MUUQAAL: Somaliland “Imaaraadka Saldhiga Ciidan ee Berbera lagama Kirayn” Arin cusub oo soo baxday

Hargeisa  ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyada somaliland Sacad Cali Shire  ayaa sheegay in saldhiga Ciidan ee Imaaraadka la siiyey  aan la kireyn ee lagu bedeshay inay sameeyeen jidka Berbera iyo Wajaale u dhexeeya iyo garoon diyaaradeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in sanadkan aanay ku jirin miisaaniyada Kirada dekadda Berera, oo hore looga sii qaaday kiradii sanadkan, taasina ay sababtay in aanay ku jirin buuga miisaaniyadda.

Wasiir Sacad sidaas waxa uu ka sheegay kulan lagu falanqaynayey miisaaniyada 2019ka oo uu wasiirka,xildhibaanadda golaha Wakiilada iyo xisbiyada mucaaaradku goob joog ka ahaayeen, taas oo lagu soo bandhigya daldaloolooyinka miisaaniyada  iyo inay u baahan tahay in wax laga bedello.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Dabshid says:

    Berbera waxey noqotey Dheemankii uu Sagaarale ku damcey inuu Lug sagaaro ku helo Dheeman laga dhiibey 100 geel ah.

  2. Kalahage says:

    Saldhigga lama kiraynin ee bilaash baan ku bixinnay, aniga ha iisheegina ee u shaaga kuwo dulaysan ee dhagaha nugul ee kolba beenta aad u sheegtaan rumaysata ee xayeysiiya.

    Inaad sadhigga iyo dekadda bilaash ku bixiseen labo sano ayaan sheegaynay marka malaha waa markhaati fur miyaa.

    Wado 250 km ah iyo dekad macmal ah ayaan ku badalanay intii ayarayd ee xeebta ahayd.

    Tolow xagay rabaan inay u qaxaan illeen dhulkoodii iibsadee.

  3. mohamed abdi jama says:

    Waxaan hore u sheegey in heshiishka saldhigga ber bera wax badani qarsoonyihiin oo runtu wali inaga maqantahay? Sacad cali shire waa wasiirkii hore ee arimaha dobedda ? Wuu ogaa immikana isagaa sheegay ? Ok maxaa xala sidee loo sixi karaa qaladkii dhacay? Odhan maayo muxuu u dhacay oo muran iyo fawdp ayuu keenayaa ee sidaynu u saxnaa? Emarat ma goantay inay si dhaba u oofiso balantay qaaday iyo inay ixtiraamto inay wax u qabato shacabka jam somland min laasqoray ilaa lawyacaddo? Adeer ma noqon kartaan ummad daacada oo dalkan iyo dadkan sidii la rabay wax ugu qabata? Hadalkayga waxaa ku badan dawladnimada ma taqaano madaxda jam somland? Waa tanoo kale iyo kumanaan qarsoon oo soo bixi doona

  4. mohamed abdi jama says:

    Emarat ma noo dhisi kartaa air port casriya oo weyn caasimadda jam somland iyo waxii lagu heshiiyey eoo dhan ? Ma haysano madax daacada oo si dhaba noogu waranta iyo wax qabad dhaba waa waxaanaan iloobi doonin gafka nalaga galayaa hadaanu shacabkaiyo dhulka jam spmland nahay walaahi?

  5. Guulwade says:

    Kacaankii barakaysanaa. Wax mabayiri jirin. Wax buu qaban jiray. Laakiin jegaanta. Waa inay hay ado baryaan umada dhan ee buu do dhisI wayeen. Oo leh turikiga. Waxaan cuno nookeen. Anaga wax nasii. Iyo baryo. Hada kohor baa waxaan maqlay.jegaanta baa cawimaad waydiisay ay ethiopia. Ninba sas igu yiri anoo badiya jooga. Kadib waxan baaray caawimda la siiyay. Wixii waxay noqdeen. 2baabuur oo Cawaska xoolaha cunaan. Muda dheer baan yaaban aa oo in iri. Citiraafka maxay kufalayaan. Xataa xoolaha caws waa u waayeen. Iyaga way ba kufaanaan caws baa naloo keenay. Aduunka. Ileen ceeb waxaba kanatarto walalahen tikreega caws NOO soodiray.

  6. NUURKANEDERLAND says:

    SACAD WAA NABANE WAANA TUUG.
    KAA XAQOODII KA DAMSIIYEY BAY HADHOOW SACABKA U TUMI.JAHLIGU WAA CAJIIB!!.
    HA ILAAWIN;
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT & ISRAELIAN TERRORIST GROUP)
    IS NOT MUSLIMS.

  7. Ali Zubeer says:

    Waar maxaa kala oo qarsoon. Qaran dhan oo maalinba qabiil xaraashanayo.

    Jid iyo garoon baan dhaafsannay dhulka iyo badda Soomaaliyeed kulahaa. Traitors nijaas ah

    Kuwii u niikin jirey khiyaanada meelahaas ayay u ku dhuumanayaan.

    viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  8. mohamed abdi jama says:

    Wabiyada kuwii lahaa baa dadkoodu cawska cuneen gaajo darteed sanadihii shagaashameedadii ? Bele wade xoolahayaga ayuu ka hadlayaa isna curuurtiisii iyo jooyaddii baa cawska cunay isgoo laba webi haysta?




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...