I just wonder!!🙃
LOP
Sxb kuwan soo yaacaay soo dagaal gali oo TUARAQ & LAASCAOD ku qabso!!
Kkkkkkkkkk
Budhlayn haday soo celin waydo wiilashas soo yaacay iga waleee in ta meeshay joogaan loogu tago, in Gadhowe afar & labataan saaac lagu qabsan!!
Hadeer ayaaa laga tashanayaa wixiii laga yeeli lahaaa askartan sii yaacaysa!!😎😎