BOORAME: “Xisbiga WADANI “Waa Nasiib daro in Wiil sheegay in Aabihii SNM Dishay, Xabsi la dhigo” (Daawo)

Boorame  ( Kalshaale ) Waxaa maalintii Lixaad magaalada Boorame ku xidhan qaar kamid ah Dhalinyaro dhowaan  Baroor diiq u sameeyay Dadkii  Jabhadii SNM ku dishay magaalada Boorame iyo Dila Sanadii 1991-dii.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Gobolka iyo Siyaasiyiin kala duwan ayaa dhaleeceeyay Xadhiga  Dhalinyarada Boorame, Iyadoo aysan dambi ahayn in la xuso SNM, halka dambi la dhigay in dadkii ay dhibka u gaystay dhankooda Xusaan.

Xisbiga Wadani masuuliyiinta u jooga Gobolka Awdal ayaa dhankooda sheegay inaysan wax la qaadan karo ahayn Xadhiga loo gaystay Dhalinyaraddu.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Ali Zubeer says:

    Xasuuqii ka dhacay Awdal waa mid taariikhda xusi doonta no matter what SNM terrorist think. Caqli xumida mooryaanta SNM aka Jeegaan ee arrinka waa mid ku tusinayo sida ay bankrupt ama iflaas u yihiin.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  2. Rooble says:

    Muuse waa tagayaaye somaliland ha la dhawro . Waar qaranka iyo maatida ha la dhawro waar muuse waa tagayaaye halgankii iyo gobonimada ha la dhawro kkkkk. Idoor salfududaa waxu sugayo muu dhawro Wbt

  3. Aarka hargaysa says:

    In lawasaabay ahayd waliba kuwii aad layseen markii afwayne idin hubeeyay idinka iyo qaxootiyadii ogaadeen in sidii qaxootiyadii ogaadeen laydiin galo oo dadka laydin raaciyo ayay ahayd fadhatadii hargaysa iyo burco ayaa laydinka jarayaa

  4. Asad says:

    Xaarka hargeysa maantaad run sheegay oo qortay in xabaslaha aad qoddaan at yihiin dadkii qaxootiga ahaa ee absame aad 1991 kii layseen afku kuma go.o waa Laguna xisaabtamayaa hamoodin in sidaa lagugu deynayo

  5. Aarka hargaysa says:

    Asad yaad laxisaab Tami hadaan tukoraq ku kubsadaa ye ma iidoor ayaad ka aarsan kartaa kkkkkkkkkkkkk kkkkkk

  6. somalijecel says:

    Akhyaarta waan idin salamayaa,salaan ka dib wali halkii baad taagan tihiin.
    Waxaan la yaabaa dhalinyarada reer Hargaysa/Burco ee iyagu jecel in xumaantii iyo dhibkii ay u gaysatay dawaladdii kacaanka in la sheego la ciqaabo kuwii waxaa ka danbeeyay,balse iyagu muhaajid yiraah kuwii shacab masaakiin ah laayay.
    AU Maxamed S Bare aad baan ugu dhawahay dhalasho ahaan,walaahi waxaan aaminsanahay in isaga iyo wixii dhibkaa gaystay wixii nool la ciqaabo lana marsiiyaa sharciga.
    Ka SNM dhibkii ay gaysatay og misana difaacaya muxuu yahay?Waxaan oran lahaa war illahay ka baqa wixii qaldani wey qaldan yihiin dulmi diidow dulmo difaace ha noqonin.Haddii shacabkii SNM laysay banaan yahay dhiigooda dee ma aqaan waxaan ku weeraro kacaankii iyo wixii la shaqeeyay.Waxaan anigu arkay gabar reer boorame ah iiguna dhaaratay in dad nool lagu guray ceelal. M S Bare ma sayan taa inta aan maqlay.
    @Aarka Hargaysa kkkk waxaa jirtay inagoo yar yar ah wiil yaroo dhib badnaa aad baan uga baqi jirnay ninkii oo nafta inoo keenay ayaa maalintii danbe aniga oo cabsidiisii iga badatay illahay amarkii anigoo qadyaan taagan cabsina igu taagnayd ayaa bi-qurti tilaah aan lagday aadna u garaacay ninkii maalintii ayaa ugu danbaysay in laga baqo.Arrintan TUKO-Raq waxaad ka dhigtay tiiyoo kale.Fulaynimo miyaad lahaydeen meel kalood qabsateen anigu ma maqal waxaana taa fududeeyay dhulbahante kala qaybsan TUKO-RAQ un baad ku haysaan saaxiibaday oo dhan waa wada turko-qaysan yihiin fulaynimo ayaa halkaa ka cad sidoo kale bixitaankii ciidankii dawaladda ee waqooyiga oo aan ognahay habkay ku soo baxeena taariikh baad ka dhigteen waar bedela caqligan gaaban ee waliba dulmi ha dicaafin SNM jabhad bay ahayde.

  7. Nuurkanederland says:

    WAXAAN OGAHAY IN XITAA SNM AY KU SAMAYSAY 1991 REER BORAMA WAX XITAA DHAQANKA SOMALIGA KA BAXSAN.LKN AFKA MASOO MARIN KARO.(FOR SHAME)!!.
    DILKU WAA CAADI SOMALI WELIGEED WAY ISDILAYSAY LKN WAA WAX DILKA KAXUN.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE…(SUICIDE PROJECT & ISRAELIAN
    TERRORIST MISSIONRY GROUP.
    FUCK YOUR SELF IS NOT MUSLIMS




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...