Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”

Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C.raxmaan C.laahi Cirro,  Wuxuuna siwayn uga hadlay dadka kala duwan ee lagu xidhay hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Cirro ayaa ugu horayn k ahadlay Safarkii uu Maqnaa iyo Kulamadii uu kusoo Qaatay Nairobi iyo Addisababa.

Wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin  Inay ka qayb galaan Doorashada baarlamaanka oo dhici doonta dhamaadka Sanadkan, Balse Wuxuu sheegay inaysan Aqbali doonin Xubnaha Gudiga Komishinka Doorashooyinka.

Xukuumadda Muuse waxay leeday Khaatumo iyo Cali Khaliif uma Baahnin,     Awdal iyo Saami Qaybsigeeda uma Baahnin,   Waxay leedahay waxaa isku Filan UCID iyo KULMIYE oo Doorasho gelaya,    Waxay leedahay Taageerayaasha Wadani iyo Xisbiga uma baahnin,  Bal Xagee Somaliland lagu wadaa,  Shacabka inta laga tashaday way Tashan doontaa” Ayuu yidhi Cirro.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (13)

  1. Rooble says:

    Kkkk. inaan laandhere ahay caawa yaa ka hadlaaya kkkkkkkk. Waar majoorati aniga ah labada daamoodba hhhhhhhh ithoopia iyo somaliland ba labadaba aniga ku hor kaaja

  2. Samawade says:

    rooble jooji beenta iyo kalagurka isaaq
    Cadawgeenu waa somalia iyo daarood

  3. Rooble says:

    Samawade

    Kkkkk. adiga Somali iyo cadawgaad sheegayso ba anaa wasaa hhhhhhhh
    Ee soo soco

  4. Rooble says:

    Samawade aka Samalaha

    manaa been sheegaaya.waar ithopia waxaan ku leeyay sadex dagmo (1) gaashaamo (2) daror (3) iyo ramasoo kkkk sxb bal adigu wax sheego kkkkk. Waryaadha heen bal dadkan wakhti la ka latagay taariikhda raadinaaya eega kkkkkk reero cuqdad ku nool garxajis ha ku daalina ilaahay ba doortay waana alaah ba boqoree waa boqor ka idoor . Sool ban dagaa oo sanaag ban dagaa oo burcan gadaa oo berbaraan dagaa oo hargaysan dagaa ee bal adigu wax sheego
    Wbt soo soco

  5. Rooble says:

    Boqorka idoor waayo waa garxajis
    Hhhh inuu boqorka idoor garxajis yahay car yaa caawa ka hadlaaya

  6. Samawade says:

    Ader cawa maxa ku daray
    Waxan o cadho ah wa maxay shaydaani is ka naar

  7. Rooble says:

    Samawade

    Waxaan la yaabay col doon iyo c/salaan tajelmaan waxa aad u ka la jeclaysanaysaan kkkk labaduba waxay tageraan somalia hadana coldoon ayaad ka dabaciyaysaan kkk oo maxaad c/salan tajelmaan uga daba qaylinwaydeen hhhh mid waa garxajis oo waa coldoon midna waa habar jeclo oo tajelmaan
    Midkale you toub ku dhufo oo ku qor c/salan tajelmaan adiga wax arki donee
    Wbt

  8. Laalays says:

    Laba-diinuba laba inan gumeed baad tihiin!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Ahmed Somali says:

    ASC.
    War C/Salaan Gentilman & Coldoon waa Somali oo qabiil ka kore FARQAHOODA daaya ee idinku is xagxagta. WBT

  10. Rooble says:

    kkkk. anigaa waasa adiga iyo tii qoobka giraanta lahayd kkkkkk

  11. mohamed abdi jama says:

    Cirro waxaan odhan lahaa nacaybka biixi yuu kugu kalifin ma hadho weyn iyo fidno abuur way hurudaa fidnaduye kii toosiya naclad eebe ha ku dhacdo? Adeer mr cirro khaatumo iyo cali khaliif looyar uma tihide aan kuu maahmaahee hiilku dar eebe kaama ahee xinka muuse biixaad la xaw xaw leedahay) cirro dhaqankaaga wali nin reer jam somland ah min laasqoray ilaa lawyado kuma arag habdhaqan kaaga mr cirro jawaabna iga hoo uma qalantid madaxweyne jam somland )? Iga qor mana noqonaysid waad dar jiidhay joog baan kaa waayee bagaad jiidhay kaymaha

  12. Asad says:

    Kkkkkkkk laasqoray waa puntland somaaliya somaaliland waxay kabilaabataa c/gaabo weliba badhtamaha magaalada e ma marduufkii baa wax kuu dhimay caawa mise beenta dembi uma taqaanid

  13. Guulwade says:

    Idoor. Jeegaanta wuxuushta iskuma kalsoona Markay hadlaan kamahalaan arimahooda waxaa layaableh waxa puntland. Khatumo jigjiga hadalkooda ugu soo daraan. Ilaa mudo 12 sano waayo gobalka sool baa cidanka joogaan. Jegaanta. Xataa boqorada caayaan. Wardadkaan waa dad aan xI shoon. Waa in sool laga saraa si at muslimiinta inaad galiyaan. Waayo kibirkoodabeenta. Inay kuhalqabsada an majeerteen dhulbahante. Mooyee xalkale mahayaan.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...