War deg deg ah: Golaha Wasiirada puntland oo hada lagu dhowaaqayo

Garoowe  ( Kalshaale ) Warbaahinta ayaa hada looga yeedhay Xarunta  Puntland TV, Iyadoo la sheegay in looga dhowaaqayo Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland.

“Warbaahinta Madaxa banaan ayaa loo diiday in ay tabiyaan Warka ku saabsan Xukuumada cusub ee Madaxwaynuhu soo dhisay, Wariyaasha tagay Xarunta Warbaahinta dowlada PL si ay warkaas bulshada ugu tabiyaan ayaan la kulmay dhaqan ugub ku ah Puntland iyadoo lagu war galiyey in marka Tvga dowladu baahiyo ka dib loo ogolaan doono warbaahinta Madaxa banaan .”

Takoorka Warbaahinta Madaxa banaan ayaan horay uga jirin Puntland Waxaana dowladihii Deni ka horeeyey warbaahinta madaxa banaan iyo mida dowlada u adeegsan jireen si siman

Madaxayne DENI ayaa maalmihii ugu dambeeyay Wadey Xulashada  Wasiirada Cusub,  Waxaana maanta baarlamka Puntland Ansixiyey Sharci dhigaya in Golaha wasiirada hal mar Cod loo wada Qaado.

Wakhtigii dheeraadka ahaa ee Madaxwyane Siciid DENI ku darsaday inuu kusoo magacaabo Wasiirada Cusub ayaa ku eg maalinta Berri ah.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...