MUUQAAL : Cali Xaraare oo Barnaamij Qosol badan ku Waraystay FARMAAJO Iyo Madax kale ee Maamulada dalka

Garoowe  ( Kalshaale ) Cali Xaraare ayaa Barnaamij Socdaal ah oo Kaftan ah ku Waraystay Madaxda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn  Farmaajo markii aan u tagay waxaa la fadhiyey Khayre,  Madaxwayne Farmaajo ayaan waydiiyey Arinta Amniga,  Waxaa markiiba ii Jawaabay Khayre oo Khudbad uga Jawaabay Su’aashayda, Wuxuuna sheegay inuu Madaxwaynaha uu hadlo maalinta Arbacada.

Axmed Madoobe ayuu Waydiiyey intii uu Xilka Joogay Wuxuu Qabtay, Wuxuuna u sheegay inuu Dekedda Kismaayo Booqday, Wuxuuna Halkaasi kusoo arkay Dhuxul laga dhoofinayo, Markuu kusoo Noqday ayuu u sheegay inuu ku Xumaynayo DF-Soomaaliya.

Barnaamijka ayaa sidoo kale lagu waraystay Madaxda Hirshabeelle, Koonfur Galbeed,  Galmudug, Puntland,  iyo Somaliland. DAAWO WAXA DHACAY.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...