Daawo Warbixin Cajiib ah: “Muuse Biixi Eedaymaha uu ku Miiso Farmaajo, Iyo Jawaab la’aanta uu kala Kulmay (Video)
Muqdisho ( Kalshaale ) Telefishinka Horyaal ayaa Warbixin ku eegay Eedaymo kala duwan oo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u jeediyey Madaxwaynaha DF Somalia maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa lasoo Bandhigay Muuqaalo tiro badan oo Muuse Biixi ku eedaynayo Madaxwayne Farmaajo, balse arinta Cajiibka ah ayaa Noqotay inaanu wax Jawaab ah ka helin dhinaca Muqdisho.
Dhinaca kale Warbixinta ayaa lagu xusay hadal horay uga soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiramaan Cirro oo sheegay inaanu Muuse biixi seexan, isaga oo aan Farmaajo la hadlin.

Muuse wu yaabanyahay dhego libaax bay u dhiibeen.
Deynta, gaajada iyo biyo la’aanta ka jirta meesha ayuu rabaa inuu denbigeeda cid kale saaro.
Shacabkii masaakiinta ahaa ee beenta u sheegi jireena hada wey fahmeen.
Hadii la dhaho 10 ka billion ee la inagu ka warran wuxuu leeyahay Farmaajo ayaa inagu soo duuley.
Odaygan biixi fuleynimo ayaa hadalka badan Ka keenaysa miyaa
waxaan maqlaye saqiirka inta mindida loso siitaa buu dhintaa hada muuse intaan lo jawaabin buuba ka hor cadho u dhiman rabaaye
MUUSE WAA NIN AAN WAX HORUMAR AH U HAUN SL MARKAA MAADAAMA UUSAN HAYN WAXQABAD UU DADKA U SHEEGO WAA IN UU LA YIMAADAA WAX DADKU UGU SOO JOOGSADO OK,WUXUUNA OGASDAY INUU TAAGEERO KUHELO MARKUU FARMAAJO & DFS ISKU RARABA,WALIBANA DUMARKUU KA OOHIYAA,ILMAYSIIYAA ISAGOO IS QIIRAYSIINAYA.MARKAASUU ARKAA DADKOO SIFAACAN U DHAGAYSANAYA.OK.
OGOOW HADA FARMAAJO & KHAYRE HOOS BUU KALA HADLAA XITAA SAAMAYN BUUKU LEEYAHAY MAGACAABISTA WAZIRADA SL KASOO JEEDA EE MUQDISHO JOOGA.IGAMA AHA DACAAYAD EE WAA XOG DHABBA.
OK.HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII.
ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT)
ISIS is ISRAELIAN TERRORIST & MISSIONRY GROUP.FUCK YOUR SELF.
IS NOT MUSLIMS.
Farmaajo wuu la hadli karaa oo waa madaxweynaha soomaliyada aanu jaarka nahay? Canaanta aad yara dareemaysaana xumaan farmaajo aanu u qabno maaha ee waa dabeecadayada inaanu wiilkii wanaagsan hadal hayno? Adeer farmaajo qarsoodi iyo life waa loola hadlayaa oo waa nin wax badani naga dhexeeyaan ee ogaada? Sheekh shariif cabdilahi yusufiyo madaxweyne xasan sheekh kama xuma farmaajo waa la hadlaynaa isagaaba ka wada fiican oo soomaliya wax u qabtay ? Farmaajo ma aabahayo ayuu dilay maxaa naloogu khuukhinayaa ee naloogu dirayaa waa nin fiican armaajo