SAWIRRO: Madaxwayne Lafta-gareen oo Baraawe lagu soo dhoweeyay

Baraawe  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku marayey Qaybo kamid ah deegaanada Koonfur Galbeed ayaa soo gaadhay magaalada Baraawe, Halkaasi oo si diiran loogu

“Waxaan shacabka u ballanqaadayaa in aan booqan doono dhamaan deeegaanada dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana ka shaqeyn doono sidii la iskugu furi lahaa deegaanada, loogana xoreyn lahaa kooxda Al Shabaab” Ayuu yidhi Madaxwayne Lafta-gareen.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya inta uu ku sugan yahay Magaalada Baraawe ayaa kulamo la qaadan doona Odyaasha dhaqanka, bulshada qeybahooda kala duwan, Maamulka Gobolka Shabellaha hoose iyo kan DegmAda.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...