MUUQAAL: Shidaalka Somalia, Xiliga lasoo Saarayo, Goobaha laga Baadhay iyo Waxa ka dhacay Shirkii London

London ( Kalshaale ) Waxaa magaalada London  ka Qabsoomay Shirkii Looga hadlay arimaha Shidaalka Soomaaliya, Iyadoona ay ka Qayb geleen Wasiirka Bartoorlka Somalia iyo masuuliyiin kale.

HALKNA KA DAAWO VIDEO

Barnaamijka Sahaminta Shidaalka ayaa laga sameeyay  ” Mudug ilaa Jubbadda Hoose oo ah dhinaca Badda”, Waxaana  Shidaalka oo ah aad u badan la sheegay in hadii lasoo saaro ay noqon doonto Soomaaliya Mid ka Saraysa Imaaraadka iyo Qatar.

Waxaa la shaaciyey inuu Qaadan doono in Barnaamijkan in lasoo saaro Bartoolka Soomaaliya 12-Sano, Taasi oo ku aadan Sanadka 2032 Hadii alle idmo.

3-Milyan oo Qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay Barnaamijkan Shaqo toos ah uga Heli doonaan, Balse 15-sano oo Soo Socota ayaa la sheegay inay Soomaalidu u baahan tahay Tababaro, iyadoo maanta ay adag tahay inay Ukun oo saartaan.

Khayraadka intaas le’eg ayaa laga helay kalabadh ka mid ah dalka Soomaaliya, iyadoo ay dhiman yihiin deegaanada Puntland iyo Somaliland, Sidoo kalana uu dhiman yahay Shidaalka kale ee Dhulka ku Jira.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. xaange says:

    In wax la baaraa ma xuma lkn datada qalabka ay u isticmaleen marka ay survey-ga samaynayeen ayaa muhiim ah waxaa jira 2d 3d 4d ilaa 5d seismic survey 2d iyo 3d waa laga baxay caalamka hadda sidaa looma isticmaalo.Lkn haddi ay meesha la tageen 2d baaritaankaa wax badan baa ka dhiman.

  2. Cadaado says:

    ASC, dhamaaantiin.
    Tan hotelkaan London looga hadlay, iyo wax badan oo looga hadlay arrimaha Somaliiya, caasimado badan, hoteelo badan waa isku mid.

    Waxeey isku mid kayahiin, in daanyeerta nijaasta ah ee Somalida, isska dhaaf, wadammo, iyo dalal ee, in eey ka faa’iideeystaan caqli daaanyeernimadooda shirkada, qaas ah, kuwa dowli ah, kuwa danbiilayaal ah.

    Maxaa yeelay, kuwa ugu sareeya, amaba ha’ahaado daanyeero Xassan Shiiq Maxamauud, amaba Farmaajo ayaa ah kuwa nijaas ah, oo eey dhaleen nidaamkii fodwada iyo kaligiis taliyanimada ee Somaliya for the fucking last 60 yearso ku dhawaad.

    Somaliya wadan ma noqoneeyso. Somaliya sharaf ma lahaaneeytso. Somaliya dulli iyo daanyeernimo ayeey ku dhiman nijaasta Somaliya sheegata waqtiga soo socda muddo dheer. Maxaa yeelay, Somalida waxeey u badan yahiin gaalo, been sheegayaal, xataa kuwooda culumada diinta islaamka sheegta, sidda nijaas Umaal iyo Xassan Daahir Aweeys. Xaniinyo iyo cilmi Islaam, iyo mid maadi ah oo eey ku sheegaan culumadda daanyeerta Somalida ah ma jirraan in eey dhahaan, “war waxaan wax dan u ah dadkeena ma’ahan” Nijaaso kitaabo u bartay, si eey ugu noolaadaan aduunka, haddan, dadka daanyeerta ah uga sheekeeynaya aaqiro..

    Marka, gaal iyo musliin, ayaa isku si u wassaya Somaliya. Ethopiya, iyo Imaaraadka ayaa isku si u wassaya Somalida.

    Daanyeerta culamadooda Somalida sheegtana, sida kuwa Kenya jooga, Somaliya jooga, Ameriaka iyo Yurub jooga, kuma dhacaan in eey dadkaan cawaanta ah, ee daanyeerta ah runta u sheegaan.

    Daanyeeero nijaas ah, oo eey hogaamiyaan daanyeero kale oo nijaas ah, waxeey u noolaans sidda daanyeerada oo kale.

    Nacalla dahaman dadka cawaanta ah ee caqliga xun kuyaal. Daanyeero,
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  3. Mr BaHaL says:

    Yaabka yaabkii

    5d,iyo 2d.,3d

    Shikarada sahanka Petrole ka baadhay Somaliya waxaa ka aqoon badan xagga qalabka iyo sida loo baadho Petroleka Misgiin wareHouse ka shaqeeya oo Ka yimid Garoowe.

    Meeshan waa lagu masgax guurayaa.

    Keyboardka ayaa dadkii waalay.

    Cali Xaraare ayaan hadalkaa ka iibsaday.

    Dalmida

  4. Aarka hargaysa says:

    BaHaL sxb kuwii yaryaraa ee xasuuqii borame xusayay ma birtay dhafiyeen iidoorkii waar nimankaa iidoor way yaqaanaan sida laangaabyada lookarbaasho car juuqdhe ayaa kadhacday meesha samaroon fadhatadii hargaysa markii lagacafiyay ayay kibreen

  5. xaange says:

    Ms Bakhaakho
    Adiga waxaan kaa waraysanaynaa cayda iyo hablihii aad iibin jidhey ee kula dhashay caqli iyo cilmi kale.
    Qlabka lagahadlayaa balaayiin doolar buu joogaa lamana geeyo lagumana aamino dhul aan nabadgelyo buuxda lahayn. Waan hubaa hadii ay qalab meeshaa ku nasiibiyeen inay geeyeen kaa aan sheegayo ee 2d scrap ah oo qarni ka hor la isticmaalayey oon wax qiimaa ku fadhiyin.

  6. xaange says:

    Somalia Announce Dates for First License Round
    POSTED ON NOVEMBER 8, 2018
    Following further progress on the framework planning and legislation for oil and gas exploration offshore Somalia, His Excellency Abdirashid Mohamed Ahmed, The Minister of Petroleum & Mineral Resources today announced further details for the inaugural offshore hydrocarbon licensing round.

    A date of 7 February 2019 has been set for an auspicious launch event in Central London when the Ministry of Petroleum and Mineral Resources will unveil the final block delineation, expected to consist of up to 50 blocks covering a total area of over 173,000 km2. During this launch they also plan to reveal the legal & regulatory framework, petroleum laws, local capacity, fiscal terms, round timings and other conditions. This event is also expected to include geological presentations gained through insight provided by Spectrum’s 2D seismic data across the open blocks. The round is set to close on 11 July 2019.

    Subsequent roadshows are currently scheduled for Houston and Dubai with further details to follow. These roadshows will be supported by Spectrum.

    Maxaan idiin sheegay 2d iyo qashin bay geeyeen meesha This event is also expected to include geological presentations gained through insight provided by Spectrum’s 2D seismic data across the open blocks.
    War bixintaa waa page kooda

  7. Dabshid says:

    Qariyo ku taalo Yemen ayaa Petrol laga helay, waaba la ogaa tii ka dhacdey

    Waxey dhaheen ilaa gurikasto la geliyo TUBO PETROL ah waxaan loo gudbineyn – Yemeninta kale ( almiino Shiikhul Qariyaha waa in loo geliyo)

    Dagaal iyo Tusaaleyn inuu petrol keenikaro dhibaato ka dib ayaa dhuumihii la jeexey.

    Hadda Reer Hobyo waxey dhihidoonan ilaa Cadaado waa in Tubooyin naloo geliyo.

    * Petrolka soo saara aan baahi beelnee




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...