MUUQAAL+Sawirro: RW. Khayre oo Xadhiga ka jaray Xarunta Taliska Guud ee Booliska iyo Dar-daarankii uu siiyey

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta  Xadhiga ka jaray qaybta guud ee Taliska Booliska gobolka Banaadir oo dib u dhis lagu sameeyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

R/wasaare Khayre ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay  dardar gelinta Amniga dalka, Wuxuuna sheegay inay Tusaalle u noqdaan Horumarka iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa .

“Shacabka Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin Kalsooni, Waana in Boolisku ka shaqeeyo Cadaalad, waa inaad Noqotaan Hay’ad  lagu soo Ardo ee aan laga Ordin, waana inaad tusaalle u noqotaan la dagaalanka Musuqmaasuqa” Ayuu yidhi Khayre.

Dhinaca kale Raysal wasaare Khayre ayaa Wuxuu kormeeray Bankiga dhexe ee Soomaaliya.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...