MUUQAAL: Sheekh Kenyaawi oo Baydhabo ka degay, Kana Bilaabay CAFI-Walaalkaa (Daawo+Sawirro)

Baydhabo ( Kalshaale )   Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Sheekh Mohamed Ibrahim Kenyawi oo maanta gaarey Magaalada Baydhabo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Kenyaawi ayaa Madaxweynaha u sheegey in Maal Maha soo socodo Baydhabo uu ku qaban Doono Barnaamijka Cafi walalka.

Madaxweyne C/Casiis aya aad u bogadiyay Kuna dhiira galiyay In uu sii wado wacayi galinta Bulshada soomaaliyeed Kana Balan qaadey in Dowladiisa ay ku qarab tagantahay.

Sheekh Mohamed ibrahim Kenyaawi aya inta uu joogo Magaalada Baydhabo ku qaban doono Barnaamijo wacayigalin ah iyo Muxaadiro oo Bulshada Baydhabo isgu imaan doonto Garoonka Kubada Caqta Dr.Ayuub stadium Ee Magaalada Baydhabo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...