Xuuthiyiinta oo weerar Diyaarad Drone ah ku dhaawacay Taliyaha Militariga Yemen

Hargeisa  ( Kalshaale ) Weerarkan ayaa khamiistii ka dhacay Saldhiga Militariga ee Al Anad oo ku yaal gobalka Lahji ee koonfurta Yemen, xili ay halkaasi ka dhaceysay Xaflad ay saraakiil badan ku sugnaayeen.

Kooxda Xuuthiyiinta ayaa diyaarad yar oo ah nooca Drone loo yaqaan ama aan duuliyaha lahayn oo ay saareen waxyaabaha qarxa ku dul qarxiyey meel wax yar u jirta goobtii ay fadhiyeen Saraakiisha Militariga Dowlada Yemen ee saldhigaasi ku sugnaa.

Waxaa jira warar sheegaya in ay ku dhinteen weerarkan 5 askari, isla markaana ku dhaawacmeen 20 sarkaal oo uu ku jiro Taliyaha Ciidamada Militariga Yemen Abdullah Al-Nakhee.

Madaxda weerarkan ku dhaawacmay ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Madaxa Sirdoonka Militariga Mohammad Saleh Tamah iyo Guddoomiyaha gobalka Lahji Ahmed al-Turki.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. nuurkanederland says:

    XUUTIYIINTU WAA DAD LAGU SOO DUULEY,
    SACUDI & UAE WAXAA MARAYKAN U SIIYEY HOME WORK DALKA YEMEN INAY BURBURIYAAN
    OK,MASAAKIINTAAS YEMEN SIDEY U DULEEYEEN SACUUDIGA & UAE LAMA ARAG OO LAMA MAQAL,AAWAY KUWII DHIHI JIREY XUQUUQ INSAAN BAANU U DOODNAA EE DILKII JAMAL KHASHOGT NAGU WAREERIYEY?
    MA JIRTO WAX HAY’AD AH OO XUQUUQUL INSAAN U DOODA LKN WAXA JIRA HAY’ADO MAGACAAS SITA OO DANTOODA & DANTA DAWLADAHA SAMAYSTAY EE DHAQAALAHA SIIYA U DOODA!!!!!,BELIEVE ME=I AAMIN ANIGA
    MASAAKIINTAAS YEMEN HALOOSOO DUCEEYO
    SACUDI & UAE WAXAY KA SHAQAYNAYAAN
    LAYLISKII SHAQO GURI AHAA EE MARAYKAN UDIREY.
    SAUDI ROYAL FAMILY ex-JEWISH FAMILY GO FUCK YOUR SELF,
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWISH.yes 100%.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!?100% INSIDE JOB.
    ISRAELI DID 9/11?.4000 JEWISH is ABSENT 9/11.(THAT MONING).
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.!!!!.
    Fiiro Gaara:-
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TELAVIV.
    ISIS,BOKO,ALSHABAB,ALNUSRA,ALQACIDA,ISNOT MUSLIMS.WAANA QANDARAASLAYAAL QANDARAAS LAGU SOO SIIYEY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMLKA & BURBURINTA DUNIDA MUSLIMKA.




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...