Daawo: Minnesota 2-Sano Kadib Sidee Looga Arkaa Xukuumadda Farmaajo ?

Minneapolis  ( Kalshaale ) Waxaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu Qabtay munaasibad lagu soo dhoweeyay Waxqabadka Xukuumadda Somalia, oo hada laba sano Jirtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiin ka tirsan Dawladda ayaa khadkaTaleefanka uga Qayb galay Munaasibada, sidoo kale waxaa taageero loogu muujiyey Ciidamada Xooga dalka oo Duruufo adag ku shaqeeya.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Maxamud says:

    Minnesota magaalo somali miyeey noqotay

  2. Dabshid says:

    Maxamuud

    Kkk

    Afkaa ka xadey ee waxey ula jeeden Donald Trump iyo Celintii Qaxootiga Soomaalida.

  3. Laalays says:

    Xukuumada Farmaajo labadaa sano, intaan xasuusto, waxay ku guulaysatay;

    1. Dilka iyo Qaraxyada ay muhaligeenta alshabaab ka gaystaan koonfur Soomaaliya oo 10 ban jibaarmay! marka la barbar dhigo 2 dii maamul ee shiikhyada hor boodayeen.

    2. Baarlamaan ku sheegii uu baabi,iyay.

    3. In aan maanta Banaadir, Hirshabeele iyo Galmudug ka jirin nidaam shaqeeya oo la yidhi; car madaxa la kaca?

    4. In Amison si cad u bilawday in dhulkii ay dhufaysyada kaga jireen Zoo_maal hada si toosa ugu wareejaan muhaligiinta. Berigii hore waa laga qabsaday baan maqli jiray hada laakiin way u baneeyaan.

    5. Ugu danbayn farmaajo wuxuu isku dayay inuu keligiis- talisnimadii adeerkii Siyaad Bare koobi gareeyo. Laakiin taana waa ku fashil may, waayo dee afkii Afweyne oo kale kuma hadli karo, awoodiisiina ma haysto!

    Inta kale dabadhilifka Farmaajo ayaa uga tegayaa, dhamays tira!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...