SAWIRRO+Xilalka: Wasiirada Beesha Dhulbahante uu Siiyey Madaxwaynaha Puntland

Garoowe  ( Kalshaale ) Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENI uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan.

Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda,  iyo Amniga.

Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo dhex muuqday Xukuumadda cusub ee Puntland.

1- Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xassan oo kasoo jeeda Gobolka Sool. / Kalabaydh.

2- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) oo kasoo jeeda Gobolka Sool / Boocame.

3- Wasiirka Warfaafinta iyo  Isgaadhsiinta Cali Xassan Axmed (Sabarey) oo kasoo jeeda Gobolka Sool, Kana mid ahaa Hogaankii Sare ee Jabhadii SSC.  Gobolka Sool / Gambadhe.

4- Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kasoo jeeda  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

5- Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. Halgan says:

    Puntland wasiirada ay magacaa been. Waa wada harti. Majeerteen dhulbahante warsangali. Waxay marwalba qadiyaan leelkase iyo awrtable. Meshass cadaalad mataalo.

  2. Dabshid says:

    Maamulka Max’uud Saleemaan waa ku qasbanyahey inuu laaluusho reer Waqooyiga Garowe joogo maxaa yeeley waa nimanka uu kursiga Hagbadda ku fadhiyo.

    Cali Saleemaan iyo Dashiishle waa iney la yimaadaan system lagu raacdeynkaro Kortoogto Waqooyi.

    Garowe sedex ayaa joogto

    – Hagbadle, Laga mudne iyo Korjoogto.

  3. Guulwade says:

    Wasiirada wa inay gobalka sool tagi karaan hadii kale. Puntland lawada leeyahay majirto. Walaahay. Waxaa wax lalayaabo ah in leelkase. Wasiir. Awrtable 0.gabooye madibaan mareexaan waxba lamasiin .dhulbahante wax halasiyo waa sax waana muhiim laakiin waa inay dhulka maqan soo celiyaan. Hadii kale. Puntland dhinac kararan weeye. Hagbad.

  4. Kalahage says:

    Halgan

    Adaa magacyadan yaqaanee ma iga hubtaa inay kulli yihiin harti.

    Saas haday noqoto waxaa beenoobay hadalkii @lop ee ahaa puntland soomaali oo dhan baa ku nool.

    Waxaana rumoowday hadalkii @dabshid ee ahaa puntland waa maamul jifo.

    Bal waxaynu sugeynaa @lop inuu daacad u hadlo iyo inuu indho adayg la soo istaago.kollay qaar aan gartay waa wada harti.

  5. Guluf says:

    Puntland. Waxaa dagan qabiilo badan laakiin .shacabka waadad wanaagsan. Laakiin madaxweye kii noqda wuxuu wasiirada siiyaa. Harti. Tusaale majeerteen. Madaxweynaha. Kuxugeen. Dhulbahante. Baarlamaanka warsangali. Wasiirada. Sidaas soleg uqaybsadeen. .dawladii. kacaankii baaka cadalad fiican waaye .leekase aqointooda bbay wax kuhelo jireen iyo awrtable. Wasiiro. Saraakiil. Macalimin. Shaqalaha hay adaha sOmAli oo dhana waa laga jeclaa. Cadaalad wadaninimo bay ku shaqayn jireen ilaa hada meel walba somaliya lags jecelyahay. Laakin. Leelkase awrtable waxa qariya majeerteen. Uma ogola. Xildhibaano wasiiro .xataa federaalka raali kama aha. Inay wax ka noqdaan tusaale xildhiban nada putland. Waxa la siiyay. 2 xildhibaan oo kaliya halka inta kale harti qaataan. Waxaysameeatsteen gobalo degmooyinka cusub leekase. Waxba uma ogola. Waaqaby aalad. Waxay saas usamayn leelkase waa hawiye waxay walaalo yihiin beesha xawaadle tarikh da. Fog.

  6. Idoor liqe says:

    Insha allah 5 sano ka dib aniga wasiir noqon doona.
    Kursiga Baha Nugaaleed sax ma aha in maalinkasta qaataan Khalid , hayaag iyo hassan Ugaas .

    Kursiga Baha Nugaaleed ee awood qaybsiga bee laga Dhulbahante waa Labo kursi , waxaana markasta qaata Hayaag, khalid iyo Hassan Ugaas . Insha allah Taas dhicimeyso Mardanbe, marka yagii baa la gaadhay . Kkkkkkkkkkkkkkkk

    Dhamaan waxaan la kulmi doona odoyaasha Dhaqanka Baha Nugaaleed , sida Boqordaba gooye,, suldaan siciid iyo Ugaas maxamuud .

    5 sano ee soo socota waa in wasiir layga dhigo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Idoor liqe says:

    Hadaanba Madaxweyne ku xigeen noqon kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  8. Garqaad says:

    Mr Dani. Wuxuu wasiir u magacaabay saaxibkeey xuseen gabiley. Alla maxaan isla soo jabnay. Xuseen lugatoor xuseen gabiley. Shaqsi wanaagsan asluub badan ayuu ahaa. Xagaas iyo federaalka ayuu ku qurux badnaa. Waa igala sareeyay maamul beleed in uu wasiir been ah ka doonto.

    War waa in aan meesha isaga tagaa. Yurub waxba ma yalaan halkaas ayey noloshii jirtaa.

    @ idoor. Xuseen lugatoor. Horta xasan ugaas miyuu ahaa. Mise xaamud ugaas? Kuleey qolyahaas gaagaabka ayuu ahaa laakiin sifiican uma sii xasuusto.

  9. Idoor liqe says:

    Garqaad

    Waadba Garaneysaaye Maxaad I waydiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Ina Lugatoor weeye Hassan Ugaas .

    Aaboow Dhayne baa yaabay kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk.

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    idoor liqe
    ilayn baho nugaaled baad ahayd LG baayabay kkkkkkkkkk

  11. Land of Punt says:

    Waa ku raacsanahay dadka in Hartigu xaqdaro qaateen.
    Aniga dowladda Dani ma soo dhisay farbaa ku goday!
    Horta gabdhihii waa la qadiyey oo beelo badan ayaa dulman.
    17 jago sidee Dhuloos 7da iyo madaxweyne kuigeen ku heleen? Oo weliba Maareeyayaal iyo generalo u dheer yihiin.
    Dhabayacada iyo Waroos ayaaba la qaata xoogaa..
    Puntland Harti baa loo nicin hadday sida usku dhaamin, awalbaa Maxamud Saleeban jidja ummadda kale u baneeya oo xitaa ha isasharixina laga waayey.
    Kkkkkkkk
    Isbedelka laguu sheegayo maaha in Gaas la tuuray oo Dani la keenay, isbedelka waa in Jareer ama Raxanweun ama Gabar la doortaa..
    Anoo og in Dhul Udug qofka lagu halayn karin oo marmar Maxamud Saleeban oo la isku hubo talada loo daayo.
    One man one vote aftter Dani 2023 ayaa sugin.
    Haddii kaabo qabiilo weli Puntland haystaan aniga bustahayga ka qaadan..
    2023 cod shacanäb oo free and fare ah waa lagu kala baxaa.

  12. Nuurkanederland says:

    SOMALIDA QABYSLAD BAA BAABI,ISAY.
    KUWANI MAXAY DADKOODA U QABANKARAAN?WHY?DEEGAANKOODII MABA TEGI KARAANE.
    KELIYA NINKAA REER BUUHOODLE UUNBAA DEGAANKIISA TEGI KARA.INTA KALANA WAA SHAQALE MAJERTEN AMA WAA CUSBADII PL.
    HA ILAWIN
    ISIS MADE IN ISRAELI.(ALYUHUFIYAH PROJECT)&(SUICIDE COMPANY).
    IS NOT MUSLIMS.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...