RW. Khayre oo magacaabay gudiga ka shaqeeya badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka [Maxay Qabanayaan]

Warqad kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Shaqooyinka ay qaban doonaan gudigan uu magacaabay Ra’iisul wasare Kheyre ayaa waxaa kamid ah soo tiro koobidda hantida wasaaradaha ,Hay’adaha hoosyimaada iyo xafiisyada madaxa banaan, soo gudbinta xogta iyo soo celinta dhulalka iyo gaadiidka dowlada ee la haysto.

Waxaa kaloo shaqooyinka ay qaban doonaan gudigan kamid ah in ay sida ugu dhakhsiyaha badan Ra’iisul wasaraha ugu soo gudbiyaan warbixin tifaftiran oo la xiriirta soo tira koobidda iyo soo celinta hantida dowladda.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (11)

  1. Dabshid says:

    Dekedihii Goboladdu ma ku jiraan, mise waxaad ka hadlee Goof Wacbuudhan.

    Dalku waa Federaal Raiis, shaqadaan aad ka hadleysana waxaa leh, Governor Banaadir State.

    Nin amaankii Muqdisho sugi waayey ama dekedihii dalka shati u goynwaayey, ayaad rabtaa inuu ka hadlo school ay hadda caruur wax ku barato.

    – Soomaalidu maxey u heshiin la’adahey ayaa lagu leeyahey – Dekeddii Kismaayo ayaa Kuukuuyo canshuurtaa markaas ayuu ka hadlahayaa Tusaale Dugsi sare G.A. Raage.

    1. English Cadde iyo Saldhigyada laga siiyey Somaliland.

    2. Dekedaha dalka ee aan hoos tagin Qaranka 4.5

    3. Maraakiibta ka kaluumeysato dalka oo aan heysan shati dowladda dhexe

    4. Amaankii iyo ciidamada African

    5. etc

  2. Dabshid says:

    == Dugsi Sare C.G. Raage

  3. Laalays says:

    Kkk.

    Naag dhali weyday alleelo ku waalatay! Kkk

    Hantida uu raadinayaa tii Xamar haday tahay isaga cida la xidhayo ha loogu horaysiiyo!

    Tuug afar kaboodle.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Akhyaaray bal ogaada in aqalka laga billaabo TIIRKA udub dhexaadka ah. *XAMAR CADDE waa udub dhexaadki Somalia HADDAY toosto Somalia TOOSTAY. *Waxaa la yiraah FORZA CENTRIFUGA hadday Xamar toosto Somalia toostay. *Qareenki Dawladda Ahmed Somali. WBT

  5. somalijecel says:

    @Dabshid waan ku salamayaa,waxaa ay ila tahay marka hore Xamar cade aan ka dhigno meel nabdoon law and order kiina soo noqdo waxaad ka hadlaysaa tuulooyin yar yar Kimsaayo Kukuyo waxaa keenay Gaas iyo Gaandi alle maxaa profesor dalkaan god ku rideen.
    Dalkan maalin ba waa in meel wax laga qabtaa ogowna dadku jartoodii DABSHID uu sidan u hadlayo oo dunida sida ay u shaqayso wax ka arkay ama ka fahmay mxaad mooday kan 28 xabad iyo fowdo nolol mooday?
    @Laalays waar maad xishootaan madaxdiina ma cayno ee tuulooyinka gaajada ah jooga maxaad kuwan u caydaan?ma adiguu wax ka xaday?kkkk wax lagaa xaddo adugu maba haysatid kaftanka qurxiya nimankiina falaagada reer waqooyiga.

  6. Laalays says:

    somalijecel

    Inuu wax iga xado daayee horta gurigayga maysoo dhawaan karaa? XAAAAAAAAAAAAAAAAAsha!

    Walaweyn waa maafiya. Talyaanigii lee idingu dhalay/ka dhaxasheen een iyo wax isdaba maris.

    Falaagadu waa kuwii adeerka Afweyne ciidan, cir, dhul, bad wuxuu hayay hadh cad cagta mariyay!

    Maafiyada koonfureed car Gaalkacyo ( Garoowe xero melateri ayaan agteeda ka samaysanaynaa) ha soo dhaafeen!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Land of Punt says:

    Hantidii Shacabka lagu habsaday, meeday ayada??
    Macal guryahayagi ku jiraan!
    Walaalkay oo tagtay wuxuu ii sheegay dad nafta ka bixi rabto oo Zompi u ayaa ku jiray, faqri ka muuqday.. Waxaan ku heshiinay in maanta ka hadlin..
    Kkkkkl

  8. Land of Punt says:

    Page hoose Yariisow waxaa ku qoray::
    Gobolo u diyaar ayaa jira in Caasumad noqdaan ogol meeqaam u gaar ah caasumadda, cidna ka sheegan doonin.
    Ragga maha anukaa leh, ku haya oo gobolada dhexe kasoo haajiray, sida Murursade, Habargidir, Mudulood, Sheekhaal.. Kuli hadda Xamar ku habsaday oo in Somali ka dhaxayso ogolayn..
    Dee haloo daayo….
    Walaan Hargeysa, Bossaso, Kismaayo, iyo Baydhabo etc.. Cidna kusoo hiranayn in caasumadiisii tahay ayadoo sida Garoowe iyo Cadaado iyo Dhuusamareb, Burco iyo Laascaanood beel sheeganayso.
    Maha unukaa leh, xoogaa aqli ku dara: sidee ku yeelayay?
    Ma guryahaad leedahay ka dhisan mise awoowgaa ayaa ku xabaalan oo qabrigiisii ayaad difaacaysaa?
    Good quetion to answer!!!!😮

  9. Laalays says:

    LOP

    Habartii Swidhishka miyay ku eriday, waadigaan isku dhex yaacee!. Waxaad qorayso lama akhriyi karo!

    Waar wejigaa gubaye dib u akhri waxaad qorayso, sax, ka dibna dir!

    Waa iga talo.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. nuurkanederland says:

    MUQDISHO JARDIINOOYINKEEDII XITAA WAA LAGATAY SIIBA WAQTIGII XASAN QOSLAYE.
    SHILEEMOYINKII,BARXADIHII,PARKINKII,GOOBIHII GAADIIDKA LAGA RAACI JIREY,XARUMIHII DAWLADA,DHAMAN WAA EBER.RAGBAA DABAQYO KA DHISTAY OO KU DHAHAYA MUQDISHO ANAGAA LEH HADA WAA INAY NOQOTAA CAASIMAD SOMALIYED.
    LKN ARINKA R/W KHAYRE WAA FIKIR FIICAN IN BAL GUDI LOOSAMEEYO OO WUXUUN KA QABATA.
    HA ILAAWIN DI G N I I N T A Y D I I.
    WHO REALY IS ISIS!?
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT & ISRAELIAN MISSIONERY GROUPS=ELLIOTE SHIMON GROUP,FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH NATIONALTY & MISSIONERY LEADER.

  11. Mr BaHaL says:

    Caasimad waa i la dhisaa,isla markaana dadka caasimadu waa inay ka koraan inay fikiraan sida kuwa Tulooyinka ee xinka badan.

    Waxaad moodaa in xinkii Tulo joogu saamayn ku yeeshay dadkii Caasimada ku noolaa.Waxaad moodaa inay dadkii caasimadu noqdeen qaar noqday in uu wax u sheego kii Tulada ka yimid.

    Xinka Tulooyinka waa in laga koraa oo caasimadu ay dadka wax barto.

    Siyaasiyiintii caasimada waxaa saamayn ku yeeshay kuwa ka yimid Tulooyinka Garoowe iyo Qardho.Waaba masiibo taagan oo xal u baahan.Xaafbaa daba socda Cabdi Wali Gaas.Ina Cabdi shakuur iyo Kooxdiisa ayaa daba socda Ina Cabdi Rashiid.

    Guud ahaan waxaad mooda in Reer Muqdisho ay u fikirayaan sida kuwa Tulooyinka.
    Kan Tulada joogaa ee xaasidka ku soo koray ayaa Tuladiisa iyo dadkiisa ku hortaagan meel cidlo.

    Dadlmida




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...