DAAWO MUUQAAL: Masuul ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo Hargeisa Askari ku dhaawacay iyo Waxa dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi ayaa  maanta Askari ka tirsan Ciidamada Somaliland uu ku dhowaacay magaalada Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Agaasimaha ayaa sheegay in lagu dhaawacay oo dhibaatadu kasoo gaadhay Dhul ay leedahay Wasaaradda Caafimaadku,  Halkaasi oo uu ku Sugnaa nin Askariya oo Hubaysan , kaasi oo doonayey in Sharci daro lagu dhiso.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. nuurkanederland says:

    DUNIDABA WAA KA DHACDAA MACADALAVWAA SL OO BEELO HUBAYSANA.
    !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
    Nuurka.
    POLITICAL ANALYST.
    FIIRSO D I G N I I N T A A N:-
    YAA SAMEEYEY?MAXAASE LOO SAMAYSTAY KOOXAHAAN:-
    ISIS,BOKO,ALQACIDA,ALSHABAB,ALNUSRA iwm!
    1=WAXAA SAMAYEEYEY DAWLADAHA DUNIDA MAANTA HORBOODA SIDA USA,UK & INTA KABANKA U GARAACDA.SIDA YUHUUDA,SACUDIGA,UAE,QATAR IWM.OGOOW KUWA MUSLIMKA AH EE KU JIRA OLOLAHAAS KOOXO SAMAYNTA AH WAA KUWO MUUQAALKA UUN UU ISLAAM YAHAY.LKN FLIMKA WAXAA TOOS UWADA WAA CIA,SIS,MOSSAD,iwm.
    2=KOOXAHAAN WAXAA LOO SAMAYSTAY IN
    DUNIDA ISLAAMKA LAGU BURBIRIYO.DIINTA ISLAAMKANA LAGU CEEBEEYO.
    MA OGTAHAY IN OSAMA BIN LADEN UU KU NOOL YAHAY JAZIIRADDA BAHAMAS EE MARAYKAN DERISKA LA AH.
    MASE OGTIHIIN IN 19 WIIL EE LADHAHAYEY DIYAARADAY MARAYKAN KUWEERAREEN 9/11/2001 LASOO HELEY QAARKOOD OO NOOL,OO WALIBA AY WARAYSANAYAAN WARBAAHIN CAALAMIYA IYAGOO XAYI AH.
    MASE OGTIHIIN IN HORJOOGAHA ISIS MAGACIISA LA DHAHO (ELLIOTE SHIMON)YAHAYNA ISRAELI MAGACA UU SITO EE ABUBAKR ALBAGHDADINA BUG YAHAY.
    ISIS-na LOO SOO GAABIYO SIDAN:-
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    MASE OGTIHIIN IN MADAXWEYNAHA RAASHIYA SHEEGAY IN ISIS AY TAAGEERAAN 40 DAWLADOOD OO DUNIDAN KADHISAN.
    MASE OGTAHAY IN ISIS AYSAN MARNABA WEERARIN ISRAELI SABABTOO AH ISIS WAXAA SAMAYSAY ISRAEL.ISIS MADE IN ISRAELI,MASE OGTAHAY IN 4000kun OO YUHUUDA AYSAN SHAQO TEGIN MAALINTII 9/11/2001.SABABTUNA WAA WAY OGAAYEEN,LOOSII SHEEGAY WAXA DHICI DOONA SUBAXAAS,9/11/2001.
    ISKU SOO XOORIYOO KOOXAHAASI WAA KOOXO LOOGU TALO GALAY INAY INA CIQAABAAN!AFBUUXA WA INAYNU KU DHAHNAA(UK,USA,ISRAEL JOOJI FANGARAYNTA KOOXAHAAS).

  2. Laalays says:

    Eesh qiyaasak!

    http://allssc.com/2019/01/marya-calastii-beesha-cabdiwali-gaas-ee-hore-looga-keenay-gaalkacyo-oo-dub-ugu-laabtay-furintii-konfurta-iyo-waqoyiga-galkacyo/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. mohamed abdi jama says:

    Mr madaxweyne muse bixi cabdi waa waxaan la aqbali karin askari ka tirsan ciidanka jam somland uu rasaas nool ku furo agaasimaha wasaaradda caafimaadka? Waa isku day dil oo camdan ah u kas ah jawaabteedu waa dil toogasho ah ah oo waliba maxkad milatari la saaro hadduu sharci jiro haddii kale wiglada tunt? Dhacdooyinka inagu cusub ee bilaabmay waxay muujinaysaa habacsanaanta dawladda maanta ? Waar balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh!?

  4. mohamed abdi jama says:

    Armaajo iyo khayrlaawe sharciyan way dhaceen kol haddii golaha baarlamaanku u codeeyey hore in xil ka xayuubin lagu sameeyo ? Shuruucda aduunyada u taala way dhaceen laba qof iyo dawladay xukumayeen oo sharci darro ku joogtaa waliba xoog iyo cabudhin ku haysa golahii baarlamaanka iyo siyaasiyiintii dalka spmaliya ? Waxaanu u sheegnay aduunyadu inay fara geliso dalkan aan jaarka nahay ee ay laba nin inqilaabka ku haystaan

  5. mohamed abdi jama says:

    Caqliga majeerteen waa ka odhanaya qardho boosaaso garoowe iyo tuulo kasta oo nin majeerteen ahi degenyahay yaan rabshadi ka dhicin buuhuudle sool badhan buraan dabka aan gelino oon ku dirno abtiyaashood ilayn dadku waa ab iyo abtiye ? Caqliga majeerteen waa kaas cid aan iyaga ahayn walee inaanay naf u haynin tan kale gaaz wuxuu ku qudbadeeyey jam somland inaanay nabad ahaan maamul goboleedka punlandna aanu colaad ku jirin alshaaba? Shabaabna ma joogto ee camalkooda iyo xinkoodaa alshabaab ku noqday ? Ilayn waa xaasid nimadee?

  6. mohamed abdi jama says:

    Mr biixi guri nin kiraystay inuu sharci u samaysto waa danbi qaran waxaana mudan in maxkamada la taago dawladda hoose ee gobolka maroodi jeex shaqsigan awooda ku qaadanaya guri aanu lahayn ee ka tirsan guruubkii aan u bixiyey aaffo group ka qabo ? Guurtidan qashinka noqotay ee meel walba galaysa eekaraamadii loo abuuray iska qaaday maaha shaqadooda ? Guurtidu waa golaha badbaadiya dagaalada qabiiladda jam somland khilaafka siyaasadeed ee dalka ka dhaca heshiishyada dalalka shisheeye aan la galayno soo saarida shidaalada macdanaha iwm? Ee guurti qaysha oo mirqaan 24/24 maaha shaqadoodu xaqle gurigiisii wiil yar oo kibray oo hantidii dalka intuu cunay oo uu ku tagri falay xilkii loo dhiibay ku qudbadeeyey 40 jirbaan ahay 40 000 000 000 milion haysta xaakinka maxkamada ee kiiskan ka seexday waa eri iyo xadhig dawladda hoosena waa la mid deg deg mr kaahin wax uga qabo aday shaqadaada tahaye fawdada dalkan ka daaya




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...