Daawo Video: Jamaal Cali Xuseen oo La yaabay Xukun ka dhacay Hargeisa

Hargeisa  ( Kalshaale ) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegey in maxkamadaha Somaliland u baahanyihiin dib u habayn, Kadib markii uu goobjoog u noqday xukun hal sano oo xayiraad ah lagu riday wargayska Foore oo magaalada Hargeysa ka soo baxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Somaliland waxay u baahantahay   dib u habeyn dhanka Garsoorka Iyo Cadaalada ah,  Hadii Xaqadara la garab istaago maaha wax wanaagsan, Xukunka ku dhacay Wargeyska hadii alle laga baqayo maaha, mid wanaagsan. “ Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. mohamed abdi jama says:

    Axzaabta seddexda xusbi qaran iyo shaqsiyaqdka siyaasiga ahiba ma garanayaan shaqadooda? Waxna dawladdaa leh waxna axzaabtaa leh ka hadalkeeda ? Labadiibaa osaga dhex milmay axzaabtii waxaad ka dareemaysaa nacayb iyo ku talax teg ? Tusaale oday dhaqameedka ku hadlayey wax dhacay oo haddii siday tahay loo raaco garta lagaga helayo soo faqideedu sow maaha dhidar xabaalo qodaa qudhun buu u dhaadhacaa? Suldaan inoo ilaali dhaqanka wanaagsan oo ha noqon sida beesha dhexe salaadiintooda aan waxba ka xishoon

  2. Rooble says:

    Axmed somali

    Dabad iyo gudo waa nabad qabnaa
    Oo balo iyo baas midna ma qabno
    somaliland na waa muqadas

  3. Rooble says:

    shaqo ayaan leeyee nabadeey

  4. Ali Zubeer says:

    Waar jamal adeer wakhtiga ha isaga dhumin Hargaysa haddaadan sida jeegaanta u mirqaansanayn. Qabo halkaad ka timid oo isaga tag meesha. Yaa ku yidhi dad miyir qaba ayaa maxkamad ku qaada woqooyiga Soomaaliya.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...