MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo ka Qiirooday Qisada Wasiir Abgaal ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka Qiiraday Qisada ku dhacday  Wasiir Abgaal oo ka tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir Abgaal ayaa Warbaahinta u sheegay inuu Xanuun ka Qaaday Xoolihii ummada oo sifo Khaldan ugu baxsaday,  Wuxuuna Alle SW Ummada Waydiisatay inay Cafiyaan, Wuxuuna xusay inaanu diyaar u ahayn inuu Xil dambe qabto, iyadoo aan baahida Qofka la dhamays tirin.

R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed Khadar ayaa sheegay inuu Madaxwayne Farmaajo Khadka taleefanka kula hadlay Wasiir Abgaal, Una duceeyay, Sidoo kalana wuxuu sheegay inay wax ka baran doonaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed. 

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Idoor liqe says:

    Hawshu ha socoto . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  2. Ahmed Somali says:

    ASC.
    ILAAHOW WEYNOW WAAXIDOW CALIIMOW dambiga wasiir Abgaal CAFI keenana cafi. WBT

  3. Cadaado says:

    ASC,
    Mareexaan iyo ilkayar kaliya maahanee, agoontii kacaanla ee Daaroodka, iyo iyo qashinkii yaryarkaa ee Hawiyaha, iyo daanyeeradii la shaqeeysan jirray Daaroodka, sida Sacadka iyo Ceeyrka, iyo yaxaraddii, iyo midgaantii ayaa social media, iyo boggaga website yada, iyo warka beenta ah u faafinaya dowladda dhexe, ee uu hogaamiya madaxweeyne Farmaajo.

    kuligood koxaan aan kor ku sheegay waa daanyeer caqli xun, oo is wassa, oo is dilla, haddanna, been isku aqriya.

    Aduunka iyo qof kasta oo wax bartay kama dhaadhici kara, daanyeernimada aan wadaan. Mark, ha’isku qasaarin, oo waqti ha’iskaga qaadin, in aad dad dad fakirra, ula imaataan, daanyeernimada iyo nijaanimada, ey Hwiaya iyo Mareexaanka iyo Daaroodkak kale ee agoonta kacaanka iska dhaadhiciyaan. Daanyeero, mother fuckers.
    Dalmidda.
    God bless Somalia.

  4. Halgan says:

    Tikreega caws waydiusta. Caws ka jaad ka iyo caws ka dadka cawska xoolaha. Kacaankii guul guul gobonomo guul kacaanki. Jegaanta idoir ganasiga kaxidha. Waa tikreega jecelyihiin kkkk.

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Cadaado adeer, KUWA kale hanoo dambeeyaane ma JIRAA siyaasiinta Hawiye mid kaliya oo beeshiisa CEEL u qoday, BEER u geed qaaday, DUGSIYO u dhisay ama ku soo siyaadiyay wax kasta oo nolol & horukaca?. *Kii intaa wax ka qabtay WAA istaahila in la garab istaago SABABTOO ah waa hubaal inuu Wadankana wax ku tari. *Adeer ma aqaan saad ula socotee Wasiir C/Raxmaan Ducaale Beyle isagoon haba yaraatee xil hayn oo muwaadin caadiya ah AYYUU degaanka uu ka soo jeedo MASHAARIIC ka hirgeliyay. *Waa kaa maantana udub dhexaad u ah Dawladda oo weliba intuu Ummadda Somali soo horfariisto leh; “Wey kan saana waxbaan u qabanay”. “Adeer waxaan kuugu Bishaarayn inay dawladda ku jiraan ugu yaraan 6/7 wasiir oo la aaminikarno . WBT

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Cadaado adeer, markaan dhallinyarada ahaa ayyaan ku fikiri jiray inaan guursado gabar Yaxya Saalax (yaxar) sababta oo ah waxaan deris ahayn gabdho Qurux badan oo reerkaasa. *Markaasaan is weydiiyay; “War ninyahow haddaad gabar reerkaasa guursato oo ay kuu dhasho 2ba canug dabadeedna aad XIJAABATO yaa ilmahaa korin? WAALIDKAA iskuma hubtide?” sidaa ayyaan riyadaa uga toosay. *MAAMADA ubadkayga marki aan isbaranaynay WAXAY i weeydiisa reerkayga WAXAAN ugu jawaabay MADHIBAAN saa waxaan isweydiiyay MA QABIIL bay guursan mise nin?. *Haddana waxaan la qayila kuwo leh; “Midgaanka Boonka Yibirka & wax la mida”. Cadaado/Rooble adeer garashadu waa agoon. ALLAA WEYN. WBT

  7. NUURKANEDERLAND says:

    WACADE WAASAASOO ABADA AH!!!.
    XOOLAHA MASAAKIINTA NINKA CUNAA DHAQTAR & DAAWWO BAY KAGA DHAMAADAAN HADHOOWNA WAA CADAAB AAKHIRO.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    GO FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH DEALERS & TERRORIST GROUP.
    IS NOT ISLAMIC & MUSLIMS.

  8. Rooble says:

    Kkkk. Maantana mataasad keentay




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...