Xoghayaha Guud ee QM iyo Madaxwayne Farmaaajo maxaa dhexmaray

‪Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guiteres.

Labada dhinac waxay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

António Guterres ayaa booriyey isbeddelada wanaagsan oo ay sameysay dowladda Soomaaliya, oo hadda laba jirsatay.

Xoghayaha guud ayaa dhinaca kale uga mahad-celiyey dowladda Soomaaliya joogyenta amniga iyo badbaadada shaqaalaha QM ee Soomaaliya ka taageeraya inay horumar ka gaarto arrimaha nabadda iyo mustaqbal wanaagsan oo ay helaan dadka Soomaalida.

Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad, Danjiraha Soomaaliya ee QM Mudane Abuukar‬ Daahir Cusmaan (Baalle), Danjiraha Soomaaliya ee Itoobiya/Midowga Afrika Mudane Cali Shariif Axmed iyo La-taliyaha Madaxweynaha Musane Balal Cusmaan.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Jabhad says:

    In maanta UN ay qadariso dowlada somalia cayar

    Kuma iman waxaa meesha ka muqata xushmad iyo

    Qadarin loo hayo dowlada somalia iyo madaxdeda

    Waxaa la soo maray mar aan waqtiba la siin jirin

    Somalida iyo dowlladooda dadka somaliyed waxay

    Sharaf ku yeelanayan dowladnimo iyo isu tanasul

    qabiilna qaran noo noqon waa ee hala isu tanasulo

    oo hala badbadiyo jiilka soo socda intaan xeebaha

    Lanoo dhaafin

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    dalka malihid farmaaja kuyiri doorawaynaha e
    kkkkkkkkkkk

  3. NUURKANEDERLAND says:

    WAR WAX Q/M=(U.N.) LA DHAHAA MA JIRTO WAA MAQAAYAD MARAYKAN U SHIDAN,sure,
    D I G N I I N.
    WHO REALY IS ISIS & ALSHABAB!!!?.
    THEY ARE DEALER’s.
    I.S.I.S MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT),GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH MISSIONRY & TERRORIST GROUP.
    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE.
    IS NOT MUSLIMS,
    NINKA IGA DHEER ANIGA HAYGA BOODO,IWEYDII ANIGA.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...