MUUQAAL: Ilhaan Cumar Raali Gelin Bixisay, Qoraal ay Baahisay oo Xiisad dhaliyey & Warbaahinta oo lafa guraysa

Nairobi ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa’iil u taageeraan ururrada u ol’oleeya awgeed.

Cambarayn ballaadhan ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag ku bixiyo taageerada Israa’iil.

Xusbno ka tirsan xisbiga Jamhuuriga iyo kan dimuqraadiga ayaa sheegay in Twitterkaasi uu sii hurinayo Yuhuud nacaybka.

Xildhibaannadan oo laga soo doorto Minnesota ayaa horay loogu eedeeyay Yuhuud nacayb.

Ilhaan ayaa baahisay qoraal ay “si cad” raali galin uga bixinayso Twitterkii Isniintii, arrintaas oo u muuqata in ay dhacday ka dib markii ay wada hadleen gudoomiyaha aqalka Congress-ka Nancy Pelosi.

“Yuhuud nacaybku waa wax dhab ah oo jira, waxaana abaal u hayaa xulafada Yuhuudda iyo saaxiibbada kale ee wax iiga bidhaamiyay taariikhda xanuunka badan ee Yuhuud nacaybka,” ayay tiri Ilhaan.

“Waa in uu markaste jiraa rabitaan ku saabsan in aad dib u istaagno aana ka fikirno dhaleecaynta la inoo soo jeediyo, sida aniguba aan u rajaynayo in dadku ay maqlaan marka kuwa kale ay aniga wax iga sheegaan.

Ilhaan waxay sheegtay in ay wali rumaysan tahay in kuwa ol’oleeya ay “dhibaato u keenaan” siyaasadda Maraykanka ama ha noqdo ururka Aipac ama NRA.

HALKAN KA DAAWO WARBAAHINTA OO LAFA GURAYSA

Warbaahitna kala duwan gaar ahaan kuwa ka howl gala dalka maraynkanka ayaa Saacadihii ugu dambeeyay siwayn u Falan qaynayey Arintan.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Land of Punt says:

    Ikhan
    Yuhuifii ayaa dabadhigatay, howlo aan la isku gelin adoo Maraykanka jooga ayey isku gashay.
    Kute Yuhuud aduunka maskaxda ka seexisay, aduunka dhibaato ayey ka wadaan.
    Falastiniyiinta halaga qabto Yuhuuda iyo howlo culus.
    Hadda ka dib tilaabo ma rogi karto, maxaa waalay may danaheeda raacato oo Somalia ayaaba wareersani ku mashquusho.

  2. Land of Punt says:

    Waxaan xasuustaa waraysi Cabdulahi Yusuf AUN oo la waydiiyey kawaran xiriirka idinkala dhaxayn kara Yuduud.. Wuxuu ku jawaabay, maya kuwaas weligayo wax ku darsan mayno..
    Dhaqaalihiinmaalintaas laga goostay.
    kkkkkkkk

    • NUURKANEDERLAND says:

      LAND OF PUNT SAYS:
      Kkkkkkkkkkkk.
      ADEER WAXKALAAD KA DHIGTEENE WAA MAXAY FULAYNIMADU!?.
      ANIGAA LEH:-
      ISRAELI & NETANYAHU THEY ARE CRIMINAL.
      LOOK 2014 GAZA GENOCIDE &
      ISIS MADE IN ISRAELI.
      ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERICE.(ALMASHRUCUL YUHUDIYAH).
      ISRAEL & USA WAA ARGAGAXISADA KOOWAAD EE DUNIDA,WAANA KUWA FANGAREEYA ISIS,ALQACIDA,ALSHABABAB IWM.FUCK YOUR SELF.

  3. Guulwade says:

    Qofka somaliga ah hadafkastuu gaadho waa banjar waxaan arkay. Siyaasiyin. Fanaaniinta. Heesaa. Jabhado. Xisbiyo. Madaxweyna yaal.aqoonyahan.prof. .iswada qaawiyay. Oo Aduunka tarikh xumo kalatagay. Marka layaab malaha. Dadka somali. Waxaa lagu tilmamaa. Dadka ugu caqli gaban.

  4. NUURKANEDERLAND says:

    ADEER YUHUDU WAA KUWA DHIBEY DUNIDAN YURUB & USA HADEER WAY OGYIHIIN.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR EXNAME(ELLIOTE SHIMON) HE WAS MOSSAD AGENT &
    ISRAELIAN TERRORIST LEADER.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO.
    ISIS MADE IN ISRAELI.
    ISRAEL DID 9/11 & IN SIDE JOB.
    LOOK 2014 GAZA GENOCIDE.
    ISRAEL & USA WAA ARGAGAXISADA KOOWAAD EE DUNIDA.FUCK YOUR SELF.

  5. NUURKANEDERLAND says:

    NOOLOOW ILHAAN ISHA DOQONTU KAA DADAN.
    ADEER XAGA DUMARKA NALAKAMA MARO.
    LKN GABADHU WAXAY AHAYD INAY YARAYSO HADALKA WARBAAHINTA.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.(ALMASHRUCUL ALYUHUDIYAH).
    IS NOT MUSLIMS,

  6. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin.
    Ilahaan, intaas loogama harrayo, iyo raali galin eey bixisay. Guddiyada eey xubinta katahay ayaa laga wada qaadayaa, taayarada ayaana laga bixin, oo waxaa ka bixin isla dadkii meel eeysan caqligeeda iyo maskaxdeeda laheeyn gaarsiiyaya.

    Abaayo Ilhaan, hadeer waxaad dhex gashay “big boy’s leage” meelaha ciyaalka waaweeyn ku ciyaaraan, oo meesha maahan, magaaloy yar oo Minneapolis oo kale ah.

    Waad dadaashay, oo lataliye iyo wax lamid ah kollay kama weeyneeysid Afrika, laakiin, xidigaada meeshii ugu sareeyay oo uu gaari karray ayuu gaaray.

    Israil waa dad iyo dal karti, aqoon iyo caqli isku darsadday, waa dadkii uu Ilaaheey doortay kahor inta eeysan caasin. Walina sharaf badan ayeey leeyahiin. Waa geesiyaal dadka Yahuuda.

    Marka xildhibaanad Ilhaan, deeynta eey kaa qabaan Yahuuda maxeey tahay, adiga oo qaxooti ah, ayeey dadka Yahuuda kugu soo dhaweeyeen Mareeykanka adiga oo soo galay safar 10 kun oo mile ka badan, oo kasoo wada tilaabay wadamada khaniisiinta carabta ee kuu dhawaa, oo albaabada ka xirtay Somalida qaxootigooda!

    Marka sow daanyeernimo maahan, in carabtaas loo hiiliyo. Waa taas daanyeernimada aan ku sheego dadka Somaliyeed qaarkood. Doqonimada waa qofka aanan dantiisa aqoon sida Somalida. Wadanka iyo individual ka, waxa ka dhaxeeya shaqsiyaadka marka eey isku tagtagaan ayeey dal noqdaan. Dadkaas hadii eey caqli daanyeer ah leeyahiin, wadanka eey kasoo jeedaan waxeey ka dhiggaan sida meesha lagu xaaro, shithole, sida uu madaxweeyne Trump ku sheegay wadamada Afrikaanka.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...