SAWIRRO: Saraakiil lagu soo Tababaray Turkiga oo Kusoo Noqday Muqdisho

Garoowe  ( Kalshaale )  Ku dhowaad boqol saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka Turkiga lagu soo tababaray ayaa Muqdisho dib ugu soo laabtay maanta.

Saraakiishan oo la socday dayuurad gaar ah oo ay leeyihiin milateriga Turkiga ayaa waxaa garoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyey Wasiirka gaashaandhiga Somalia iyo masuuliyiin kale.

Waxaa naga go’an dib-u-dhiska ciidamada qalabka sida ee somalia, waxaana u mahadcelinayaa Madaxweyne Maxamed  Cabdullahi Farmaajo iyo Raisal Wasaare kheyre sida Wasaaradda gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga ay ugu garab taagan yihiin dib-u-dhiska Ciidan Soomaaliyeed oo awood leh sidii dalka uu u yeelan lahaa” ayuu yiri wasiirka Gaashaandhiga Somalia.

Dowlada Turkiga saaxiib dhow la ah Somalia ayaa sidoo kale duleedka Muqdisho ku leh saldhig milateri oo lagu tababaro ciidamada dowlada Somalia.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...