Somaliland “Wax aanan Filayn ayuu Noqday, Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid DENI ” [Muuqaal]

Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Cusub ee Puntland iyadoo sheegtay  inay isbadal ka filayeen Hogaanka Cusub ee Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Biyaha ee Somaliland Saleebaan Koorre  ayaa  sheegay inuu aad uga xun yahay Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Cusub ee Siciid Deni,  oo xalay sheegay in Puntland dhulkeeda lagu soo Xadgudbay.

Hadalkii uu sheegay Siciid Deni ayay sheegeen inuu la Aragti yahay Maamulkii Hore, Dadka deegaankaasi waxay u baahan yihiin Nabad iyo Nolol, inay la jaanqaadaan dadka Deriska la ah, Caqligu waa inuu shaqeeyo.”

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (49)

  1. Mustafe Daacad says:

    Kkkkkkkkkk kani isagu waxba kama qormaan waa nin laga lumay waxuu doono tolkii haka sheego hayeshe malmahan rer xamarka iyo rer hargeysa waxey kufanayeen qolaba iney iyadu wadato arinkas wanla yabay hiraa loo dhahay nin mj ah marabi manoqdo kkkkkkkkkk Waxan dhahaa war iska eegii kii aad aragtanba kan kala kadaran matna waxeyku hayaan Aabe gaas ayaa roonaa waxan ad uga helay ingiriis hadan noqoten anagu talyini noqon mayno dalkana wa somalia somali ayaa leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Mustafe Daacad says:

    Odey dabshid awey yaa qoraal dher o bilaa nuxur ah kudalay nin ayan kensanay o xamar laga xukumo doraad waxan kugu dhahay khiyaliga iska ilow meshan Puntland ah dhaqan iyo shacab aya utaliya ninki cadkisa dhacsan karin malin cad ayey daqada kala baxaan hada waad ogaatay gaas inuuu ahaa nin nabadeed o aad uqabokw kudarsoo ninkani waa billioner maha nin baahan hhjhjjjjjjjjjjjjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkj

  3. Xaange says:

    Mustafe
    Horaan dadka ugu sheegnay war puntland qof baa qof badalayee mawqif isma badalo.
    Gaas baa baxay ee maxaa is badeley qolada xamar baa ugu darnayd maalmahan gaas baa tuurnay ku faanayey kkkkkkkk

  4. Dabshid says:

    Mustafe

    Waxaad igu dirirabtaa Dalxaheena Qardho,
    Hantida iyo kursigaba anagaa siiney, hadduu Kibraha Qardho ayuu Qubo ka dabaa.

    – Sug HAGBADAADA 2022.

  5. Abwaan deeq says:

    @war hadal looma baahne ninkani Ma imaan karaa @tukaraq Anigu Waxaanba Ka baqayaa @in Garowe laga qaado.wbt

  6. Laalays says:

    Deni uusbuur bedelay Caac uusbuur dhul miyaa lagu soo celin lagaa?kkkkk

    Waxaa dhaba in ciidan beeleedkii Tukaraq lahaa baan xoraynaynaa, inay badidood shalay ku laabteen tuulooyinkii ay kasoo kicitimeen.

    Markay dhamaysteen xoolihii Dhulbahante.kkkk

  7. Jabhad says:

    Ina koore isaga wuxuu u jawaba ninkii harti ah kkk

    Maamulka hargaysa weli miyusan ka korin qabyalad

    Deni wuxuu ku shaqynaya rabitanka puntland iyo

    Federalka somaliyed wuxuu kaloo aminsan yahay

    Dowlad somaliyed oo sal adag inay ka shaqyso

    Somalia ninkani waa ciyalkii ku koray casimadii

    Muqdisho oo ay ka jirtay dowladii kacanka

  8. Mr BaHaL says:

    Yaab com.Oo maxay filayeen?

    Shalay soo taay ay salaan iyo hambalyo u dirayeen.Maxaa maanta dhacay?

    Siyaasadii Diqsiga miyaa meel u soconaysa kk

    Marka la soo mirqaamo ee laga soo kaco fuckingstreetka ayaa la baraarugayaa.

    Marka la qaadiysan yahayna hambalyo ayaa layska dirayaa .

    Dalmida

  9. Drwsh says:

    ADIKU WAXAAD TAHAY WASIIRKA BIYAHA EE MAXAAD KAHADLAYSAA AWAY DADKII SHAQADAAN LEHAA MAXAAD MUUSE BIIXI U ODHANWAYDAY SHADAAN I SII HADII AAD NAFLEEDAHAY SHAQADAAN WAXAA ISKA LEH WASIIRKA WARFAAFINTA DOQONYAHAY MADAXA WEYN

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    yaab horta keleb cali kore jabhada SNM ma wuxu u yahay
    wasiirka warfaafinta mise waa wasiirka biyolayaasha
    ilaa hadu qofku yahay bila xishood mayaqaan
    mowqifka u kahadlayo subaxaanaka yacadiim

  11. Laalays says:

    mrs baakhad,

    Hadaad afkaaga uraya haysan weydo ina Koore lee yarta kaa yar u tu, inaynaan!

    Dhash lee markuu kaga siiyo lee xishoon!

    Inag gumeed!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Kalahage says:

    Xagee lagu arkay dawlad afhayeenkeedu yahay wasiirka biyaha away kii afhayeenka ahaa.

    Hadhow bay ku dhihi waa dimuqraadi.

    Sida la isu xigo ayaa la isugu jawaabaa.

    Wasiirro iyo boolis qayila waan ku ogaa meesha.

    Indhaha ayaa la marmaranayaa cideecadana waa la soo istaagayaa! Qaaq…qaaq……

  13. Kalahage says:

    Dhaqan xumida ay soomaali bareen baa ka daran wax kasta.

    Waagii baryaba qofba qof ayuu u jawaabayaa.

  14. Laalays says:

    khaatumo haanoolaatoo

    Halkaan in badan baad kusoo qoraysay Cali Ciise ayaa Puntland madaxweyne ka noqonaya!

    Bal kawaran bahdilaadii lagu sameeyay intaad ina Koore caayayso!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Laalays says:

    khaatumo haanoolaatoo iyo Kalahaya,

    Puntland qaxooti baad ku tihiin sida falastiin-ta kaamka Shatila ee Beiroet duleedkeeda saaran!

    Dhabayaco dhulkeeda maxaa ugu haystaan, hadaa idinku dhulkiinii ka qaxdeen? Waa gardaro!kkk

    Kusoo laabta dhulkiina hooyo, wax la qaybsada, madax ka noqda!

    Hadii kale waxaad ahaan’Hasha labada geed jecel, midna gaadhi weydee, waraabuhu…….

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Laalays says:

    Aar naga aamusa wejigiin gubaye. 16 toban nin oo dhulbahante ah baa garoowe ka codeenayay ma jiro mid Cali Ciise codsiiyay!

    Imaan laawayaal!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. sOmalilander says:

    Laalays

    U tudh shacabkaagaa sukdaan, Mr Baakhad & Kahtuumo Hanonaalataba miyaadan ogayn inay shacabkaagii yahiin hoos joogay calanka Tawxiidka leh?!

    LA saa’ir markaasaa sxb, inaagama mudna intaan dhulkoogi ka qaadnay hadana u hanjabnee…hayska keen caayaanee udaa sxb sifiican maylasocotaa suldaan!

    Mahadsanid!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Laalays says:

    sOmalilander

    Inaadeer mr Baakhad waan kuu hubaa inaanu Samaroon ahayn. Waa saqajaan/fule wala weyna oo iska dhiga inuu reer Boorame yahay.

    Balan-na waan ku qaadayaa, inaan sidii Barawaani queen maqaxidaan uga caydhiyay, mr Baakhad-na uga caydhiyo!

    Cidna igama celin karto walaa adiga walaa cid kale!:-(

    Naa naab kaan Kahtuumo Hanonaalato isaga waa kugu raacsanahay waa u tudhaa, uma jawaabo inta badan. Hadana farahaan ka qaadayaa!

    I am Proud to be a Somalilander.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Land of Punt says:

    10 sano ka hor ayaan iri, markii Laascaanood, askar Ina Cambaashe watay oo Xaabsade sida Ina Koore siyaasadda u hogaaminay oo wiilal Cumar Maxamud u badan hiilo yimid lagu laayey…run
    Waxaan iri Dhabayaco ma afgarayso Dhulbahante, waayo walaalkiiis ka yar oo wax la leh ayuu u arkaa, Dhulbahantana walaal iyo dad jira midna uma arkaan….
    Majeerteen marka Isaaq, Hawiye iyo Somali kale maqlaan in meesha soo gaaleen, xag siyaasad ama colaad way ogyihiin in cadow adag horfadhiyo…
    Kkkkkkkkkk
    Laakiin Dhuloos baa oran;; ma naagihii Dhabayaco ayaa laga baqayaa??? Kkkkkkkk
    Waayo weligood xabad Dhacayaco oo cadownimo usoo dagaal galay ma arag!!
    Weligood ma arag colaad ka badan aano qabiil beeleed….
    Hadda daanyeerkaan Koore waxay Iidoorka cabsida hurdi la, isagasoo hormariyeen, waa asaga in cabsi ka qabin oo Puntland shacab Dhulbahante colaad iyo xasuuq midna u rabin..
    Waa daanyeer jaad loo qaaday…!
    Ilaa Dhabayaco daanyeerta Dhulbahante madaxa jabiyaan Garoowe qatar ayey ku jirtaa..
    Isaaqii baa ka jooga ku haya, ayagiina waxay leeyihiin war soo socda, Dhabayacayo anaga naqaan oo Garoowe xitaa ka cayrine.
    Iidoor waa ogyihiin in jiri doonto maalin orayn Puntland shacab Dhulbahante ayaa ku baabi’in oo maraqa la isacabin, inta neefkii kuu karsamayey lagugu kordilo.
    Daanyeer Afweyn Ina Koore.
    Iidoor iyo Geelwas Dhulbahante halaga dhexbaxo.
    👊

  20. Mr BaHaL says:

    Ingumeed ku dhashay Fukcingstreeka oo kolna salaan diraya maalin kadinba oohin la soo fadhiisanayaa kkkk

    30 sano ayaa lagu jiraa biyao la’aan iyo Aids dadkii u dhinteen.

    Shalay ayaan arkayay iyaga hambalyo u diraya Mr Saciid Deni oo sii qoslaya sidii gabadh saxiibkeed soo socdo.Maanta tanbaa ku xigtay kk

    Qaadro iyo murqaan ayaa lagu jira.

    Marka la soo mirqaamo hambalyo ayaa la diarayaa – marka la qaadiroodana caybaa la dirayaa.

    Dalmida

  21. sOmalilander says:

    Suldaan Laalays

    Hablaha waa lala qoslaa miyaa lagu qeeyliyaa…waa heeestii NIMCO YAASIIN.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  22. khaatumo haanoolaatoo says:

    laalays
    Dr cali ciise wuu tijaabiyey inuu hogaamiyo dadkisa
    nasiibdaro waxa wax doranayey lix iyo lixdan oday
    o kafekeraya calooshoda keliya danta dadka iyo dalka toona
    aan kafekerin haduu shacabku codayn laha waxa
    biyo kama dhibcaan ah inay dooran lahaayeen
    cida dantoodu ku jirto amaankoda iyo dhaqaalohood
    garoowe malihidin o qaxootibaad ku tihiin
    midbaan kaleyahay oday siilaanyo hargaysa umadhalan
    asal iyo fasantona umalaha waa habarjeclo
    wuxu kasojeeda bariga burco iyo galbeedlka
    gobolka sanaag sharciga u ogolaaday inuu xukumo
    hargaysa o aanu u dhalan isaaq ahaan ku xukumo waad
    ogoshihiin
    maxa nodiidaya inaanu xukuno puntland iyo
    somaaliya
    sxb puntland anaga leh waa dadkayagi iyo deegankayagi
    siyaasadu waalagu kala duwanaan kara siyaasada
    siyaasadu waa sida dabaysha o kale marba meel u guurta
    lkn dhaqan iyo dhalasho waa maguuran beelwaynta
    harti waxay lamidtahay habarjeclo adiguba maadyeshan
    halaydinka dhex kaluumaysto WBT

  23. Land of Punt says:

    Beryahan waa maxay mashxarada Laalays iyo SOmalilander, Aarka Hargeysa etc. Wadaan.
    Yaab, waa maxay cabsidaan?
    Runtu waxay tahay inta ninkaan Ina Koore, Cabaashe, Cali Kaliif, Xaglotoosiye, Ina Maxamad Cadde iyo kulli idinkasoo horeeyaan, Dhulkooda 100% haysataan, cidna idinma soo socoto.. Laakin maalinta xabad idiin qaataan, maalintaas cabsada….inta ka horeysaysa dhul Dhabayacayo lee ha isku imaanina..
    Waayo maalintaas mowka ayaa la iska adeejin, idinka iyo ayagaba!
    Run🙂 Been ma sheegin.
    War xira xuduudka baas aad noo sheegtaan if I care.

  24. Kalahage says:

    Maamulkan baho xabasho wuxuu la qaylyo meesha ma yaallo maxaa yeelay reer mudigiiba la aragee saa waa nin kalluun xannaarsan.kkkkk

    Kooxdii reer bari ee awalba dhiibtay baa laascaanood soo celin taasi waa wax lagu qoslo.

    Ninkan maamulka puntland loo doortay cadihii dhiibay (aun) ayuu egyahay wadadii ayuuna mari.

    Iska dhaaf laascaanoodee waxaan sugnaaba waa maamulka Somaliland oo lagu soo dhaweeyo labada garoon ee Garoowe iyo Boosaaso.

  25. khaatumo haanoolaatoo says:

    laalays
    jooji calaacalka nedel iyo naanaba adiga ah habaryahay
    dhareerku kasocdo sida dadka caadiga ah fikirkaaga u dhiibo
    adigon cidna caayin hadikale ilmada ceshi duli ilaa duli

  26. nuurkanederland says:

    YOU ARE NOTHING=ZERO!!!.
    PL & SL MIDNA DAN UMA HAYAAN MASAAKIINTA SSC DEEGAANKAAS KU DHAQAN.
    HADUU DENI YAHAY MADAXWEYNE MAJEERTEENIYA Ah.
    ADIGUNA WAXAAD TAHAY WAZIIR USHAQEEYA MAAMULKA ISAAQ LAND.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    WHO REALY IS ISIS!?
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT & ISRAELIAN MISSIONERY GROUPS)=ELLIOTE SHIMON GROUP.FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH NATIONALTY & MISSIONERY LEADER.ISNOT MUSLIMS,SURE.

  27. Land of Punt says:

    Walaahi fulaynimada Iidoor anaa la yaabay!!
    Faysal ninka dhageystay ayaa fahmin argagaxa meesha ka jira!
    Xitaa social media saqiir iyo kabiir reer Somaliland waxay isha ku hayaan doorashadii Puntland.
    Kkkklkk
    Gabar aan deris oo Habarawal ayaa igu tiri, Moorgan uun hadduu nagu soo bixin waa qayr..
    Kkkkkkkk
    Waa qof 1990 seexahay kkkkkkkkkkl.
    Muxuu Morgan awood hayaa xitaa haddii Puntland loo doorto, ma Dhuloos dhan jeexi karaa, Iidoor kudaba jiro.. Yaase in u dhintaan ogol in Sool lasoo celiyo oo dadka dhulka leh ahayn…🤔

  28. sOmalilander says:

    Lop

    Adiga Kuwa kula joogee kuxigeen ka budhlayn uugu horeeyaa maxay wax kuugu qaban waayeen sxb ilayn iyaba waa reer ka aad sheegaysee eed leedahay way kula socdaan oo way kaa soo horeeyaane.

    kuwa adiga kula joogaa ma haweenba, sxb haday dhulmahante cid wax taraayo adba waa kula joogaan!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. Land of Punt says:

    Ma xasuusataan markii Tukaraq in xoreeyaan damceen oo ilaa Raascayr, Huriya, Xaafuun, Garacad iyo Galdogob ka yimaadeen…..rag Qubo lagdi jiray…kkkkkk
    Markay arkeen ninka disho iyo kan ku dila waa dadkii tuulada u dhashay..kkkk..
    Ma jiro cadow kusoo duulay oo adiga ahayn….kkkk
    Waxaa ka dhacday Ari Boowe meesha nagakaxayya.
    Kkkkkkkll
    Run rag kama nixiso.

  30. khaatumo haanoolaatoo says:

    laand of
    horta maxad laburaanbuta sidi islaan odaygedi dhintay
    war islayaab o jooji calaacalka nedelyohow
    caloosha wayni adigu waad tahay dadka xaga dhimirka nacas xoolo ah

  31. sOmalilander says:

    LOP

    Waliba idinka oo isku daarood ah bay kula joogaan oo in ka badan inta hargeysa joogtaa ay garowe tubanyahiinee waxba haku marmarsiyoon dhulmahantaa idinka socdee …dee kaalaay meeshii lagaa caydhsaday sxb oo garowee baabaa araguu dul yuururaayee soo kaxayso dhulmahanataad sheegayso.

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  32. Laalays says:

    mrs Baakhad,

    Adiga maanta walaashaa, hooyadaa daayee, Sow maaha kuwa Xerada Xalane albaabka kayuuga u taagan inay galaan!

    Intaad halkaan dal mida ku soo qorayso WAXAA LAGA YAABAA IN WALAASHAA 10 ASKARI OO BRUNDIIS/UGAANDHIIS AH ay ixageeda hore iyo ta danbe isu dalooliyaan!

    Yaa u ooya!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  33. Laalays says:

    mrs Baakhad,

    IMISA GARAC AYAAD ABTI U TAHAY!

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  34. Zaki says:

    Ninkan Deni ah hadalkiisa yaan wax weyn lagasoo Qaadin,waayo Cisman Maxamud Kama Abaal dhacayaan Somaliland oo Magan-gelisay markii Mj iyo hartiga Kaleba isugu tageen ee Aakhiro u direen.
    THAT MEANS Dhuudo Cisman Maxamud Ma’iloobin
    Kkkk
    DENI JIDKUU NOO BANAYNAYAA SIDAAN FILAYO ILAA YOOCADE.
    MAXAA KA YAALA SOOL,DAGAAL HADAY NOQOTONA ISAGAA FASHIL KA RAACAYAA SIDII INAADEERKII GAAS
    KKKK

  35. Laalays says:

    mrs Baakhad,

    Kumee doofaryahaw?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. Land of Punt says:

    Ninbaa igu yiri: wax ma ogid Dhulbahante sidaan ayey ugu badisaa oo Somaliland, Puntland iyo Dowladda wax ka helaan..kkkkk
    Ninkaas wuu qaldanahay, wuxuu ka hadlay shaqsiyaad waxay cunaan la siiyey, wuxuu ilaaway
    1. Sharaf iyo magac, waxa wiilka gabadha ku oran.
    2. Dhulka horumar la’aantiisa oo ka haray horumarkii, sida jidad, airports, sckoolada, caafimaadka, shaqo abuur, hadda waa dhul la isku faysto oo tuug la kala laaluushayo.
    Dhulbahante uguma badiso in candho dhexe yihiin.
    Waa in midoobaan oo sharaftooda dhacday oo Ina Koore caade qaate u hadlayo dhacsadaan.
    Nin aan tiisa u istaagin, cidna kalena u istaagi mayso..
    Guubabo u qaata hadalkayga, ama qurunkeena noo qariya…
    Run

  37. sOmalilander says:

    LOP

    DHulmahanta adiga ayuu wax kugu darsaday oo Laascaamod kugu aaminay iyagoo islahaa IDOOR ka ayay idinka celin doonaan, waxayse aanay talabada ku darsan inaad tahiin HALAMASH NAAGEED marka xabada ISAAQA maqlaan horay kasii alaabtoodaa!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  38. Laalays says:

    Zaki,

    Walaahi waxaan kuu qiray inaad tahay, qof wax bartay siyaasadana u dhuun daloola.kkk

    Deni Su, aal ayaa BBC weydiisay, Jawaabtiisuna waxay ahayd dhegta taageerayaa-shiisa maqashii waxay rabaan inay maqlaan.

    Su, aashu waxaa weeye fecil dagaal diyaar maw yahay Deni?

    Jawaabtu waa maya!
    Ma samayn karaa oo ma haystaa ciidan uu maamulo?
    Jawaabtu waa maya!

    Qabta maqashii waxna haw qaban!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  39. Laalays says:

    Hey Baakhad aka bahal,

    Durba miyaad khajisay! Nacalaa adiga iyo wixii futada kaa soo tuurayba ku yaal!

    Sida raga hadaad u doodi weydo waa balan inaan MEESHAN sidii BARAWAANI QUEEN dirac adoo sita ka huleeesho!

    Keleb keleb dhalay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  40. Zaki says:

    Laalays
    Waad Fahansantahay Arimaha ee Inaadeer Please Ha Ku fogaan Somalilanderka,lkn All faqashiya waad buufin kartaa.
    WAAR MASAAKIINTA SOMALILANDERKA AH EE KU KHALDAMAY XAMAR AMABA GAROOWE XILALKA KA DOONTAY EE DHUUNI RAACA AH ARINKOODU WAA ISKA GABAABSI OO MAALINTA SOMALIA GAADHO HANAAN SHACABKU CODKOODA KAGA SOO DOORTAAN DEEGAANADOODA CIDII METELI LAHAYD XAGAA LOOGA CODAYNAYAA
    KKK
    WAA UUN LAYSKA SOO ERYAYAA.

  41. Land of Punt says:

    SOmalilander
    Waxaad tiri adigaba Dhulbahante waa kula joogaan ee maad xoraysid….kkkkkkk
    Meesha shaqsiyaad lagama hadlayo, waa yaa degaanka jooga, shacabka, xoolo dhaqatada, ardayda, dumarka, caruurta tuulo walba.
    Waa adiga oo yiraada may Daroodka Xamar jooga wax xoreeyaan ama Hartiga Hargeysa jooga.
    Siyaad Bare ayaa markii shacabka kacay joojin waayey.
    Awoodu waa ninka dhulka jooga maaha nin gobol kale ku maqan.
    Hartiga siyaasadda waad uga adagtihiin, marka noqoto gobolada Waqooyi sidii laga yeeli lahaa.
    Run

  42. Laalays says:

    Zaki & Somalilander

    Ilmaadeera-yaal waxaan ku dadaalaa walaahi qof kasta oo Somaalilander ah inaan ehel ka dhigto, la sheekaysto, soo jiito nolasha dhabta ah! Meeshan in badan baan ku jiray, Dhulbahante layguma hor caayo, Samaroon sidoo kale.

    Laakiin dameerkaan Xerada Xalane ku hoos nool hadana caadada ka dhigtay cayda Somaliland ii daaya aniga!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  43. Laalays says:

    Zaki

    mr bahal aka indha xabajo maaha Samaroon! Xerada Xalane agteeda ayuu ku nool yahay/dhashay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  44. Land of Punt says:

    SOmalilander
    Taas waa been, Dhulbahante aduu wax kugu darsay ee maxaad dhulka u dicaafi wayday??
    Cumar Maxamud Galkacyo hadday Galmudug raacaan, walaan Ciise Maxamuud Garoowe ka yimid xorayn karin.
    Weligood dhulbaa maqan oo xorayn ku hayn ilaa Cumar Maxamuud xabadda ka jeediyo.😏

  45. Land of Punt says:

    Safar badan ku jiraa nabaday.
    Yaan been la isku sheegin iyo dhulbaan xoog ku haystaa!!

  46. sOmalilander says:

    Suldaan Laalays

    Hablaha waa lala qoslaa miyaa lagu qqeeyliyaa..war shacabkaaga u tudh sukdaan, soow inaga yaaci mayaan hadaad inta dhulkoogii xoog kaga qaaday, halkana ku cabdhinayaa!?

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  47. sOmalilander says:

    LOP

    Safar salami sxb..Bon Vogaye…laakiin yaan lagaa maqlin dhulbahanta ayaa idin la socda hadaad IDOOR tahiiin oo dhulka dastuurgayaga budhlayn wuxu dhigahayaa inaan dhulka maqan la xorayn!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  48. Zaki says:

    Laalays
    Hees baa waxa Ku jirtay Mus la iiguma dhuuntee maxaan kuula ekaaday
    Kkk
    Ciyaala Faqash Isuma keen Qarin karaan.
    Waa sidaad u sheegtay ee Weerarku Waa Wixii Garoowe Ka Bilaabma Not Dhexdeena.

  49. Mustafe Daacad says:

    Jimce wanagsan.Idoorow Bahal iyo Khatumo mawaxdku haysatan runta ay shegeen maxa aflagadada kenay hadey dhaheen mamulkas nama khuuseyokkkkkkkkkkkkkķkdkkkkkkkkkk Bahal faqash maha waa nin Samaroon ah wana qabiil wana sida idoorka qabil uyahay marka uma dawladeyn kadhan khiyaliga iska ilooba kkkkkkkkkkkk Waxan aad uga yaaba markad dhahdan dhulbahante aya puntland qaxooti ku ah wacad modan in dadku idinka aqli liito
    Dhulbahante wax qaysiga wax walba
    100%35 mj
    100%30 dh
    Wana wax miiska lagu kala qato o cidna cid kale hoos joogin
    Hadey tahay xilil schoolarship mashariic iyo dhaqale kalaba wana qabilka labad e ugu ubadan Puntland .
    Harti o jifi ah dhuma wagan isaaq burxo iyo hargeysa ayuu wadaga aqligas maxuu yahay ?
    Dhulbahante aniguu ila dhashay wana tolkay dpuntland isgaa leh ama qayliya ama hoos u ooya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...