Deg deg: Wasiirada Cusub ee Puntland oo lagu dhowaaqay (Daawo+Akhriso)

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI ayaa magacaabay Golaha Wasiirada Cusub oo ka Kooban 18 Wasiir, 22 Wasiir ku xigeen, iyo 9 Wasiiru Dowle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali sabarey  oo kamid ahaa hogaankii Sare ee  jabhadii SSC ayaa loo magacaabay wasiirka warfaafinta,  Sidoo kale   Maamulihii Dugsiga Boosaaso Public Siciid Fiisigis ayaa loo magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

Cabdisamad Maxamed Gallan kana mid ahaa musharixiintii Xilka madaxwayne ayaa loo magacaabay Wasiirka Amniga,  Sidoo kale Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa loo magacaabay  wasiirka  wasaarada Caafimaadka Puntland.

AKHRISO LIISKA WASIIRADA PUNTLAND  OO DHAMAYSTIRAN.

1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha diinta

2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dimuqraadiyadda

3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga.

4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda

5 – Cabdiqafaar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.

6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada

7 – Dr. Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.

8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta

9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda.

10 – Xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.

11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka iyo Qoyska.

12 – Cali xasan axmed (Sabarey ) – Wasiirka Warfaafinta.

13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka iyo Beeraha.

15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.

16 – Faarax maxamud cawaash – Wasiirka Kaluumeysiga.

17 – Jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...