MUUQAAL: Sh. Kenyaawi oo 27-sano kadib Muqdisho yimid iyo Barnaamijka Cafi-walaalkaa

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho soo gaadhay Sheekh Maxamed Sh. ibraahim (Kenyaawi) oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Wuxuuna kulan layeeshay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay kawada hadleen Wacyi gelinta Bulshada Soomaaliyeed Sidii Xooga loo saari lahaa.

Sheekh Kenyaawi ayaa ka mahad celiyey soo dhowaynta Bulshada Soomaaliyeed ay u sameeyeen, Wuxuuna sheegay inuu ku Farax sanyahay inuu 27-Sano kadib  Kusoo Noqdo dalkiisa.

“Waxaan  u imid inaan dadkayga wixii aan usoo Bartay aan u Keeno,   “ Ayuu yidhi Sheekh  Kenyaawi, Wuxuuna sheegay inuu Muqdisho ku Qaban doono Barnaamij uu ugu magac daray CAFI-WALAALKAA.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. nuurkanederland says:

    SH KENYAAWI ILLAAHAY HA BARAKEEYO.
    WAXAAN JECLAYSTAA MUXAADAROOYINKIISA SIDA DAREENKA LEH UU U JEEDIYO.
    ILLAAHAY HA XIFDIYO,AMIN
    LKN CULIMADA SOMALIYED WAXAAN LEEYAHAY MUXAADAROOYINKIINU HA SOO DHAAFAAN DAHARADA,SIDA SALAADAHA LOO TUKADO,IWM.MUXAADARADU WAA INAY WAQTIGA LA SOCOTAA OO DADKA LOOGA DIGAA WIXII XUN,LOO SHEEGAA WIXII SAN.
    FIIRO GAARA:-
    SIDA:MUXAADAROOYINKA SH MUSTAFE & SH C/RAXMAAN BASHIIR(JIBUTIYANKA).




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...